Home » October, 2011 Entries posted on “October, 2011”

Qabiilka Warfalah oo Ah mid Ka Mida Kuwa Ugu Ballaadhan Dalka Liibiya Isla Markaana Xaruntoodu Tahay Magaalada Bin walliid Ee Dalka Liibiya oo Ballan Ku qaaday Inay la Dagaalami Doonaan Ciidamada Suwaarka

  BIN-WALIID(OWN)- Qabiilka lagu magacaabo Warfalah oo ah mid kamida kuwa ugu waaweyn dalka Liibiya isla markaana dege magaalada Bin Waliid & gobollo kalle oo waaweyn oo kamida dalkaa ayaa sheegay inay la dagaalami doonaan ciidamada Suwaarka ee dalkaa qabsaday, Nin sheekh ah oo qabiilkaa ka tirsan ayaa sheegay in dagaalami doonaan isla markaana ay [...]

October 31 2011 | Posted in News | Read More »

Halkan Daawo:Dhalinyaro Sheegay Inay Ka Soo Goosteen Al-Shabaab oo Ku Soo Biiray Ciidamada Dawlada TFGda Kana Waramay Wixii Ay Kala Kulmeen Alshabaab

October 31 2011 | Posted in News | Read More »

Halkan Ka Daawo:Dhibaatada iyo Dagaalada Muqdisho Saamaynta ay Ku Yeesheen Masaajida Magaaladaasi

October 31 2011 | Posted in News | Read More »

marxuun Ahmed-Deeq Cabdi Saalax Calidhux oo Gacan ka xaqdarani ay ku dishay magaalada Sheffeild

marxuun Ahmed-Deeq Cabdi Saalax Calidhux oo Gacan ka xaqdarani ay ku dishay magaalada Sheffeild

INAA LI LAAHU WA INAA ILAYHI RAAJICUUN   Waxaanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qoyskii,qaraabadii,asxaabtii iyo dhamaan ehelkii uu ka geeriyooday marxuun Ahmed-Deeq Cabdi Saalax Calidhux oo Gacan ka xaqdarani ay ku dishay magaalada Sheffeild Habeenkii Axd ee 30/10/11 Waxa tacsida diray dhamaan reer Sheffeild  waxaanu si gaar ah u tacsiyadaynaynaa marxuunka hooyadii Shamix Xariir [...]

October 31 2011 | Posted in Articles, Tacsi | Read More »

Yaa U Dhegta wax u saaray Dadka Yidhi Siilaanyo wakhti badani uma hadhine aynu Xaraashno Dhulka Danta Guud Iyo Wasaaradaha sidii Cabdoo Zakigii Masar oo kale Cabdirisaaq Suudi Nuur

Yaa U Dhegta wax u saaray Dadka Yidhi Siilaanyo wakhti badani uma hadhine aynu Xaraashno Dhulka Danta Guud Iyo Wasaaradaha sidii Cabdoo Zakigii Masar oo kale Cabdirisaaq Suudi Nuur

  Mudadii uu Dr Gaboose hayay xilka wasaaradda Arr. Gudaha, ciidamada dawladdu kumay layn dad rayid ah meel aan madaxtooyada ka fogayn boqol iyo konton talaabo, waxa kale oo ayaan-darro ah hadalka ka soo yeedhay Wasiirka Arr. Gudaha  Mr. Duur isagoo sheegay in dadkii la laayay ay ku dhinteen hawl-gal qaran, waxa kale oo iyana [...]

October 31 2011 | Posted in Articles | Read More »

Nuxurka Khudbaddii Sh. Aadam-siiro May ahayn Sidda Mareegaha Qaarkood u Dhigeen

Nuxurka Khudbaddii Sh. Aadam-siiro May ahayn Sidda Mareegaha Qaarkood u Dhigeen

Sheekh Aadan Siiro oo looga bartay in uu ka hadlo umadana usoo bandhigo Jimce kasta xaaladaha markaa taagan iyo arimaha u baahan in umada loo iftiimiyo haday noqoto xaga diinta, Siirada iyo arimaha bulshada ee saameeya noloshooda oo uu ugu horeeyo Amniga iyo in ay dadka reer Somaliland ku noolaadaan cadaalad iyo Horumar. Hadaba khudbadiisii [...]

October 31 2011 | Posted in Articles | Read More »

“ Naxariistii Aan Ka Waayay UDUB iyo Daahir Rayaale. Waxaan Ka Helay Axmed Siilaanyo Iyo Xaaskiisa…. Waxaan Codsanayaa In Taladii UDUB Aniga La Igu Soo Wareejiyo ” Marwadii Marxuun Cigaal

“ Naxariistii Aan Ka Waayay UDUB iyo Daahir Rayaale. Waxaan Ka Helay Axmed Siilaanyo Iyo Xaaskiisa…. Waxaan Codsanayaa In Taladii UDUB Aniga La Igu Soo Wareejiyo ” Marwadii Marxuun Cigaal

Hargeysa (OWN)-  Xaaskii Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum- Maxamed Ibraahim Cigaal Marwo Kaltuun Xaaji Daahir ayaa maanta markii u horeysay ka hadashay dagaal iyo dulmi ay ka tirsanaysay dawladii Rayaale iyo xisbiga UDUB-ba. Keesta kalena waxa ay Marwo Kaltuun Xaaji Daahir codsatay in loo doorto Gudoomiyaha Xisbiga UDUB waxan ay shaaca ka qaaday inay u [...]

October 31 2011 | Posted in Community, News | Read More »

Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga UDUB Oo Maanta Hargeysa Ka Furmay Iyo Ergooyinka Shirkaasi Oo Ku Simaha Gudoomiyhu Soo Xulay + SAWIRO

Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga UDUB Oo Maanta Hargeysa Ka Furmay Iyo Ergooyinka Shirkaasi Oo Ku Simaha Gudoomiyhu Soo Xulay + SAWIRO

Hargeysa (OWN)-Xisbiga Mucaaridka ah ee UDUB ayaa shirkiisii golaha dhexe oo ay ka qeyb galeen dad ka badan 700 oo qof ayaa maanta uga furmay magaalada Hargeysa. Shirkan oo aanay  jirin wax doorasho ah oo ka dhacday oo lagu soo doortay xubnaha Golaha dhexe hase yeeshee waxa shirka laga sheegay in Ku simaha Guddoomiyuhu uu [...]

October 31 2011 | Posted in News | Read More »

Dhul-Hijjah: Fursadmuddan in lagafaa’idaysto By: Siciid Cali Axmed

Dhul-Hijjah: Fursadmuddan in lagafaa’idaysto By: Siciid Cali Axmed

Mahadin iyo waynayn bawaxa iskaleh Ilaahamaalmaha, bilaha iyo saacadaha kala fadilay. Mudo aan sidaas u fogayn waxaaynu ku dhexjirnay khayrkii iyo barakadii bishiibaraka dabadnayd ee Ramadaan. Maantana wayn akaafooda la galaybishii kale ee khayr kabadnayd ee Dhul-Hijj ah taasoo tobankeeda cisho ee ugu horee yaa ay xambaarsan yihiiin khayr iyo fadli farabadan. Waa maalmomudan in [...]

October 31 2011 | Posted in Articles | Read More »

NABADU WAA FURSADA QUDHA EE UMADKASTA KU HURUMARTO SHAQSI KASTAANA KU FAIIDO. By: saleebaan maxamud dhiidhi

NABADU WAA FURSADA QUDHA EE UMADKASTA KU HURUMARTO SHAQSI KASTAANA KU FAIIDO.  By: saleebaan maxamud dhiidhi

ADUUNYADA HOYA LOO JECELYAY HOYO-NA WAA IN AY NABAD KU NOOLATAA  hadii  ay nan nabada xoojin  qiimo ma yeelanayso saxafadu hadii anu nabada xoojin saxafigu haan mayo mid tayo leh. somaliland waxay ku caana maashay nabad nabadeedana waa mid cadow badan nabadu waa nolosha noole kaste.   nabad lama helo hadii an dowladnimada iyo sharciga [...]

October 31 2011 | Posted in Articles | Read More »