Home » June, 2011 Entries posted on “June, 2011”

SAWIRKA MAANTA. Reer Guuraya

SAWIRKA MAANTA. Reer  Guuraya

Sawirka Maanta ee shabakada caalamiga ah ee Oodweynenews waa sawir  layaab badan oo ku saabsan Nin Iyo Xaaskiisa  oo alaab aad ubadan wada riixaya oo aad moodo  inay guurayaan,   Bal Akhristow hadaba wax ka dheh sida uu  Sawirkan kuula muuqdo? DAAWASHO WACAN   SAWIRKA MAANTA EE SHABAKADA CAALAMIGA AH EE OODWEYNENEWS  

June 30 2011 | Posted in News | Read More »

HEESTA NASASHADA CAAWA: Waa Fannaanka Da’da Yar Ee Abdirashiid Indho Iyo Heestii Dhameys

June 30 2011 | Posted in News | Read More »

MISS FAM: A SHINING STAR IN THE ENVIRONS OF THE MIDNIGHT SUN By- Ali Mohamoud Noor Ali-Eid

MISS FAM: A SHINING STAR IN THE ENVIRONS OF THE MIDNIGHT SUN   By- Ali Mohamoud Noor Ali-Eid

The pace of the clock is ticking faster as the Norwagian locall elections are about to be held on 12th of  September this year. We all know that enormous challenges are ahea, especially at a time when we are about to chose one or two candidates among a group of nearly 10 other Somalis; each [...]

June 30 2011 | Posted in Articles | Read More »

Waxaa Maanta La Dhagax Dhigay XARUUNTA DARYEELKA AGOONTA EE SHEEQ C/CASIIS

Waxaa Maanta La Dhagax Dhigay XARUUNTA DARYEELKA AGOONTA EE SHEEQ C/CASIIS

Muqdiso(OWN)- Waxaa Maanta oo taariikhdu tahay 30 june, 2011, la dhagax dhigay Xarun cusub oo la magac baxday XARUUNTA DARYEELKA AGOONTA EE SHEEQ C/CASIIS. Waxaana loogu magacdaray Sheikh Abdicasiis Sheekh Bashiir Oo ay gacan ka xaqdaran ku dishay 2 sano kahor asagoo kasoo baxay salaadda Taraawiixda ee bishii ramadaan, Degmada Yaaqshiid. Shiikha oo ahaan jiray [...]

June 30 2011 | Posted in News | Read More »

Marwo Faadumo Saciid ibraahim Waa Halyeeyad ku Dayasho Mudan. By- Haddi Ismail Hassan Warancadde

Marwo Faadumo Saciid ibraahim  Waa Halyeeyad ku Dayasho Mudan.  By- Haddi Ismail Hassan Warancadde

Qof waliba aduunkan waxaa u kaga tagayaa raad kaasi oo noqon kara mid xun amaba mid san mid ay dadku majiirtaan amaba mid ay dadku kahdaan amaba ay ka shalayaa mid ay bulshadu ugu hanbalyeyeso shaqsigasi amaba mid ay bulshadu ku guhaanto oo ay ku habato radadku way fara badanyahiin mana soo koobi karno runtii… [...]

June 30 2011 | Posted in Articles | Read More »

(((Shirarka Beelaysan))) By- Faarax Cabdi

(((Shirarka Beelaysan)))  By- Faarax Cabdi

Waxa baryahan dambe ama aan idhaahdee intii ay xukuumadda cusub ee Madaxweyne Siilaanyo talada dalka hoggaaminaysay soo badanaya shirarka beelaysan ood maalin walba maqlaayo beesha reer-hebel ayaa shir ay danaha beesha kaga tashanayaan meel hebl ku qabatay ama ku qabanaysa. Shirarkaasi maaha kuwa ummadda dani ugu jirto, ragga soo abaabulaaya iyo kuwa hor boodayaana waa caqli-gaabyo danaystaal [...]

June 30 2011 | Posted in Articles | Read More »

BEELWAYNTA CIIDAGALE,WAA BEESHII UGU TALLADA FIICNAYD,,MADAXWEYNAHA WAXA LA GUDBOON INUU TALLADA QAATO,KANA FAA,IDAYSTO. QALINKII. AHMED MAHAMED SAMATAR

BEELWAYNTA CIIDAGALE,WAA BEESHII UGU TALLADA FIICNAYD,,MADAXWEYNAHA WAXA LA GUDBOON INUU TALLADA QAATO,KANA FAA,IDAYSTO. QALINKII. AHMED MAHAMED SAMATAR

Dhamaan waxaan salaamaya saxaafada madaxa banaan meelkastay joogaan waliba kuwa firfircoon ee ku hawlan gaadhsiinta wararka dunida dacaladeeda iyo dhiiri galinta figradaha kala duwan waxaan sidoo kale aan salaamaya dhamaan shacbiga jamhuuriyada somaliland waxaana leeyahay illahay haydin garab gallo.. hadaan u soo laabto maqaalkaygan oo ku saabsan shirkii dhawaan lagu qabtay magaalada hargaysa gaar ahaan [...]

June 30 2011 | Posted in Articles | Read More »

CIIDAGALOW QODOBADII HOREBA LAMA FULININE WAA MAXAY HADAFKIINU DANTA CAAMKA AH EE REERKUNA MAAHA AFAR GORODO IS GALIYEY OO HOOS WAX ISU TUSAY.!! By- Maxamed-Amiin Dahir Caynaanshe

CIIDAGALOW QODOBADII HOREBA LAMA FULININE WAA MAXAY HADAFKIINU DANTA CAAMKA AH EE REERKUNA MAAHA AFAR GORODO IS GALIYEY OO HOOS WAX ISU TUSAY.!!  By- Maxamed-Amiin Dahir Caynaanshe

Marka hore waxaan salaanta Islaamka aan ku salaamayaa dhamaan ummada Somaliyeed marka xiga waxaan si gaara u salaamayaa mushtamaca reer Somaliland dhamaantood waxaanan u rajeynayaa nabad iyo degenaasho aada. Mudooyin badan ayaan arkayey oon maqlayey shir beeleed iyo kulamo badan oo beelaha reer Somaliland ay yeeshaan sidan oo kale ee maanta xubno beesha Ciidagale ahi ay isuggu [...]

June 30 2011 | Posted in Articles | Read More »

CIYAARTA MUSAARICADA IYO HARGEISA WQ-Ceelaabe

CIYAARTA MUSAARICADA IYO HARGEISA  WQ-Ceelaabe

maraykanku wuxu aaminsan yahay sida la sheego in la kala awood badan yahay,in sida loo kala xoog badan yahay loo kala baqo.ciyaarihiisa oo dhan haddad eegto intooda badan waxa loo ciyaaraa hab xoog iyo dagaal ku dhisan.ciyaaraha maraykanka laga ciyaara waa kuwo badan,tartamada ciyaarahana heer fiican ayey kaga jiraan marka laga tago ciyaarta kubada cagta.waxa [...]

June 30 2011 | Posted in Articles | Read More »

Magaalada Bristol oo qaaday koobka qayilaada ee dalka Britian waa maxay sababtu ? By- Cabdiraxmaan bidhaan

Magaalada Bristol oo qaaday koobka qayilaada ee dalka Britian waa maxay sababtu  ?  By-   Cabdiraxmaan bidhaan

Dhawaan radio Bristol  93.2  baranaamijka  sabitadu waxa  aanu qabanqabinay dood ku saabsan maxaa reer Bristol ugu wacan inay noqdaan meesha ugu qaad cunista badan dalka ingriiska. Taas oo dad badani ay u wayeen jawaab . Qoddobada laysku raacay waxa ka midda waxa layidhi awrka hore awrka danbe ayuu  ku daydaa. Markaa magaalada waxa ku soo [...]

June 30 2011 | Posted in Articles | Read More »