Home » Media You are browsing entries filed in “Media”

Tacsi Tiiraanyo leh oo ku socota Marxuumaad Haweeya Maaxamed Warsame

Tacsi Tiiraanyo leh oo ku socota Marxuumaad Haweeya Maaxamed Warsame

Reer Maxamuud Maxamed oo kala ah Mohamed Maxamuud Maxamed, Abdikadir Maxamuud Maxamed,Hibaaq Maxamuud Maxamed,Wacan Maxamuud Maxamed,fayqa Maxamuud Maxamed iyo Barkhado Maxamuud Maxamed, iyo hooyadood Mako Muuse Hurre, Reer Xuseen Obsiiye oo kala ah xil.Abdirisaaq Xuseen Obsiiye,Axmed Xuseen Obsiiye.Dahir Xuseen Obsiiye, bashiir Xuseen Obsiiye,Muuna Xuseen Obsiiye,Nuura Xuseen Obsiiye, Nasra Xuseen Obsiiye, iyo Hooyadood Shuun Maxamed Warsame [...]

June 16 2013 | Posted in Articles, Media | Read More »

Sawirka Kaartoonka Todobaadkan Ee Oodweynenews Iyo Cabdicasiis Maxamed Samaale

Sawirka Kaartoonka Todobaadkan Ee Oodweynenews  Iyo  Cabdicasiis Maxamed Samaale

Waxaan maanta halkan idiinku soo gudbinaynaa aan ku soo qaadanay sawir kartoonka Todobaadkan Wasiirka Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale iyo Xisbiga Kulmiye, hadal maleh … Qore:- Weriye Cumar shide,          Oodweynenews.com.

May 18 2013 | Posted in Community, Media, News | Read More »

Sawirka Kaartoonka Todobaadkan Ee Oodweynenews Iyo Tacadiga Saxaafadda.

Sawirka Kaartoonka Todobaadkan Ee Oodweynenews  Iyo Tacadiga Saxaafadda.

Sidda aynu ku hayno taariikhdda kulmiye markii uu mucaaridka ahaa, waynu ka wadda war haynaa siddii ay saxaafadu u caawisay ee ay u soo saartay, taas oo ahayd tii kaambaynkiisa iyo olahihii siyaasadeed ee kulmiye dhaxal siisay in uu hanto kursiga maamulka somaliland laga xukumo. hadaba akhristaw wuxuu ku abaal guday, waxay dhashay ku ka [...]

May 12 2013 | Posted in Community, Media, News | Read More »

Sawir Kartoonka Todobaadkan Ee Oodweynenews! Iyo Naf La-Caaridka Axmed Ismaaciil Samatar

Sawir Kartoonka Todobaadkan Ee Oodweynenews! Iyo Naf La-Caaridka Axmed Ismaaciil  Samatar

 ” Haduu cararo inan yahay, cawl uu nin ragi ahi ganay, dantu way cuslaysaa, cirka sare shimbir u lalay, cabaar waaka dabadeed, soo dhiga cagaha oo, ma huraayo ciidee, hadaan caawa kuu imi, adiguna canaad oo, ka cad gooso hays odhan ( Axamed Cali cigaal oo khadra baryaaya”. Waa iska aduunyo’e, Khadra dhaahir oo tii uu [...]

May 5 2013 | Posted in Community, Media, News | Read More »

Sawirka Kaartuunka Todobaadkan Iyo Golaha Deegaanka Burco.

Sawirka Kaartuunka Todobaadkan Iyo Golaha Deegaanka Burco.

Gaajadda ka bax baan u doodaayee, ma hadaan galay geersh-keeddii, waxa  ay ummaddu , rajo ka qabtay, oo ay mudadda doora ka cabanaysay golihii hore ee deegaanka Burco, kuwaas oo ay ku sheegi jireen, kuwo dantood u heelan, iyaka oo isku qancin jiray dad aan aqoon u lahayn baa loo doortay, hadaba belo-ba-belo kale bay [...]

April 29 2013 | Posted in Community, Media, News | Read More »

Sawir Kartoonka Todobaadkan Ee Oodweynenews! Iyo Cali Khaliif

Sawir Kartoonka Todobaadkan Ee Oodweynenews! Iyo Cali Khaliif

Waxa la yidhi doqoni qiiq kama kacdo ee way ku dul indho beeshaa, waxa maalmahan xaqiijiyey murtidan caqli laawe Cali Khaliif Galaydh, isaga oo hadaba geed ku kufaaya, marna haadaan ku hoboq odhanaaya. silic oy-gii wuxu gaadhsiiyey in uu ruugaga dhigto, muraara dilaac kaga dhashay horumarka ay ka keentay somaliland wadda hadaladdii dalka Turkiga Ka dhacay [...]

April 23 2013 | Posted in Community, Media, News | Read More »

Sawit Kartoonka Todobaadkan Ee Oodweynenews! Iyo SIYAASAD XUMIDA XUKUUMADDA SIILAANYO

Sawit Kartoonka Todobaadkan Ee Oodweynenews! Iyo SIYAASAD XUMIDA XUKUUMADDA SIILAANYO

Sawirka kaartuunka todobaadan ee Shebekedan Caalmigga Ah ee Oodwenenews ay idiin soo gudbinaysaa waa siyaasadda dhaka faarsan ee meel loogu hagaago aan lahayn ee maamulka Somaliland. Ilaahaw haa iyo maya meel ha iga wadda yeedhsiin baa lagu ducaysan jiray, iyadda oo sidaa ahaan jirtay, bay waxa xukuumadan Axmed Siilaanyo hadda labadiiba mar wadda tidhi ( [...]

April 9 2013 | Posted in Community, Media, News | Read More »

SAWIR KARTOONKA TODOBAADKAN EE OODWEYNENEWS! Iyo Khatarta Ka Ay Leeyihiin Waayiradda Laydhka Ee Hoolmay.

SAWIR  KARTOONKA  TODOBAADKAN EE OODWEYNENEWS! Iyo Khatarta Ka Ay Leeyihiin  Waayiradda Laydhka Ee Hoolmay.

Waxa la yidhi nimco weliba waxay leedahay nuqsaan-teedda u gaar ah oo ay wadato ( side effect), maanta waxaynu ka hadlaynaa, khatarta ka timaadda waayiradda laydhka ee hoolmay, kuwaas oo dhex daadsan dhamaan magaalooyinka Somaliland oo aan la kalla saarin meel kasta oo ay wershed koronto tahay, waxad arkaysaa way sii kalla khatarsan yihiin wakhtiyaduye, labadda [...]

April 5 2013 | Posted in Community, Media, News | Read More »

SAWIR KARTOONKA TODOBAADKAN EE OODWEYNENEWS! Iyo Somaliland Oo Ku Heesaysa HA I RAADSAN

SAWIR  KARTOONKA  TODOBAADKAN EE OODWEYNENEWS! Iyo Somaliland Oo Ku Heesaysa HA I  RAADSAN

Sawirka todobaadkan, waa tii soomaali sheeganaysay, oo ka daba barooranaysa  Somaliland, oo uu qoslaaye , laba wiig ka bacdi dib ugu noqday qadar oo uu leeyahay, na dhexdhexaadi Somaliland, kuna sii socdo Imaaraadka, waayo isma maamuli karaan maskax ay leeyihiin, xaalku wuxu ka marayaa Aboowe aha iga tegin.   Imika waxa ka makhruuqeen Shidaalka laga helay Somaliland, [...]

March 28 2013 | Posted in Community, Media, News | Read More »

Dooda Todobaadka: Sideed U Aragtaa Guurka Hablaha Soomaaliyeed Ee Ajaanibka Oo Si Xawliya U Sii Kordhaya?

Dooda Todobaadka:  Sideed U Aragtaa Guurka Hablaha Soomaaliyeed Ee Ajaanibka Oo Si Xawliya U Sii Kordhaya?

London (OWN)-  Dooda Todobaadka oo ah barnaamij cusub oo aan ugu talo gelnay inaan akhristayaasha u soo gudbino todobaad kasta hal mar ayaan waxa akhristayaasha ku wergelinayna inay fikirkooda ka dhiibtan dooda todobaadkan oo aan ku soo qaadanay guurka hablaha Soomaaliyeed ay guursanayaan raga ajaanibka ah qurbaha siiba yurub iyo waqooyiga maraykanka oo beryahan danbe si [...]

March 26 2013 | Posted in Community, Media, News | Read More »