Home » August, 2011 Entries posted on “August, 2011”

Xubnaha Culimada Gudida Somaliland ee Taakulada Dadka Macaluusha Soomaaliya Oo Umada U Soo Bandhigay Khayrka Ku Jira Ka Qayb Qaadashada Taakuladaasi + SAWIRO

Xubnaha Culimada Gudida Somaliland ee Taakulada Dadka Macaluusha   Soomaaliya Oo Umada U Soo Bandhigay Khayrka Ku Jira Ka Qayb Qaadashada Taakuladaasi + SAWIRO

Hargeysaa (OWN) –  Xubnaha Culimada Gudida Somaliland ee Taakulada Dadka ay  Abaarahu saameeyeen ee  Soomaaliya ayaa  sharaxaad ka bixiyey Xukunka Diinta Islaamka ee la xidhiidha Sadaqada, Sakada iyo sida ay ugu baxayaan dadkaasi Tabaalaysan.   Xubnaha calimadani ee ku jira Gudidaasi oo kala ah Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed  oo ah Afhayeenka Gudida iyo sidoo kale [...]

August 31 2011 | Posted in News | Read More »

OWN: Waa Barnaamijkii Dalabaadka & Salaamaha Ciidda & Telefoonada Aad Ehelkiina Ku Salaamayseen

OWN: Waa Barnaamijkii Dalabaadka & Salaamaha Ciidda & Telefoonada Aad Ehelkiina Ku Salaamayseen

Dhageystayaasha & Akhjristayaasha Sharafta leh waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij aad u xiiso badan kaasoo ah Dalabaadka & Salaamaha Ciida & Telefoonadii aad noosoo dirteen ee aad Ehelkiina & Asxaabta aad ku salaamayseen, Barnaamijka ayaa shabakada caalamiga ah ee Oodweynenews waxay fursad u siisay shacbi weynaha inay hawada salaan u mariyaan dadkooda anagoo jecel [...]

August 31 2011 | Posted in Community, News | Read More »

Tacsi: Marxuumad Mujaahidad Amran Ahmed Cali(Amran Kootali)

Tacsi:  Marxuumad Mujaahidad Amran Ahmed Cali(Amran Kootali)

Innaalilaaaah Wa Innaa Ilayhi Raajicuun . Waxaaan Tacsi Tiiraanyo leh Shabakada Wararka Ee Oodweynenews,Uga Gudbinayaa, Qoyskii,Ehelkii,Qaraabadii,Asxaaabtii,Iyo Dhammaaan Reer s/land Inuu Ilaahay Samir Iyo Iimaan Kasiiyo Geeeridii Naxdinta Lahayd Ee Ku Timi Marxuumad Mujaahidad Amran Ahmed Cali(Amran Kootali), Oo Ku Geeriyootay Magaaaladda Ottowa Ee Xarunta Wadanka Canada Taariikhdu Markay Ahayd. 30 kii Bishan Aynu Ku Jirno [...]

August 31 2011 | Posted in Articles, Tacsi | Read More »

Halkan Ka Daawo Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Soo gaadhay Laascaanood

August 31 2011 | Posted in News | Read More »

Halkan Ka Daawo Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Booqasho Ku Yimi Boorama

August 31 2011 | Posted in News | Read More »

Ciid Mubaarik Dhamaan Umada Musliminta.

Ciid Mubaarik Dhamaan Umada Musliminta.

  Waxaan ugu Horay u mahad celinaya Allah subxaano wataacale inoo dhamaystiray bishi bara kaysnayd ee ramaadaan, kuna dhamaysanay caficaad iyo cibaado subaan waxaan Allah ka baryaynaa inuu inaga aqbaalo camaalki saalixa ee soo gudanay. Munaasibada ciidal Fitriga awgeed waxaan hambalyo u dirayaa dhamaan umada muslimita Gaar ahaa umada somaliyeed, waxaan leyaha ilaahay sanadkan sanad [...]

August 31 2011 | Posted in Articles | Read More »

Fanaanka Lafole oo Habeenkii Xalay Bandhig Faneed Heer Sare ah Ku Soo bandhigay Magaalada Kampala

Fanaanka Lafole oo Habeenkii Xalay Bandhig Faneed Heer Sare ah Ku Soo bandhigay Magaalada Kampala

  Kampala-(OWN)-Kampala Waxaa habeennimadii xaley ahayd bandhiga faneed si weyn loo soo agaasimay gudaha magaaladda Kampala uu ku qabtay fanaanka weyn ee sida weyn looga yaqaano fanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole iyadoona ay ka soo qeybgaleen bandhig faneedkaasi balaaran dhalinta qurbaha ee dalka Uganda iyo weliba ardayda jaamacadaha ee dalka Uganda. Bandhiga faneedkani uu habeenimadii [...]

August 31 2011 | Posted in News | Read More »

WIIL 40 JIRA OO DHALAY 40 CARUURA[ qiso dhaba -- waar adigu nooga dhal uun ] By- siciid cabdi dheen

WIIL 40 JIRA OO DHALAY 40 CARUURA[ qiso dhaba -- waar adigu nooga dhal uun ]  By- siciid cabdi dheen

Fursad wiilkani ku dhalay caruurta badan ayaa waxay seegtay ninka la yidhaa MAXAMUUD  SH AXMED CALI WEERER 1982 ayaa sh axmed cali weerer uu inankiisa oo ah ninka aynu kor ku xusnay ee la yidhaa  maxamuud sh axmed cali weerer uu u keenay laba gabdhood oo degenaa xeredii qaxootiga ee biyo xidheenka. waxaanu ka codsaday inuu maxamuud labadan dumara guursado [...]

August 31 2011 | Posted in Articles | Read More »

HCTV oo sacabka tumaya, By: cali axmed xasan

HCTV oo sacabka tumaya, By: cali axmed xasan

asalaamu calykum waraxmatulaahi abarakaatu. waxaan daawaday hctv isagoo soodaynaya khudabadii ciida ee sh.aadamn siiro markii aadan siiro yidhi kalmado uu dawada kudhaliiyay ayaa weriyihii hctv intuu ishayn waayay oo is ilaaway sacabka tumay. dad badan oodaawanayay tvga ayaa yaabaya marqudha ayaa inta la is eegay la is waydiiyay su,aalahan oo tolow miyaanu weriye ahayn? mise [...]

August 31 2011 | Posted in Articles | Read More »

cali warancade oo iska gartay dabinkii siyaasadeed ee loo dhigay kana cudurdaartay in wasiir loo magacaabo W.Q Abdiqani Ibrahim Salaf (Kaptanka)

cali warancade oo iska gartay dabinkii siyaasadeed ee loo  dhigay kana cudurdaartay in wasiir loo magacaabo W.Q Abdiqani Ibrahim Salaf (Kaptanka)

cali warancade oo iska gartay dabinkii siyaasadeed ee loo  dhigay kana cudurdaartay in wasiir loo magacaabo W.Q abdiqani salaf kaptanka   marka hore waxaan salamaya dhamaan dad waynaha rer somaliland waxaan leeyahay ciid wanaagsan kulu wa antum bilkhayr inta kadib waxaan salan gara salamaya saxaafada madaxabanaan oo iyagu inoo suuro galiyey inan is dhafsano afkartena halkan inta [...]

August 31 2011 | Posted in Articles | Read More »