Home » January, 2011 Entries posted on “January, 2011”

Who is your best friend? By: Shaykh Muhammed Adly

January 31 2011 | Posted in Articles | Read More »

Heesta Nasashada Caawa: Fannaanada RAXMA HUUNO Iyo Heestii QAMAR

January 31 2011 | Posted in News | Read More »

Badhasaabka Sanaag Oo Shir-jara’id Kaga Xog-warramay Safarkiisii Caasimadda iyo Qorshayaashiisa Waxqabadka.

Badhasaabka Sanaag Oo Shir-jara’id Kaga Xog-warramay Safarkiisii Caasimadda iyo Qorshayaashiisa Waxqabadka.

Ceerigaabo(OWN)- Badhasaabka gobolka Sanaag Cali Cabdi Hurre oo muddo laba bilood ku siman safar ugu maqnaa dhinaca caasimaadda Somaliland ee Hargeysa ayaa isagoo kusoo laabtay shir-jaraa’id uu ku qabtay xrunta maammulka gobolka Sanaag ee magaalada Ceerigaabo

January 31 2011 | Posted in News | Read More »

Tabobar ay Ujeedadiisu tahey sidii kor loogu Qaadilahaa Waxbarashada Gabdhaha Dayarta ah oo ay Dallada SONYO Furtey + SAWIRO

Tabobar ay Ujeedadiisu tahey sidii kor loogu Qaadilahaa Waxbarashada Gabdhaha Dayarta ah oo ay Dallada SONYO Furtey + SAWIRO

Hargeysa, (OWN) – Dallada Urrurada Dhallinyarada Somaliland Ee SONYO ayaa tabobar socon doono muddo afar cisho ah u furtey xubno ka kalla socdey dhamaan gobolada jamhuuriyada somaliland. Tabobarkani oo ujeedadiisu aheyd sidii kor loogu qaadilahaa waxbarashada gabdhaha dayarta ah ee ku dhaqan dhamaan gobolada Somaliland. Barnaamijkan waxaa maalgelisey Hayada OXFOM NOVIB,waxaana fulineysay Dallada dhallinyarada Somaliland [...]

January 31 2011 | Posted in News | Read More »

Wasiirka Horumarinta Caalamiga Ah Ingiriiska Oo Shaaca Ka Qaaday In Gargaarka Ay Dawladiisu Siin Jirtay Somaliland La gaadhsiiyay 60% Tafaasiilna Ka Bixiyey Qorshaha Barnaamijyada Hurumarinta Ee Ay Dalka Ka Hir Galindoonaan

Hargeysa(OWN)- Wasiirka Iskaashiga iyo Xidhidhka Caalamiga ah ee DawladaIngiriiska  Md. Andrew Mitchell, ayaa ka waramay kaalmada ay dawlada Ingiriisku siin doonto Somaliland, kaalmooyinkaasi oo ay ku jirto mashruuc 22 kun iyo shan boqol oo shaqo loogu abuurayo bulshada Somaliland.   Wuxuu sidaasi ku sheegay Wasiirka Horumarinta caalamiga ah ee dalka Ingiriisku war murtiyeed uu ka [...]

January 31 2011 | Posted in News | Read More »

Balayadda Aaga buuhoodle waxa hurinaya koxda ssc,By: Saleebaan Mohamud Dhiidhi

Balayadda Aaga buuhoodle  waxa hurinaya koxda  ssc,By: Saleebaan Mohamud  Dhiidhi

marka hore waxan salamayaa saxafadda dowliga ah iyo ta madaxa bananba     ilahay marka uu nimco ku siiyo laguma kufriyo deegankaa buuhoodle iyo kalshale  u dhexeeya waxa balayo ka wada kooxda ssc.   deeganka  an kor ku xusay  waxa an madow ku jirin in ay wadan kooxda , sixun wax u doonka ah ee [...]

January 31 2011 | Posted in Articles | Read More »

Wasiirka Arimaha Dibada Iyo Xidhiidhka Calamiga Ah ee Somaliland Oo La Kulmay Dhigiisa Wadanka Finland

Wasiirka Arimaha Dibada Iyo Xidhiidhka Calamiga Ah ee Somaliland Oo La Kulmay Dhigiisa Wadanka Finland

Addisababa(OWN)-Wasiirka arrimaha dibada Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar oo uu weheliyo wakiilka Somaliland ee dalka Itoobiya Mr Aaden Nuux Dhuule ayaa kulan la yeeshay wasiirka arrimaha dibada dalka Finland.   waxaanu wasiirada uga xog-waramay xaaladaha Somaliland ee dhinacyada horumarka, dimuqraadiyadda, doorashooyinkii dalka dhacay sanadkii hore iyo horumarka ay Somaliland ka gaadhay nabadgalyada, isaga oo sharaxaad ka [...]

January 31 2011 | Posted in News | Read More »

Raysal Wasaare Farmaajo oo Maanta Hortgay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya

Raysal Wasaare Farmaajo oo Maanta Hortgay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya

Muqdisho(OWN)- Raysal wasaaraha Dawlada Federaalka Ku meel gadhka ah ee Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa Maanta hortagay Baarlamaanka Somaliya isagoo ay weheliyaan xayn ka tirsan wasaaradiisa ay khusaeeyaan hawlaha Shirkadaha ajamabiga ah eel ala galay heshiiska aan la soo marini Baarlamaanka. Fadhigii Golaha Baarlamaanka ee maanta ayaa ahaa mid ay ka soo qayb galeen in [...]

January 31 2011 | Posted in News | Read More »

Filasho Wacan: Maxaa Sababay In Gobolka Oodweyne Horumari-waayo?

Filasho Wacan: Maxaa Sababay In Gobolka Oodweyne Horumari-waayo?

OWN: Waxa aanu dhawaan idiin soo gudbin doonaa warbixin aanu daaha kaga rogayno sababaha keenay in gobolka Oodweyne horumari-waayo, isla markaana uu u noqday mid ka mid ah gobolada ugu dambeeya ee horumar la’aantu ragaasiday.   Waxa kale oo aanu warbixinta si cad ugu sheegi doonaa cidda xuddunta u ah horumar la’aanta ee loo aaneeyo [...]

January 31 2011 | Posted in News | Read More »

Falaqaynta Sawirkani Waa Mid Cid Kasta U Furan

Falaqaynta Sawirkani Waa Mid Cid Kasta U Furan

OWN: Shabakadda caalamiga ah ee Oodweynenews waxa ay idiin soo gudbinaysaa sawir xambaarsan ujeedo qotodheer, oo akhristayaasha loo dhaafi doono inay ku sameeyaan falanqayn madax-bannaan oo taabanaysa nuxurka ku duugan.  

January 31 2011 | Posted in News | Read More »