Waxa la yidhi. 1-Qofka jaahilka ahi (jaahilku maaha qofka aan waxna qorin ,waxna akhriyin , ee waa qofka garaadka xun ,ee caqliga yar ). Marka uu lumo ,waxaad ogaataa ,waxa lumiyay ,waa garaad xumadiisa iyo caqli yaraantiisa . 2-Qofka caalimka ahi (wax garadka ah ,ama inaqoon yahanka ah ,ama indheer garadka ah ) ,marka uu [...]




































