Home » December, 2010 Entries posted on “December, 2010”

Gen. Daaxi Khalfaan oo Sheegay In 70-ka Sanadood Ee Soo Socda La Arki Doono Madax Weyne Hindi Ah oo Ka Taliya Mid Kamida Waddamada Khaliijka

Gen. Daaxi Khalfaan oo Sheegay In 70-ka Sanadood Ee Soo Socda La Arki Doono Madax Weyne Hindi Ah oo Ka Taliya Mid Kamida Waddamada Khaliijka

DUDAI(OWN)- Daaxi Khlafaan oo ah Taliyaha Ciidamada Booliska ee magaalada Dubai ee dalka Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa sheegay in wakhtiyada soo socda uu kasoo bixi doono wadamada khaliijka madax weyne Hindi ah, Daaxi ayaa sidaa ku sheegay mar uu ka qeyb galayey Barnaamijka arimaha Bulshada ee Telefishinka dalka Qadar,       Taliyaha Daaxi ayaa [...]

December 31 2010 | Posted in News | Read More »

Sifir ma wuxuu kusoo duulay kursiga Chief of cabninet-ka somaliland??? Fallo cabdi yasiin Axmed(yool)

Sifir ma wuxuu kusoo duulay kursiga Chief of cabninet-ka somaliland??? Fallo cabdi yasiin Axmed(yool)

Waxaa baryahanba soo baxaya warar sheegaya in siyaasigamohamuud Abdillaahi jaamac (safir)oo somaliland kuyimi cafis uu madaxwynaha jamhuuriyadda somaliland uu ufidiyey ninkaas oo aamin sanaa somali weyn, hadaba waxaa lasheegayaa in uu ninkaas safir lagu magacabaa uu damac kagalay kursiga uu kufadhiyo muj.xirsi  cali xaaji xasan oo Ah chief of cabinet-ka madax tooyada somaliland.     [...]

December 31 2010 | Posted in Articles | Read More »

ardayda reer somaliland ee wax ka barata dalka sudan oo hambalyo u dirayaa gudoomiyaha cusub ee dalada Sonyo Mr Axmed abdi wacays‏

ardayda reer somaliland ee wax ka barata dalka sudan oo hambalyo u dirayaa gudoomiyaha cusub ee dalada Sonyo Mr Axmed abdi wacays‏

Waxaan marka hore salaamaynaa  dhamaan shaqaalaha Ooodweynenews.com intaa ka diba anaga oo kala ah dhamaan dhalinta hoos ku qoran .Cshakuur cabdi cige (hayaan) .ibraahin aadan ibraahin G.xisbiga udub ee sudan .shaafici muuse gaafuun .mawliiid muuse odawaa .warsame xaashi caateeye .ismaaciil cabdilaahi dacwi .siciid maxamed axmed Ccasiis mohomed abdilaahi .fuaad sugule sicid .cabdi risaaq saleebaan baashe  [...]

December 31 2010 | Posted in Articles | Read More »

A message to the Somali youth in 2011,By: By: Bashir Goth

A message to the Somali youth in 2011,By: By: Bashir Goth

The youth of my people, the future of the nation, I am addressing this letter to you as a person who grew up in a different era than yours. An era when stories about independence were still fresh; when feelings of Somali nationalism were stronger than clan loyalty; when we sang for a dreamland called [...]

December 31 2010 | Posted in Articles | Read More »

SAMEYNTA IYO SAAMEYNTA XAYEYSIISKA,By: Abdifataah Mohamed Ahmed‏

SAMEYNTA IYO SAAMEYNTA XAYEYSIISKA,By: Abdifataah Mohamed Ahmed‏

Isticmaalka iyo adeegsiga xayeysiisku wuxu noqday mid aad ugu soo badanaya maanta bulshada dhexdeeda,gaarahaan ganacsatada.waxaanad mooda in bulshadu ay soo fahmeyso habab badan oo lagu wadoganacsiyada aduunka,ama lagu soo bandhigaba.adeegsiga xayeysiisku maanta waa mid si heersare ah uga socda Somaliland gaar ahaan caasimada,taasi oo ay caawisay iyada oo qaar ka mid ah bulshadu ay keensadeen [...]

December 31 2010 | Posted in Articles | Read More »

Waxaan Xaal ka Bixinaynaa Aflagaadada Marwada madaxweynaha loo geystay

Waxaan  Xaal ka Bixinaynaa Aflagaadada Marwada madaxweynaha loo geystay

Anagoo ah Dhamman waxgaradka, aqoonyahanada , Culimada, Haweenka , dhalinyarda,  Qurbajooga iyo qaybaha kale ee Bulshada  Reer Gabiley. Waxaanu ugu horeyn  Raali galin ka bixinaynaa Gafka aanay xukuumadu u qalmin  ee baryhan danbe loo gaysanayo xukuumada gaar ahaan Waxaan xaal siinaynaa Marwada Madaxweynaha oo uu si shakhsi ah u aflagaadeeyay  Nin sheegtay Reer  gabiley, taasina [...]

December 31 2010 | Posted in Articles | Read More »

GABAY, By: Abdul rahman

GABAY, By: Abdul rahman

Asalaamu calaykum dhamaantiin  anigoo ah Abdirahman Ismail (Jilciye) waxaan jeclaystay inaan halkan kusoo gudbiyo  gabay aan tiriyey bilawgii sanadkii 2000 wakhtigaas oo la abaabulayey shirkii carta islamarkaana loogu baaqayay qaybaha soomalida oo dhani inay kasoo qayb galaan waxaa  kaloo jirtay baarlamaankii Somaliland oo go’aan cad kasoo saaray  cidkasta oo ka qayb gasha shirkaas in loo aqoonsado khaayim [...]

December 31 2010 | Posted in Articles | Read More »

Afar Qof Oo Ku Dhaawacmay Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Meel U Dhaw Magaalada Balli-gubadle

Afar Qof Oo Ku Dhaawacmay Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Meel U Dhaw Magaalada Balli-gubadle

Hargeysa(OWN)- Afar ayay dhaawacyo ka soo gaadheen shil gaadhi oo ka dhacay meel u dhexaysa Magaalada Balli-gudbadle iyo Tuulada Maygaagta ee gobolka Hawd, iyada oo hada dhaawaca lagu daawaynayo cisbtaalka Magaalada Balli-gubadle. Shilkan  oo galabta dhacay ayay dadka dhaawacyadu soo gaadheen ay isugu jiraan saddex nin iyo gabadh, kuwaasoo ka qaygalay ololihii talaalka carruuta ee [...]

December 31 2010 | Posted in News | Read More »

Hargeysa: 85 Arday Oo Ka Qalin-jebiyey Machadka barashada culuumta caafimaadka Ee SHIFA + SAWIRO

Hargeysa: 85 Arday Oo Ka Qalin-jebiyey Machadka barashada culuumta caafimaadka Ee SHIFA + SAWIRO

Hargeysa (OWN)- 85 arday oo ka qalin jebiyey machadka barashada culuumta caafimaadka SHIFA ee magaalada Hargeysa, ayaa shahaadooyin lagu gudoonsiiyey hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa. Xafladan ardayda lagu gudoonsiiyey shahaadooyinka oo ay ka soo qaybgaleen masuuliyiin ay ka mid yihiin Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, maamulka iyo macalimiinta SHIFA, Dhakhaatiir [...]

December 31 2010 | Posted in Community, News | Read More »

Maxamed ‘Ictiraaf’ Oo Dhulmarkiisii u Horeyey ka Bilabay Wadanka Germany iyo Soo Dhawayntii U Balaadhnayd Ee Uu Kala Kulmay‏

Maxamed ‘Ictiraaf’ Oo Dhulmarkiisii u Horeyey ka Bilabay Wadanka Germany iyo Soo Dhawayntii U Balaadhnayd Ee Uu Kala Kulmay‏

Germany(OWN) 1/1/2011 Maxamed ictiraaf oo socdaal ku maraya waqooyiga yurub Ayaa  Haatan ku sugan dalka Germany isaga oo  caawa ka soo Degay Goranka Calamiga ee  Berlin, Halkaas oo ku soo dhaweyeen  Jaaliyadda Somaliland ee  wadanka germany taas oo ahayd soo dhawyntii u balaadhneyd Ee u kula kulmo wadanka germany , halkaas oo ku sugnayeen aqoon yahano [...]

December 31 2010 | Posted in News | Read More »