Hargeysa (OWN)- Waxa aad si fiican u dhegaysan doontaan Sheekh Maxamed Adan oo xalay muxaadiro aad u qiimo badan ka jeediyey todobaadka Qur’aanka. Kagana hadlay ilaalinta, weenaynta kibtaabka ilaahay iyo ku-camal-falka qur’aanka. [Audio clip: view full post to listen] Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse [Heersare] cabdiheersare01@hotmail.com, heersare2009@gmail.com Oodweynenews.com/Hargeysa Office



































