Home » Media You are browsing entries filed in “Media”

Ucodee Fanaanka Sanadka 2011 (Best Male Singer Award UK)

Ucodee Fanaanka Sanadka 2011 (Best Male Singer Award UK)

  Waxaad ka qayb qaadataa ood u codaysaa Fanaanka   aad aragto inuu sanadkan 2011 dadaal dheer muujiyay waxaanan  halkan hoose aan soo xulay  qaar ka mid ah Fanaaniinta ku nool UK oo kaliya oo loogu tala galay .   Xafladan UK Somali Achievement Awards  2011 oo sanadkasta soo  Qaban Qaabiya HAYA waxana la qaban doonaa bisha  Dicembar [...]

November 24 2011 | Posted in Media | Read More »

Ucodee Fanaanadda Sanadka 2011 (Best Female Singer Award UK)

Ucodee Fanaanadda Sanadka 2011 (Best Female Singer Award UK)

    Sidaad lasocotaanba waxaa magaalada London ee UK  sanad kasta lagu qabtaa munaasabad sanadlaha ah ee  lagu gudoonsiiyo     abaal marinta  soomaalida dadkii sanadkan waxyaabaha wanaagsan  ama dadaal bulshada ku soo kordhiyey sanadka 2011 (UK Somali Achievement Awards  2011) , xafladan ayaa waxa sanadkasta soo  Qaban Qaabiya HAYA waxana la qaban doonaa bisha [...]

November 24 2011 | Posted in Media | Read More »

TAARIIKHDU WAA CIBAARO: QALINKII, CABDALLA XAAJI CUSMAAN CEELEYE

TAARIIKHDU  WAA CIBAARO: QALINKII, CABDALLA XAAJI CUSMAAN CEELEYE

Taariikhda aadmigu soo maray taniyo intii  uu Ilaahay abuuray dunidan ee ay soo jirtay, waa cibaaro miidhan oo u baahan in dib loo jalleeco si wax loogu qaato.Marka uu Ilaahay(SW) uu innooga warramayo raggii qooqay ee uu Fircoon ka mid ahaa waa si aynnu uga baydhno waddadii ay qaadeen Fircoon iyo raggii la midka ahaa, [...]

September 22 2011 | Posted in Articles, Community, Media | Read More »

OWN: Halkan Ka Dhegaysta Muxaadirada Labaad Oo Ku Saabdan Baabiinta Adduunyada Iyo Is-abaal-marinta Aakhiro Oo Uu Xalay Sheekh Cabdiraxmaan Aw Axmed Ka Jeediyey Todobaadka Qur’aanka

OWN: Halkan Ka Dhegaysta Muxaadirada Labaad Oo Ku Saabdan Baabiinta Adduunyada Iyo Is-abaal-marinta Aakhiro Oo Uu Xalay Sheekh Cabdiraxmaan Aw Axmed Ka Jeediyey Todobaadka Qur’aanka

Hargeysa (OWN)- Waxa aanu  halkan idiinku soo gudbinaynaa muxaadiradii labaad ee uu xalay Sheekh Cabdiraxmaan Aw Axmed ka jeediyey Todobaadka Qur’aanka oo uu ku faahfaahiyey sida uu qur’aanku uga hadlay adduunyada iyo sida ay ku dambayn doonto. [Audio clip: view full post to listen] Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse [Heersare] cabdiheersare01@hotmail.com,      heersare2009@gmail.com Oodweynenews.com/Hargeysa Office

June 13 2011 | Posted in Media, News | Read More »

OWN: Halkan Ka Dhegaysta Muxaadiradii Ku Saabsansanayd Qur’aanku Sida Uu Uga Hadlay Aakiro Iyo Sheekh Cabdilaahi Cabdi Cali

OWN: Halkan Ka Dhegaysta Muxaadiradii Ku Saabsansanayd Qur’aanku Sida Uu Uga Hadlay Aakiro Iyo Sheekh Cabdilaahi Cabdi Cali

Hargeysa (OWN)- Waxa aanu halkan idiiku soo gudbinaynaa muxaadiro ku saabsan sida uu qur’aanu u sawiray Aakhiro, taas oo  Sheekh Cabdilaahi Cabdi Cali uu xalay ka jeediyey habeenkii afraad ee todobaadka qur’aan. [Audio clip: view full post to listen] Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse [Heersare] cabdiheersare01@hotmail.com,      heersare2009@gmail.com Oodweynenews.com/Hargeysa Office

June 13 2011 | Posted in Community, Media, News | Read More »

OWN: Halkan Ka Dhegaysta Sheekh Maxamed Cali Gadhle Oo Muxaadiradii Xalay Ee Todobaadka Qur’aanka Kaga Hadlay Sida Uu Qur’aanku Uga Hadlay Adduunyada

OWN: Halkan Ka Dhegaysta Sheekh Maxamed Cali Gadhle Oo Muxaadiradii Xalay Ee Todobaadka Qur’aanka Kaga Hadlay Sida Uu Qur’aanku Uga Hadlay Adduunyada

Hargeysa (OWN)- Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa muxaadiro aad u qiimo badan oo ku saabsan adduunyada waxa uu qur’aanku ka yidhi inaan la isku mashquulin, oo Sheekh Maxamed Cali Gadhle xalay ka jeediyey todobaadka qur’aanka oo habeenkiisii saddexaad galay. [Audio clip: view full post to listen] Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse [Heersare] cabdiheersare01@hotmail.com,      heersare2009@gmail.com Oodweynenews.com/Hargeysa [...]

June 12 2011 | Posted in Community, Media, News | Read More »

OWN: Halkan Ka Dhegaysa Muxaadiyo Qayb Ka Ah Todobaadka Qur’aanka Kuna Saabsan Adduunyada Oo Sheekh Cabdilaahi Axmed Diiriye Xalay Jeediyey

OWN: Halkan Ka Dhegaysa Muxaadiyo Qayb Ka Ah Todobaadka Qur’aanka Kuna Saabsan Adduunyada Oo Sheekh Cabdilaahi Axmed Diiriye Xalay Jeediyey

Hargeysa (OWN)- Waxa aanu jecelnahay inaanu halkan idiinku soo gudninayna muxaadiro Sheekh Cabdilaahi Axmed Diiriye uu si weyn ugu faahfaahiyey sida uu qur’aanka uga hadlay qaabka qofka muslimka ahi adduunyada uga manafacaadsanayo, oo qayb ka ah todobaadka qur’aanka. [Audio clip: view full post to listen] Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse [Heersare] cabdiheersare01@hotmail.com,      heersare2009@gmail.com Oodweynenews.com/Hargeysa Office

June 12 2011 | Posted in Community, Media, News | Read More »

OWN: Halkan Ka Dhegaysta Muxaadiradii Weenaynta Iyo Ku-camal-falka Qur’aanka Ee Sheekh Ismaaciil Dheeg Xalay Ka Jeediyey Todbaadka Qur’aanka

OWN: Halkan Ka Dhegaysta Muxaadiradii Weenaynta Iyo Ku-camal-falka Qur’aanka Ee Sheekh Ismaaciil Dheeg Xalay Ka Jeediyey Todbaadka Qur’aanka

Hargeysa (OWN)- Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa muxaadiradii aadka u qiimaha badnayd ee ku saabsanayd  ku camal-falka kitaabka ilaahay ee Sheekh Ismaaciil Cabdi Hurre [Dheeg] xalay ka jeediyey todobaadka qur’aanka. [Audio clip: view full post to listen] Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse [Heersare] cabdiheersare01@hotmail.com,      heersare2009@gmail.com Oodweynenews.com/Hargeysa Office

June 11 2011 | Posted in Community, Media, News | Read More »

OWN: Halkan Ka Dhegaysta Sheekh Maxamed Aadan Oo Xalay Todobaadka Qur’aanka Ka Jeediyey Muxaadiro Ku Saabsan Weenaynta Kibtaabkaa Ilaahay, Ilaalintiisa Iyo Ku-camal-falkiisa

OWN: Halkan Ka Dhegaysta Sheekh Maxamed Aadan Oo Xalay Todobaadka Qur’aanka Ka Jeediyey Muxaadiro Ku Saabsan Weenaynta Kibtaabkaa Ilaahay, Ilaalintiisa Iyo Ku-camal-falkiisa

Hargeysa (OWN)- Waxa aad si fiican u dhegaysan doontaan Sheekh Maxamed Adan oo xalay muxaadiro aad u qiimo badan ka jeediyey todobaadka Qur’aanka. Kagana hadlay ilaalinta, weenaynta kibtaabka ilaahay iyo ku-camal-falka qur’aanka. [Audio clip: view full post to listen] Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse [Heersare] cabdiheersare01@hotmail.com,      heersare2009@gmail.com Oodweynenews.com/Hargeysa Office

June 11 2011 | Posted in Arimaha Bulshada, Community, Media, News | Read More »

OWN: Halkan ka Daawo SAWIRADA Dheeraada Oo Ah MunaasibadII U Dabaaldaga Sanad Guurada 20-aad Ee Madax Banaanida Somaliland Ee Hargeysa

OWN: Halkan ka Daawo SAWIRADA Dheeraada Oo Ah  MunaasibadII  U Dabaaldaga Sanad Guurada 20-aad Ee Madax Banaanida Somaliland Ee Hargeysa

Hargeysa (OWN)- Waxaan halkan idiiku soo tabinayaa sawiro dheeraada oo ku saabsan munaasibadii maanta ka dhacday magaalada hargeysa ee loogu dabaal dagayey sanad guurada 20-aad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii Madax banaanida Somaliland.

May 18 2011 | Posted in Community, Media, News | Read More »