dhamaan dadkan oo kala jooga daafaha dunida waxay hambalyo hawada u marinayaan cismaan xuseen maxamed iyo ifraax cali gacayte oo arooskoodu ka dhacay magaalada hargeysa habeenkii axada 25/07/2010. waxanu leenahay baaraka laahu laka wabaaraka caleyka wajamca baynakuma antum bilkhayr, wiil iyo caano, gabadh iyo caano.





































