Home » March, 2011 Entries posted on “March, 2011”

S/LAND XAL MIYEY U WEYDAY BIYO YARAANTA HARGEYSA IYO IDAACAD QARAN OO DALKA WADA GAADHA DOOD FURAN-QALINKA YAASIN DHAMAC XASAN‏

S/LAND XAL MIYEY U WEYDAY BIYO YARAANTA HARGEYSA IYO IDAACAD QARAN OO DALKA WADA GAADHA DOOD FURAN-QALINKA YAASIN DHAMAC XASAN‏

Salaanta islaaamka dhamaan umadayda somaliland gudaha iyo dibadaba   Waxaan qalinka u qaatay inaan iftiimiyo laba shay oo soomaliland ku cuslaaday oo ah biyo yaraanta hargeysa iyo idaacad qaran dalka wada gaadha oo shacabkii kala saari waayeen inay arimo siyaasadeed tahay inay arimo dhaqaale tahay iyo in awood la aan jirto   Su aalo   [...]

March 31 2011 | Posted in Articles | Read More »

Halkan Ka Daawo Fannaanka Wayn Ee Sir Maxamuud Cumar Oo U Sameeyey Hees Cusub Abwaan Boon Xirsi Intii Uu Joogay Magaalada London

March 31 2011 | Posted in News | Read More »

SAWIRKA MAANTA : Oromada Ku Soo Qulqulaysa Somaliland

SAWIRKA MAANTA : Oromada Ku Soo Qulqulaysa Somaliland

Sawirka Maanta ee shabakada caalamiga ah ee Oodweynenews waa sawir ku saabsan dadka Oromada ah ee kusoo qulqulaya Somaliland. Waxaa magaalooyinka waawayn ee Somaliland ku soo badanaayay Oromada maalin walba iyagoo koox koox ah ka soo gudbaaya xuduuda iyaga oo xambaarsan caruuro, dalkeenii wuu dhacmayaa, cid kalena ma dhacaysee  jaarkeena uunbay u cuntami wayday in 80 [...]

March 31 2011 | Posted in News | Read More »

Heesta Nasashada Caawa: Waa Fannaanka Codka Macaan Ee Cawaale Aadan Iyo Heestii Carafaat

March 31 2011 | Posted in News | Read More »

In this Universe the 1st part. About this World and it’s building:,By: Saeed Ibrahim Hussein

In this Universe the 1st part. About this World and it’s building:,By: Saeed Ibrahim Hussein

This World or thid Universe is one of the creatures which Allah the glory to him has let it in existence. This Universe is a place for living and staying in it a certain period which Allah the creator of it has been measured by his own wisdom and in a special reasons. This Universe [...]

March 31 2011 | Posted in Articles | Read More »

Tixdan waxay inoo if tiimin doon taa in ay isbedel ka dhacay dunida haba ugu horeeyo geyiga somalidee‏,By: ismaail mahored ali (gucure)

Tixdan waxay inoo if tiimin doon taa in ay isbedel ka dhacay dunida haba ugu horeeyo geyiga somalidee‏,By: ismaail mahored ali  (gucure)

Bal eega dad way na haw baleega duruufahas bal eega digtay tarada bal eega dadkii carbeed baleega  dabkaa qabswaday baleega digtay tarada baleega dalkooda gubay baleega dunuubta taal   baleeg boqoradii carbeed baleeg waxa belo dultaal balaag dulmigay galeen ayay udel delan yihiin   baleega dad waynahow baleega kii diinkataga baleeg derajadii halkay baleeg kay [...]

March 31 2011 | Posted in Articles | Read More »

TACSI: Marxuum Chief Caaqil Muxumed Geele Faarax oo ku magac dheeraa (Muxumed Geele Haad Qoyay)

TACSI: Marxuum Chief Caaqil Muxumed Geele Faarax oo ku magac dheeraa (Muxumed Geele Haad Qoyay)

Tacsi Inaalilaahu Waa Inaa Ileyhu Raajicuun Maayarka Degmada Arabsiyo C/laahi Cabdi Faarax isagoo, ku hadlaya Magaciisa iyo ka Maamulka Degmada iyo ka Shacbiga Arabsiyaba waxa uu Tacsi u dirayaa geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Marxuum Chief Caaqil Muxumed Geele Faarax (Muxumed Geele Haad-qoyay), oo shaley lagu aasey Magaalada Arabsiyo, waxana Tacsi taa lamid ah u [...]

March 31 2011 | Posted in Articles, Tacsi | Read More »

Mudaharaadkii Ugu Layaabka Badnaa Aduunka oo Ka Dhacay Dalka Nebal Kadib Markii Koox Waalidiin Ah Ay Ku Mudaharaadeen In Loo Ogolaado Caruurtoodu Inay Imtixaanka Qishaan

Mudaharaadkii Ugu Layaabka Badnaa Aduunka oo Ka Dhacay Dalka Nebal Kadib Markii Koox Waalidiin Ah Ay Ku Mudaharaadeen In Loo Ogolaado Caruurtoodu Inay Imtixaanka Qishaan

NEBAL(OWN)- Mudaharaadkii ugu layaabka badnaa aduunka oo ka dhacay dalka Nebal kadib markii koox waalidiin ah iyo macalimiin ah ay mudaharaad ka hor sameeyeen xarunta Imtixaanada ee Shabani ee badhtamaha dalka Nebal, Waalidiintan ayaa dalbanayey in caruurtooda loo ogolaado inay imtixaanka Qishaan ama ay iska eegtaan,       Caruurtan oo geleysay Imtixaanadii ugu danbeeyey [...]

March 31 2011 | Posted in News | Read More »

War-Saxaafadeed: Madaxweynaha DKMG Ee Soomaaliya Oo Caawa Hortiisa Lagu Dhaariyay 11 Xubnood Oo Isugu Jira Wasiir ku- xigeeno iyo Wasiiru-Dowlayaal

War-Saxaafadeed: Madaxweynaha DKMG Ee Soomaaliya Oo Caawa Hortiisa Lagu Dhaariyay 11 Xubnood Oo Isugu Jira Wasiir ku- xigeeno iyo Wasiiru-Dowlayaal

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaliya Mudane Sharif Sheikh Axmed ayaa caawa hortiisa lagu dhaariyay 11 xubnood oo isugu jira wasiir ku xigeeno iyo wasiiru-Dowlayaal kuwaas oo isla maanta R/wasaaraha xukuumadda KMG ee Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo uu soo magacaabay. Munaasabadan oo ka dhacday  xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa waxaa goob joog ka ahaa Ra isul Wasaare ku [...]

March 31 2011 | Posted in News | Read More »

Halkan Ka Daawo:Koonfurta Sudan oo Ka Baaraandagaysa Magaaladii Caasimad u Noqonlahayd

March 31 2011 | Posted in News | Read More »