Waxaa maanta salaadii jimcaha ka hor lagu dilay magaalada Sheffeild Inan dhalin yaro ah oo la odhan jiray Yaya AXMED XASN CALIYARE alla u naxariistee marxuunka waxa dilay dhalin yaro ka soo jeeda Jahliyada Jumaca.Waxaa is soo taraya dilalaka loo gaysanayo Somalida waxaa horantii sanadkan isla magaaladan Sheffiled marxuun la odhan jiray CABDALA CAWIL [...]


































