Somaliland iyo Somalia maxaa dan ah, maxaase dan u aheyn?, By. Xasan Aadan
shacabka ku nool Hargeysa iyo kuwa ku sugan Muqdisho waxay doonayaan in Somaliland iyo Somalia ay noqdaan labo dal oo jaar ah, sida Somaliland iyo Djabuti ama Somalia iyo Djabuti. waxaa jira maqaallo hore oo dhallinyarada reer Muqdisho ku soo bandhigeyn website-yada Somaliland, balse waxaa doorkooda ka soo bixiwaayay dhallinyarada Somaliland oo madaxdooda [...]
Hanbalyo aroos wacan Caydaruus Maxamed Iyo Fardaws Axamed
Hanbalyoa roos wacan Caydaruus Maxamed iyo Fardawsa Axmed maxamed cabdi cali iyo xaaskisa ismaaciil jibril iyo xaaskiisa axmed yacquub xamda maxamed Shamsa Cumar Warsame Fihiima Cumar Warsame Xoriyo Cumar Warsame Fardawsa Maxamed cali Qaniima Maxamed Cali Farxiya Cumar Maxmed Yasmiin Cabdilaahi Cali Nimco Axmed Barkhad iyo odaygeeda Fadumo Maxamed Diiriye iyo odaygeeda Mubaarik Cabdi [...]
HANBALYO KU SOCOTA REER BURCO IYO SPORTS -KA SOMALILAND,By. saleebaan maxamud dhiidhi
HANBALYO KU SOCOTA REER BURCO IYO SPORTS -KA SOMALILAND AGAASIMAA SPORTS KA GOBALKA TOGDHEER CABDI KARIIN MURAAD WAA NINKA UGU DULQAADKA BADAN EE UGU EDAABTA WACAN MASUUL XILHAYA QARANKA SOMALILAND ANOO AN KA BEEN SHEEGAYN. waxan salamayaa saxafadda waxan hanbayo hawada u marinayaa dhamaan sports ka somaliland waxa kale oo an u mahad celinayaa [...]
Soonka Muxaram waa Fursad Qaaliya!, W/Q: Calinuur Xoogsade
Bilaha 12ka ah ee aan tirsano hadii aan nahay Muslimiin waxaa ugu horeeya Muxaram oo ah mid ka mid ah Afar bilood oo si gaar ah Xurmad u leh, bishaan Muxaram waa waxaa la jeedeeyaa in la Soomo maadaama uu Nabigeena Suuban Soomay Maalinta Tobanaad asagoo ku faraxsanaa Xasuusta Munaasabadii Nabi Muuse iyo Qoomkiisii [...]
(Q2) Ka Hortaga Burburka Qoyska iyo xalinta khilaafaadka lamaanaha, By. Abdirashid Osman Hassan
Xalinta Khilaafaadka Cida ugu mudan ee khilaaf haddii uu yimaado in ay xaliso loo baahan yahay waa labada lamaane ee is doortay kaligood iyadoon cid isku qasabtay aanay jirin, waxaa haboon marka hore in aanu khilaafku noqon mid sababa in burbur ku yimaado qoyskiina Haddii aad dib cajalada u yara celiso waxaa jirtay maalmo [...]
Urur Siyaasadeedka WADANI Oo Noqday Ururkii Ugu Horeeyay Ee Buuxiya Shuruudihii Ay Ku Xidheen Guddida Diwaan Galinta Ururadda Siyaasadda Somaliland
Hargeysa (OWN)- Guddida Diwaan galinta Ururadda Siyaasadda iyo Asxaabta Qaranka Somaliland ayaa maanta sheegay in urur siyaasadeedka WADANI uu yahay Ururka kaliya ee ilaa Wakhtigan soo buuxiyay Shuuradaha Wajiga Kowaad ee laga Rabay. Guddida Diwaan galinta Ururadda Siyaasadda iyo Asxaabta Somaliland ayaa waxa ay Sidaasi ku sheegeen mar ay maanta Warbaahinta kula hadlayeen Xaruntoodda Guud [...]
Ku Xigeenka Duqa Caasimada Hargeysa Oo Maayar Jiciir Ku Eedeeyey Inuu Yahay Nin Ay Madax Martay Caadifad Qabiil Soona Bandhigay Khilaaf Xoogan Oo U Xadheeya Labadooda
Hargeysa (OWN) – Ku xigeenka Duqa caasimada Somaliland Maxamed Cabdilaahi Uurcadde ayaa eedaymo aad u kulul u jeediyay Maayar Xuseen Maxamuud Jiciir, isaga ku eedeeyay inuu ka cadaystan Dagaal ku salaysan caadifad qabiil. Maayar ku xigeenka ayaa waxa uu soo bandhigay khilaaf muddo soo jiray oo u dhaxeeyay isaga iyo Maayarka Caasimadda Hargeysa Eng. Jaciir. [...]



























