Waa arin iska curfi ah in laysku qaldo shaqsi nacayb iyo xil umadeed.Mudo dhawr jeer ah ayaa waxaa soo noq-noqotay gudoomiyaha golaha dhexe ee Kulmiye oo ka hadlaya shirar iyo waxyaabo aanu u daliishay dastuurka xisbiga u yaala. Su,aasha isweydiinta lihi waxay tahay: gudoomiyuhu awood ma u leeyahay inuu ku dhawaaqo shirweyne golaha dhexe ee [...]



































