Home » August, 2010 Entries posted on “August, 2010”

Ogaysiis: Munaasibad diini ah oo sadaqad loogu uruurinayo agoonta Somaliland‏

Ogaysiis: Munaasibad diini ah oo sadaqad loogu uruurinayo agoonta Somaliland‏

Umadda reer Somaliland ee daggan London waxa la ogaysiinayaa in la qabanayo munaasibad diini ah oo sadaqad loogu uruurinayo agoon ku jirta xaruun lagu xanaaneeyo agoonta oo ku taala caasimada Jamhuuriyada Somaliland ee Hargeisa magaceedana la yidhahdo Rajo Orphans Centre (Xaruunta Agoomaha ee Rajo).

August 31 2010 | Posted in Articles | Read More »

waa barmaamijkii danayste iyo dulmane‏,By:oogo sanaag

waa barmaamijkii danayste iyo dulmane‏,By:oogo sanaag

waa barmaamij wadaniya oo ay soo saare kayihin laba nin oo
wadaniya oo lakala dhoho danayste iyo dulmane waa laba nin oo socdaal kusoo mara lixda gobol ee somaliland soona in dha in dheeya waxa bulshadu hayso

August 31 2010 | Posted in Articles | Read More »

GABAY: By: Jh suleiman

GABAY: By: Jh suleiman

Gabaygani wuxuu ka dhashay dood ka dhex taagnayd
Dhalinyaro reer johannesburg ah oo ka doodayey dhibaatooyinka
Ka taagan dunida carabta iyo siday u arkaan xidhiidhka aynu
La wadaagno dadyowga carbeed.
Nimankaasi waxay u qaybsanaayeen laba kooxood
Qaar xaga carabta u janjeedha iyo kuwo ka soo horjeeda.

August 31 2010 | Posted in Articles | Read More »

Somaliland technology and web domain and hostin‏,By:Ahmed

Somaliland technology and web domain and hostin‏,By:Ahmed

Shirkada Somaliland Technology waa Shirkadii ugu horeysay ee Reer Somaliland ah ee yeelata Server u gaar ah, waxay diyaar idiinla tahay samaynta noocyada Website-yada ee kala duwan sida Shirkadaha Dhismaha, NGO, Hotel, School, College, University, Restaurant, News Website, Hay’adaha, Wasaaradaha, iyo dhamaan Goobaha Ganacsiga.

August 31 2010 | Posted in Articles | Read More »

Sawirka Maanta Waa Dudumo, Goormaa Kuugu Danbeysay Arageeda

Sawirka Maanta Waa Dudumo, Goormaa Kuugu Danbeysay Arageeda

Sawirka maanta Ay Idiin Soo Gudbinayso Shabakada Caalamiga ah Ee Oodweynenews waxaanu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalka dhismaha la yaabka leh ee uu dhiso xayawaanka loo yaqaano Aboorka. Abwaan Xasan Sheekh Muumin (AHUN) waxaa uu heestiisii caanka baxday ku cabiray sida la yaabka leh ee Aboorku u dhiso dudumo ama dhisme aad u weyn.

August 31 2010 | Posted in News | Read More »

Maxay ku qotantaa kala fogaashaha Dalka Curidinka ah ee S/land iyo Dawlada Guunka ah ee Ethiopia?

Maxay ku qotantaa kala fogaashaha Dalka Curidinka ah ee S/land iyo Dawlada Guunka ah ee  Ethiopia?

Sida aynu la wada socono,waxaa dalka ka dhacday Doorasho xor iyo xalaal ah oo ku salaysan Dimuqraadiyad aan inta badan ka suuroobin ama aan ka qabsoomin Dalal badan oo Africa ah, Qalinkii:Eng Mohamed Hussein jama(Mohamed Roodhi)

August 31 2010 | Posted in Articles | Read More »

8 QODOB AYNA NOOGA QUUSANAYN SOMALIYA,By: Sharma’arke Maxamed Cumar Qoti

8 QODOB AYNA NOOGA QUUSANAYN SOMALIYA,By: Sharma’arke Maxamed Cumar Qoti

Asalaamu calaykum dhamaan umada reer Somaliland meelwalba aad joogtaan guda iyo dibadba, Maqaalkaygii hore wuxuu ku saabsanaa 10 qodob ay Somaliland kula midoobi karayn Somaliya, Maantana waxaan jeclahay inaan soo bandhigo 8-ka qobod aysan Somaliya uga quusanayn Somaliland

August 31 2010 | Posted in Articles | Read More »

Waxa aan halkan ugu soo jeedinayaa Commission ka doorashooyinka , xukuumadda , Golaha Baarlamaanka , Golaha Guurtida in go’aan laga gaaro cadaalad daradii ku dhacday degmada Daarasalaam,By:IBRAAHIM CIISE CUMAR

Waxa aan halkan ugu soo jeedinayaa Commission ka doorashooyinka , xukuumadda , Golaha Baarlamaanka , Golaha Guurtida iyo cidii kale ee ay khusaysaba in go’aan laga gaaro cadaalad daradii ku dhacday degmada Daarasalaam ee laga laalay doorashooyinkii ka dhacay dalka sida degmooyinkii ka tirsanaa ee

August 31 2010 | Posted in Articles | Read More »

Taariikh Cidna Lagama Duusiyine “Ninkay meeli bugtaa isagay bal bashaa” Muuse Dhoole Yaraw,By:Abdilahi Ali Ibrahim

Taariikh Cidna Lagama Duusiyine “Ninkay meeli bugtaa isagay bal bashaa” Muuse Dhoole Yaraw,By:Abdilahi Ali Ibrahim

Taariikh Cidna Lagama Duusiyine Ninkay meeli bugtaa isagay bal balaa Muuse Dhoole Yaraw Muusow taariikhdu inay ma guurto tahay oo taxanaheeda jiilba jiil ka dhaxlo waa mid soo jireena, bulshana waxa lagu xasuusto ee ka hadhaa waa taariikhdeeda iyo hadba sida ay taariikhdaa u kaydiso. Wax kastoo kale wuu duugoobaa shaykalaana lagu badalaa. Sababta taariikhdu u waartana waa qalin maskax fayawbi hindistay, waayo taariikho mad madaw ku jiro raad raaceeda iyo raad reebkoodu toona ma waaro.

August 31 2010 | Posted in Articles | Read More »

Dadweynaha Magaalada Burco oo Markii Ugu Horaysay Dhadhamiyay Dhibaatada ay Leedahay Dabdamis La’aantu

Dadweynaha Magaalada Burco oo Markii Ugu Horaysay Dhadhamiyay Dhibaatada ay Leedahay Dabdamis La’aantu

BURCO(OWN)- waxaa maalintii shalay ahaa ku gubtay magaalada Burco qaar ka tirsan guryaha dadka danyarta ah ee xaafada October taas oo ay shufbeeleen in ka badan 66guri oo naaca cooshadaha oo ay deganaayeen dadka ka soo firxaday dagaalada iyo colaada aan kala go’a lahayn ee 20sano ee u danbeeyay ka tagnaa dalka somaliya.

August 31 2010 | Posted in News | Read More »