Casho sharaf Xisbiga UCID-UK ku soo dhaweeyeen lamaanaha Dr Cabdi Shakuur Sh Cali Jawhar iyo marwadiisa Amina Cabdi Jamac ka dhacday London
LONDON(OWN)- Casho sharaf si qurux badan loosoo agaasimey oo UCID-UK kusoo dhaweeyeen masuuliyiin uga timid Waqooyiga America (North America) ayaa habeenimadii 26 November ka dhacday galbeedka London. Cashadan oo si qurux badan looga soo shaqeeyey ayaa masuuliyiinta ugu saraysa Xisbiga UCID laanta UK oo uu hogaaminayo Gudoomiye Ibrahim Rasheed ku maamuseen Dr Cabdirsheed Sh Cali [...]
Hanbalyo Dhalasho.Khadar Maxamed Axmed Bulxan Iyo Ayaan Caabi Digaale oo Wiil Ugu Dhashay Norway
waxanu halkaan hanbalyo iyo bogaadin uu diraynaaaa khadar maxamed axmed (bulxan )iyo aayan cabi digaale oo wiil ugu dhashay dalka norway wiilkas oo loo bixiiya (ridwaan) waxanu ilaahay uga baryaanay in uu noqdo kiii dalkiiisa iyo dadkiiis iyo diintiisaba an afcaaaa 1.jamac maxamed maxamuud 2.c\qani jamac cali 3.c\risaaq axmed yuusuf 4.daa,uud sheekh cali xussen 5.xamse axmed [...]
Hanbalyo Farxad Dhalasho khadar Maxamed Axmed Iyo Ayaan Caabi Digaale oo Wiil Ugu Dhashay Dalka Norway
waxanu halkaan hanbalyo iyo bogaadin uu diraynaaaa khadar maxamed axmed (bulxan )iyo aayan cabi digaale oo wiil ugu dhashay dalka norway wiilkas oo loo bixiiya (ridwaan) waxanu ilaahay uga baryaanay in uu noqdo kiii dalkiiisa iyo dadkiiis iyo diintiisaba an afcaaaa aniga ooo kale ah sidaan 1. awoowe muxumed ismaacil samatare 2.sado dahiir warsame 3.aaabo [...]
Waa Barnaamaj Cusub oo La Baxay Dugsi Ma Leh Qabyaaldi Waxay Dumiso Mooyaane,By: Gabay Jinac
Waxaynu ku bilaabaynaa gabayga dugsi male qabyaaladi ee uu tiriyey AHN Abwaankii weynaa ee Cabdillahi Suldan – Timacadde. Waa gabay haddii aynu dhuuxno inaga dherginaaya dhibaatada aynu ka dhaxallay qabyaaladda, waa gabay haddii uu innagu duxo wax badan inoo taraya if iyo aakhiro labadaba. Waa gabay innagu hagayo wada jirka iyo walaalnimada oo ka [...]
Tacsi Ku Socota Reer Daahir Diiriye
Inaa Lilaah Wa Inaa Elayhi Rajicuun Anagoo kala ah daka hoos ku qoran, Waxaan tacsi iyo ducoba u diraynaa Waalidkii, Xaaskii iyo Caruurtii, iyo dhamaan eheladii iyo asxaabtii uu ka baxay Marxuum Moaxamed-Qani Daahir Diiriye oo 27kii November ky geeriyooday magaalada London (Inaa Lilaah Wa Inaa Elayhi Raajicuun), Ilaahay Waxaanu uga baryeynaa inuu u [...]
Dalka Mareykanka Budhcad Badeed Soomaaliyeed oo Lagu Xukumay 30 Sanadood oo Xadhig Ah & Nimankaa Budhcada Ah oo Mid Kamida uu Kuwii Kalle Ku Markhaati Furray
NORFOLK(OWN)- Maxkamada Federalka ee magaalada Virginia ayaa ku xukuntay 30 sanadood oo xadhig ah Budhcad Badeed Soomaaliyeed oo lagu tuhmay inay ka afduubayeen gacanka Cadmeed markab laga leeyahay dalka Mareykanka, Maxkamada nimankaa lagu xukumay ayaa ah tii ugu horeysay ee nooceeda ah ee ka dhacda gobolkaa mudo 150 sanadood ah, Shabakada CCN ayaa sheegtay in [...]
WASIIRKA ARRIMAHA GUDAHA SLD DR GABOOSE AMARADA UU BIXIYO HA LA QAATO,By: QARAYQAQAAN CAWAD DOOYO
Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland DR Gaboose xil weyn ayuu uu hayaa Ummada Somaliland Yaan la qalin daarin hawsha uu hayo WASIIRKA xilka loo magacaabay .Wasaaradaas arrimaha Gudahawaa Wasaarada ugu awooda badan waana Muraayadaha layska daawado Aduunka SLD Dr GABOOSE wuxuu ka mid yahay xukuumada Cusub ee Golaha Wasiirada ee la Ansixiyey waa geesi la [...]
Dalka Mareykanka Wiil Dhalinyaro Ah oo 15 Jir Ah oo Afduubay 23 Ka Mida Ardeydii Iskuulkiisa & Macalinkisii Isagoo Xabad Isku Dhuftay Markii Danbe
CHICAGO(OWN)- Booliska Dalka Mareykanka ayaa sheegay in wiil dhalinyaro ah oo 15 jir ah uu qol ku xidhay macalinkiisii iyo 24 ka mida ardayda iskuulkiisa isagoo wiilkaasi dadkaa ku qabtay Baastoolad uu sitay, wiilkaa ayaa mudo halkaa ay ugu afduubnaayeen ardeydaa iyo macalinkoodii, Wiilkan ayaa Boolisku sheegay inuu la soo galay iskuulkaa oo ku yaala [...]



























