Home » July, 2011 Entries posted on “July, 2011”

Codsi Ku Socda Golaha Guurtida Iyo waxgaradka Somalilnad Kala qaybsanaanata Iyo Khilaafaka Xusbiga Ucid Guurtidu yay Isku daawane Gudi qaran Haloo saaro oo haloo Gurmado,By Sidiiq Sh Farax Gabaar

Codsi Ku Socda Golaha Guurtida Iyo waxgaradka Somalilnad Kala qaybsanaanata Iyo Khilaafaka Xusbiga Ucid Guurtidu yay Isku daawane Gudi qaran Haloo saaro oo haloo Gurmado,By Sidiiq Sh Farax Gabaar

Madaxda Iyo Masuuliyiinta Khilaafka  Iyo kala Jabku Ku Yimi Ee Xisbiga Ucid  Waxaan leeyahay dadku Waa Coloobaa  Marana Waa Is Ciseeyaaye Hanoqonina  Film Musalsala oo la daawado Ee Isu  Dulqaata oo Haatan Meel Dhexe Isugu  Yimaada Oo Masuuliyiin Sarre Ayaad Tihiine  Haysku Talaxtagina Ee Waxbadan Xeeriya oo Gobanimadii Reer Somaliland lagu yaqanay ku  xaliya Murankiina [...]

July 31 2011 | Posted in Articles | Read More »

Ramadan Kareem,By: Asli Xasan Cabaade (Asli Calan Sida)

Ramadan Kareem,By: Asli Xasan Cabaade (Asli Calan Sida)

  Ramadan is the month in which we all come closer to Allah (s.w.t.), it is a time to be thankful to Allah (s.w.t.) for all the blessings He has bestowed upon us. It is also a month to look out towards others less fortunate than us and open our hearts to their problems. As [...]

July 31 2011 | Posted in Articles | Read More »

MADADXWEYNE AXMED M,SIILAANYO WAA IN UU KU DHAWAAQAA GARGAAR, LOO FIDIYO DADKA SOMALIYEED EE GAAJADA U DHIMANAYA,By: TAHIR HUSSEIN

MADADXWEYNE AXMED M,SIILAANYO WAA IN UU KU DHAWAAQAA GARGAAR, LOO FIDIYO DADKA SOMALIYEED EE GAAJADA U DHIMANAYA,By: TAHIR  HUSSEIN

    MARKA  HORE  WAXAAN  SALAAMAYAA,SAXAAFADA, ASCW,RAMADAAN KARIIM,RAMADAAN WANAAGSAN.     WALALAYAAL  WAXAAN LA SOCONAA  IN DAD SOMALIYEED, OO CARUUR  U BADAN AMA DUMAR, AY KOONFURTA SOMALIYA  AY  MACALUUL  UGU DHIMANYAAN  MAALINKASTA, IYO GOORKASTA, HADABA   WAA IN LA KALA SAARAA SIYAASADA IYO DADKA  SHACABKA AH WALIBA  KUWA IYAGU AADKA U LIITA DHAQAALO AHAAN.   WAANA  [...]

July 31 2011 | Posted in Articles | Read More »

waxan ka xumahayi hadalad faysal cali waraabe iyo garab uu wato ka soo yeedhaya,By: gobti faarax

waxan ka xumahayi hadalad faysal cali waraabe iyo garab uu wato ka soo yeedhaya,By: gobti faarax

  ale mahad leh waxan ka xumahayi hadalad faysal cali waraabe iyo garab u wato ka soo yedhaaya waa hadal aan dhihi karo waa hadal masuliyad ka fog cabasi ale ka fog naxariisi ka fog oo jahali iyo hunguri doon madaxatinimom oo bilaa xigamad ah  faysal hadi la rabo maxa ku dhacayi dalaki kale ee [...]

July 31 2011 | Posted in Articles | Read More »

HANBALYO AROOS cabdi fatac siciid jamac bare oo kumagac dheer (ina shalumaray) iyo nimco cabdi yuusuf

HANBALYO AROOS cabdi fatac siciid jamac bare oo kumagac dheer (ina shalumaray)  iyo  nimco cabdi yuusuf

  anigoo ah nuursiciid jamac (shalumaray) oo dagan torino italy waxan ugu horayn salamay shaqalah oodweynenews gaar ahaan bahda salamaha mr barkhad oo dadihiya barnamijka salamaha. waxan halkan hanbalyo aroos ugadirayna anaga ookala ah dadka magacyadoodu hoos kuxusanyihiin.   Aabo Cabdi Yuusuf Barre Hooyo Farxiya X. Diiriye Xirsi abo siciid jamac bare (shalumaray) hooyo kinsi [...]

July 31 2011 | Posted in Articles, Hambalyo | Read More »

ARDAYDA WAX KA BARATA WADANKA MALAYSIA GAAR AHAAN JAMACADAHA KU YAALA NORTH-KU SIDEE AYAY UGU DIYAAR GAROOBEEN BISHA BARAKAYSAN EE RAMADAAN JAWI CAYNKEE AH AYAYSE UGU SOO GALAYSAA? By: Calimaraykan

ARDAYDA WAX KA BARATA WADANKA MALAYSIA GAAR AHAAN JAMACADAHA KU YAALA NORTH-KU SIDEE AYAY UGU DIYAAR GAROOBEEN BISHA BARAKAYSAN EE RAMADAAN JAWI CAYNKEE AH AYAYSE UGU SOO GALAYSAA? By: Calimaraykan

MARKAA HORE WAXAAN SALAAMAYAA DHAMAAN UMADA ISLAAMKA AH ANIGOO LEH RAMADAAN KARIIN  BISHAN RAMADAAN WAA BISHII ALAAH SUBXAANAHU WATACAALAA UU QORAANKA SOO DEJIYAY IYADOO BISHANI AH BISHA UGU KHAYRKA BADAN BILAHA KALE EE SANADKA TAASI OO UU KU JIRO HEBEENKA AADKA U QAALI AH EE LAYLATUL QADRI. ISLA MARKAASINA AY U SII KALA BAXDO SADEX [...]

July 31 2011 | Posted in Articles | Read More »

MEHER WACAN BOQORKA AXMED MAXAMED SAMATAR IYO BOQORADA NIMCO MAXAMED MAXAMUUD OO MEHER KOODU KA DHACAY MAGALADAY HARGAYSA

MEHER WACAN BOQORKA AXMED MAXAMED SAMATAR IYO BOQORADA NIMCO MAXAMED MAXAMUUD OO MEHER KOODU KA DHACAY MAGALADAY HARGAYSA

waxaan halkan ka salmayaa shebekaday oodweynenew.com oo noo fududeyay adega webka meher wacan oo wanaag san oo kadhacay magalada hargaysa gaar ahaan hotel kaah 30.7.2011 boqorka axmed maxamed samtar iyo boqorada nimco maxamed maxamuud waxaanu leenahay isku waaray oo wada jira oo nabad galay ubad khar qabay na ka la helay aaaaaaaaaamin   aaaaaaaaamin aaaaaaaaamin  1.nimco [...]

July 31 2011 | Posted in Articles, Hambalyo | Read More »

Rmadaan kariim Shicib Iyo Dawladaba.Qofwaliba Waxa Uu Doonayaa Nolol Fiican barwaaqo Bashabash iyo Nimcooyinka Ilaahay Kuwa Ugu sareeya Inuu ku Noolaado.Hadba Marbtaa Inaa Hesho Himiladaada iyo hamigaaga Si Fiican U Buuxi Foonka Ku Horyaala Dir hana Day,By Sidiiq Sh Farax Gabaar

    Ramadaan kariim Shicibkayga Iyo Dawladaba Ma Ogtahay Dadkaygoow Aduunyada  Qofwaliba Waxa Uu Jecelayahay Inay Himiladiisa  Iyo Hamigiisu Uu u Hagaago Oo Uu Helo Nolol  Aad U Saraysa oo Barwaaqo Iyo Bash Bash Wadata  Iyo Nimcooyinka Ilaahay.Hadaba Meel Aanad Ka  Helayn Haka Raadin.Hadaad Rabto Inaad Hesho  Nimcooyinkan Oo Riyadaadu Rumawdo Hadaba  Foomkan Buuxi Oo [...]

July 31 2011 | Posted in Articles | Read More »

ENG FAYSAL CALI WARRABOW DALKA ADAA DHISAY DOQONA YEELKII,QALINKII CABDILLAAHI XASAN MATAAN

ENG FAYSAL CALI WARRABOW DALKA ADAA DHISAY DOQONA YEELKII,QALINKII CABDILLAAHI XASAN MATAAN

  Soomalidu Waxay Ku Maah-Maahdaa Markay Liidato Way-Alle Taqaan,Runtii Maah Maahdaasi Waxay Ku Qotontaa Xaqiiqada Waxaanay Ku Tusaysaa Ama Kuu Sheegaysaa Qofku Markuu Ladnaan Gallo Inaanu Nimcada Xejin oo Aanu Inbadan Ku Shugriyin Sida Umadii Hore Ee Nabiyadii Loo Soo Diray Ku Kufriyey,       Sidookale,Waxaa Layidhaa Taariikhdu Iyadaa Isa Soo Celisa ( The [...]

July 31 2011 | Posted in Articles | Read More »

SAFARKII DEGMO IYO WEST LOND SOMALILAN COMMUNITY:By: Mohamed Ali

SAFARKII DEGMO IYO WEST LOND SOMALILAN COMMUNITY:By: Mohamed Ali

    Safarkii Degmo: Goor hore Subaxdii Sabti ee 23 july ayaan  shandadaha u xidh xidhanay safar mudo hore la qorsheeyey , oo loogu kicitimayey meel  Degmo la yidhaa , Isla Barqadiiba waxaanu gaadhnay Xarunta West London Somaliland Community ku leedahay galbeedka London  oo a-hayd Barkulanka dhamaan xubnaha safarka nagu wehelinayey, hilaada 11 kii duhurnimo [...]

July 31 2011 | Posted in Articles | Read More »