Iraq(OWN)-Maxkamad ku taala magaala madaxda dalka Iraq ee Baghdad ayaa ku xukunta Danny Fitzsimons oo u dhashay dalka Britian 20 sanadood oo xadhig ah kadib markii lagu helay danbi inuu dil u gaystay laba Askari oo la shaqaynay 2009, warkii oo dhan :—



































