Waraysi Ku saabsan Hees Cusub Ay Soo Saareen Fanaaniinta Nimco Yaasiin Iyo Cabdi Qaboojiya
London (OWN)- Waxaan jecelnahay in aanu idiin soo gudbino waraysi kooban aanu la yeelanay Fanaaniinta codkooda laga daba dhacay ee Nimco Yaasiin iyo Cabdi Qaboojiya , iyagoo soo saaray Hees Cusub oo magaceeda la yidhaahdo CALANKA ay u qaadayaan Calanka Somaliland , waxaanan ka xog -waraysanay Heestan Cusub ay soo wada saareen, laakiin aan weli la baahin, isla markaana Oodweynenenews.com uu nasiib u helay inuu noqday meeshii ugu horaysay ee laga baahyiyo Heestan Calanka.
Waraysigaasna waxa la yeeshay wariyaha Oodweynenews ee magaalada London Ibrahim Armani ee dhegaysi wanaagsan :— Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Oodweynenews.com/London





























