Home » April, 2011 Entries posted on “April, 2011”

Dalka Mareykanka Nin & Xaaskiisii oo Afduubay Gabadh 11 Jir Ah Isla Markaana Haystay Mudo 18 Sanadood Ah oo Maanta Qirtay Danbigooda & Maxkamada oo La Fillayo Inay Ku Riddo Xukun Xabsi Daa,im Ah

Dalka Mareykanka Nin & Xaaskiisii oo Afduubay Gabadh 11 Jir Ah Isla Markaana Haystay Mudo 18 Sanadood Ah oo Maanta Qirtay Danbigooda & Maxkamada oo La Fillayo Inay Ku Riddo Xukun Xabsi Daa,im Ah

SAN FRANCISCO(OWN)- Nin & Naag is qaba oo ku nool dalka Mareykanka ayaa maanta qirtay danbi lagu haystay oo ahaa inay afduubeen gabadh yar oo 11 jir ah iyagoo guri ay ku xidheen ku haystay gabadhaa yar mudo 18 sanadood ah, Ninkan & Xaaskiisa ayaa gabadhaa yar ka afduubay Gobolka California ee dalka Mareykanka sanadkii [...]

April 30 2011 | Posted in News | Read More »

Dhacdooyinka Oodweynenews: Wiil Hindi Ah oo Toorey Qoorta Kaga Jaray Gabadh Ay Is Jeclaayeen Kadib Markii Reerka Gabadhu Ay Diideen Inay Is Guursadaan

Dhacdooyinka Oodweynenews: Wiil Hindi Ah oo Toorey Qoorta Kaga Jaray Gabadh Ay Is Jeclaayeen Kadib Markii Reerka Gabadhu Ay Diideen Inay Is Guursadaan

NEW DELHI(OWN)- Wiil u dhashay dalka Hindiya ayaa qoorta ka jaray gabadh ardayed ah kadib markii Reerka gabadhaa dhalay ay u diideen wiilkaa inuu guursado gabadhooda. Saxaafada dalka Hindiya ayaa sheegtay in wiil lagu magacaabo Vigindra Kumar oo 20 jir ah uu weerar ku qaaday gabadh lagu magacaabi jirey Khushboo Kumari oo xilligaa ku sugnayd [...]

April 30 2011 | Posted in Community, News | Read More »

Banaanbax ka Dhacay Magaaladda Oodweyne Oo Lagaga Soo Horjeedo War Lagu Daabacay Wargeyska Yool

Banaanbax ka Dhacay Magaaladda Oodweyne Oo Lagaga Soo Horjeedo War Lagu Daabacay Wargeyska Yool

Oodweyne(OWN)- Magaalada Oodweyne Xarunta Gobolka Daad-madheedh Oo maanta ka dhacay mudaaharaad looga soo horjeedo war lagu daabacay wargeyska Yool oo ka mid ah wargeysyada ka soo baxa magaalada hargeysa kaasoo qoray  in calankii Somaaliya laga taagay magaaladaas Oodweyne, warkii oo dhan–

April 30 2011 | Posted in News | Read More »

Halkan Ka Daawo :Qaybtii 7aad ee Filimkii Ka Turjumayay Nabaad Guurinta Lagu Hayo Dhirta

April 30 2011 | Posted in News | Read More »

Heesta Nasashada Caawa: Waa Fannaanadii Codka Macaanayd Ee Kaltuun Bacado Iyo Heestii Caashaqa Ha sii Dayn

April 30 2011 | Posted in News | Read More »

“The Central Government is Responsible to Invest in Regions with Weaker Fiscal Growth, and to Avert Economic Inequality of the Regions of Somaliland”: Mohamed Abdillahi Elmigeydh

“The Central Government is Responsible to Invest in Regions with Weaker Fiscal Growth, and to Avert Economic Inequality of the Regions of Somaliland”:  Mohamed Abdillahi Elmigeydh

It is my objective in this article to highlight some of the daunting issues that are plaguing our young democracy. The issue of distribution of central revenues and expenditures is a key element that I like to discuss here. It is common in democratic countries to make a comparison of revenues collected from within each [...]

April 30 2011 | Posted in News | Read More »

HAMBALYO AROOS WACAN : Boqorka Cabdiqani Xuseen Baynax iyo Boqorada Jamiila Cabdikariim Aadan

HAMBALYO AROOS  WACAN :  Boqorka Cabdiqani Xuseen Baynax iyo Boqorada Jamiila Cabdikariim Aadan

1.       Xirsi Cali Xaaji Xasan ( Chief of Cabinet-ka M/JSL) 2.       Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse)- Afhayeenka M/JSL 3.       Maxamed Cilmi Aadan ( Ilkacase)- Chief of Protocol-ka Madaxtooyada 4.       Bashiir Cabdi Xariir (Madaxa Siyaasada iyo Xidhiidhka Gollayaasha 5.       General Faysal kaamil Ciise  ( Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada JSL) 6.       Maxamed Muuse Abaas ( Lataliyaha Madaxweynaha ee [...]

April 30 2011 | Posted in Articles | Read More »

Hambalyo Hambalyo Arooska Cabdiqani Xuseen Baynax iyo Jamiila Yuusuf Aadan‏

Hambalyo Hambalyo Arooska Cabdiqani Xuseen Baynax iyo Jamiila Yuusuf Aadan‏

Anigoo ku  hadlaya magacayga , Eng. Maxamed Cali Muse iyo ka dhammaan hawl wadee nada Shabakadaha Caalamiga ah ee Timacade News Network (TNN) & Shabakadda Long Live Somaliland (LLSL), waxaan hambalyo  iyo bogaadin aan la soo koobi kareyn , aan u diraynaa Boqorka iyo Boqoradda,Cabdiqani Xuseen Baynax iyo Jamiila Yuusuf Aadan, oo A rooskoodu ka [...]

April 30 2011 | Posted in Articles, Hambalyo | Read More »

Taliyihii Ciidanka Nabad-geliyada Waddooyinka Gobolka Sool Oo Koox Hubaysani Ku Dhaawacday Guddaha Magaaladda Laascaanood Ee Xarunta Gobolka Sool.

Taliyihii Ciidanka Nabad-geliyada Waddooyinka Gobolka Sool Oo Koox Hubaysani Ku Dhaawacday Guddaha Magaaladda Laascaanood Ee Xarunta Gobolka Sool.

Hargeysa (OWN)- Taliyihii ciidanka Taraafikadda gobolka Sool Mr Aadan Axmed Yaasiin, ayaa caawa fiidkii lagu dhaawacay gudaha Magaaladda Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool. Ka dib markii ay weerar hubaysan ay ku qaadeen taliyaha gurigiisa ku sii jeeda kooxo hubaysan oo aan haybtooda la aqoonsan.   Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, [...]

April 30 2011 | Posted in News | Read More »

TODOBAADKII DABAALDEGA, Wq.Ceelaabe

TODOBAADKII DABAALDEGA, Wq.Ceelaabe

waa maxay ujeedada aynu u xusno sanad kasta 18 may?18 May miyaa ugu qiimo badan uguna xiiseyn badan sanadka oo dhan xusaska iyo dabaaldegyada la qabto?waa maalin qaranka oo dhani wada leeyahay miyaa,halka maalmaha kale xusaska iyo dabaaldegyada lagu weyneeyo cid gaar ah loo asteeyo.tariikhda xuska sanad guurada 18 may halka uu marayo markaad eegto,maanta [...]

April 30 2011 | Posted in Articles | Read More »