Home » September, 2010 Entries posted on “September, 2010”

SAWIRKA MAANTA: Cudada Ciidamada Somaliland‏

SAWIRKA MAANTA: Cudada Ciidamada Somaliland‏

Sawirka Maanta Ay Idiin Soo Gudbinayso Shabakada Caalamiga Ah Ee Oodweynenews Waa Qaar Kamida Sawirada Ciidamada Xoogga dalka Somaliland. DAAWO OO KU DIIRSO

September 30 2010 | Posted in News | Read More »

Barnaamijkii MUUSIGA IYO SALAAMAHA

Barnaamijkii MUUSIGA IYO SALAAMAHA

Ku soo dhawaada dhegaystayaasha qiimaha badanow, waa Barnaamijkii xiisaha badnaa ee Muusiga iyo Salaamaha oo aad kala socotaan Shebekadan Oodweynenews Maalin walba oo khamiis ah, waxana inoo soo

September 30 2010 | Posted in Community, News | Read More »

Gudoomiyaha Xukuumada Gobolka Hesse Ee Dalka Jarmalka Volker Bouvier Ayaa Ku Baaqay In Diinta Islaamka Lagu Dhigto Iskuulada Dalka Jarmalka

Gudoomiyaha Xukuumada Gobolka Hesse Ee Dalka Jarmalka Volker Bouvier Ayaa Ku Baaqay In Diinta Islaamka Lagu Dhigto Iskuulada Dalka Jarmalka

BARLIN(OWN)- Gudoomiyaha xukuumada gobolka Hesse ee dalka jarmalka Volker Bouvier ayaa ku baaqay in diinta islaamka lagu dhigto Iskuulada dalka Jarmalka, Mudane Bouvier ayaa sidaa sheegay isagoo u waramayay jariirada BILD ee dalka Jarmalka,

September 30 2010 | Posted in News | Read More »

Xulashada Webka

Xulashada Webka

Tolow, Muxuu ku saabsan yahay Maantana Xulashada Webka?, Wuxuu  gudbiyaa  Fariin ku saabsan Dareenka Siyasadeed ee Bulshada , Fariintan xiisaha badan ee la magac baxday XULASHADA WEBKA oo aad kala socotaan shebekedan Oodweynenews. By: A.A.J

September 30 2010 | Posted in News | Read More »

LABA GABAY: Doorashadii Golaha Wakiilada Somaliland ee sanadkii 2005-tii, iyo Wax-qabadka Golaha Wakiilada Somaliland intii uu jiray

LABA GABAY: Doorashadii Golaha Wakiilada Somaliland ee sanadkii 2005-tii,  iyo  Wax-qabadka Golaha Wakiilada Somaliland  intii uu jiray

Ku soo Dhawaada Mar Kale iyo Maansooyinkii taxanaha ahaa ee aan idiin soo gudbin jirnay, Waa qayb ka mid ah Gabayadii ay inoo soo gudbin jirtay Hal-abuurada Reer Somaliland ee NIMCO AADAN HURE (NIMCO GABAYDO) , Maanta waxay Nimco inoo soo diyaarisay  LABA GABAY , Gagayga hore  oo ku saabsan DOORASHADII GOLAHA WAKIILADA Somaliland ee sanadkii 2005-tii,  iyo Gabay [...]

September 30 2010 | Posted in Community, News | Read More »

Jiifto La Magac Baxday Dhawaaq,By:Mowlid Aden

Jiifto La Magac Baxday Dhawaaq,By:Mowlid Aden

waxaan dhamaan salaamaya shaqaalaha shabakada oodwayne news Waxaan kale oon halkan ka salaamaya dhammaan dadwaynaha reer soomaaliland waxan halkan ku soo gudbinayaa jiifto gaaban ;ana yidhaa -dhawaaq- waxa ay soo baxday 29-9-10 waxa uu yidhi Qurux dhimannoo Dhantaalan Dhankaad ka martaba Is dhaafsan Dhalaal midaboo Dhashiishan Dheehii rabiyoo La dhaawacay Dhunkaal daranoo La dhaafsan Madaxoo dhillanoo [...]

September 30 2010 | Posted in Articles | Read More »

Jawaab Daba Socota Maqaalkii”HORTA YAA MIDGAANA?By-Saleban/Jawaab/I am Midgaan,What?.. -Ma Ogtahey Garaadlay Nolashu Gun Malahe Waxa Jira Ganaax iyo wakhtigoo gadoodee.By-Barkhad Xaaji-MrGaboye..

Jawaab Daba Socota Maqaalkii”HORTA YAA MIDGAANA?By-Saleban/Jawaab/I am Midgaan,What?.. -Ma Ogtahey Garaadlay Nolashu Gun Malahe Waxa Jira Ganaax iyo wakhtigoo gadoodee.By-Barkhad Xaaji-MrGaboye..

marka hore waxaan salaan qadariin iyo xushmad mudaan u soo jeedinaya dhamaan akhristayaasha sharafta iyo qiimaha badan iyo inta jecel sinaanta iyo cadaalada..Salaan ka diib haddaan u soo noqdo mowduuca halku dhigaan ciwaanka maqaalkan kor ku xusaan oo ah jawaab daba socota maqaal lagu soo daabacey shabakada wararka ee cadaalada iyo sinaantu ku dheehantahey (www.hadhwanaagnews.com) [...]

September 30 2010 | Posted in Articles | Read More »

GODADLE -Maanso‏, By: Gabay dhuug

GODADLE -Maanso‏, By: Gabay dhuug

Salaan bahda oodweyne iyo akhriste yaashooda maansadan oo beri hore soo baxday aan idinla wadaago. Godadle Bismillaahi guullow Adigaa go’aanshe ah Taliyiyo guddoonshe ah U gergaara ruux dagan Gurmad adag u soo dira Gaadhsiiya libintee Annagana  nagacan qabo Qaladkana na garansii Ceebaha gunnimada ah Idilkood na garab mari Guri lagu badhaadhiyo Goob raysa naga yeel. [...]

September 30 2010 | Posted in Articles | Read More »

HABAR DHALI WAYDAY ALLEELO KU WAALATAY!‏By: Abdi Shotaly

HABAR DHALI WAYDAY ALLEELO KU WAALATAY!‏By: Abdi Shotaly

Waxa la yidhi dadkii hore baa qofka ay ka shiki-yaan in ay dhan tahay maskax-diisu waxay ku tijaabin jireen, oo waxay u dhiibi jireen haan gun la’, markaas bay ku odhan jireen dhaami oo marka aad buuxiso noo sheeg, dabeed wuu wadi jiray uun ilayn hoosta bay ka daloo-shaaye, waxa cayn-kaas ka dhigan hor-joogaha xaafada [...]

September 30 2010 | Posted in Articles | Read More »

Socdaalkii Dheera Ee Sadexda Wariye Iyo Sahayda Sabiga.

Socdaalkii  Dheera Ee Sadexda Wariye Iyo Sahayda Sabiga.

Waxay ahayd saacadu 6:30-fiidnimo 19/09/2010-ka,aminntii aanu ka ambo-baxnay Magaalada Hargeysa, anaga oo u sii jeednay Magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer. waxaanu ahayn koox Wariyayaal ah oo ka kooban saddex oo kala ahaa waa Khadar Maxamed Cakulle (Universal TV),

September 30 2010 | Posted in Articles | Read More »