Home » December, 2011 Entries posted on “December, 2011”

Tacsi ku socota Tifaftiraha Oodweyne News

Tacsi ku socota Tifaftiraha Oodweyne News

Inaalilaah Wa inaa ileyhi raajicuun Gudoomiyaha Telefiishanka Qaranka ee Yurub Cabdi Bacow, agaasimaha telefiishanka ee Yurub Khadar Xasan Cali, Abwaan Fanaan Maxamuud Cumaryare iyo xaaskiisa Marwo Kaltuun Muuse, Agaasime Xigeenka telefiishanka qaranka Mustafe Cali, Weriye Cabdilaahi Maxamed Cali, Fanaan Fu'aad Cumaryare, Madax barnaamijyada Teleiishanka Maxamed Daahir,madaxa gobolada telefiishanka qaranka Muniir Axmed Cigaal iyo dhamaanba hawlwadeenada [...]

December 31 2011 | Posted in Articles, Tacsi | Read More »

Tacsi ku socota: Tafaf-Tiraha guud ee shabakada Oodweynenews C/rashiid Jaamac Kaahin oo uu aabihii ku geeriyooday dalka Saudi Arebia. Aniga oo ah Adan Yusuf Elmi waxaan Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Tifaf-Tiraha guud ee shabakadda Oodweynenews Md, A/rashiid Jaamac Kaahin oo Aabihii Marxuun Jaamac Kaahin ku geeriyooday Wadanka Sa,udi Arebia.

  Aniga oo ah Adan Yusuf Elmi  waxaan tacsi tiiraanyo leh u  dirayaan Tifaf-Tiraha guud ee shabakada Oodweynenews  md,A/rashiid Jaamac Kaahin oo aabihii Marxuun Jaamac Kaahin caawa ku geeriyooday Wadanka Sa,udi Arebia, Sidoo kale waxay tacsi taa la mid ah u dirayaan dhammaan qoyska iyo qaraabada reer Jaamac Kaahin. Waxaan Ilaahay uga baryaynaa inuu samir iyo iimaan ka [...]

December 31 2011 | Posted in Articles, Tacsi | Read More »

anigo ah maxameddeeq muuse waxan halkan tacsi uga diraya sxbkey , cabdirashiid jaamac kaahin , geerida ku timi aabihii jaamac jaahin

anigo ah maxameddeeq muuse waxan halkan tacsi uga diraya sxbkey , cabdirashiid jaamac kaahin , geerida ku timi aabihii jaamac jaahin

inaalilaahi wa ina ileyhi raajicuun anigo ah maxameddeeq muuse waxan halkan tacsi uga diraya sxbkey , cabdirashiid jaamac kaahin , geerida ku timi aabihii jaamac jaahin , waxan uga baryaya marxuunka in ileehey janadii fardowsa geliyo , qabrigana u waasiciyo , dhamaan umadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo. sxb cabdirashiid ilaahey samir [...]

December 31 2011 | Posted in Articles | Read More »

Websiteka SomalilandVoice.com wuxuu tacsi udirayaa Tafatiraha Oodwaynenews Cabdirashiid Jaamac Kaahin oo Aabihii geeriyooday

Websiteka SomalilandVoice.com wuxuu tacsi udirayaa Tafatiraha Oodwaynenews Cabdirashiid Jaamac Kaahin oo Aabihii geeriyooday

Anigoo ku hadlaya magaca Shabakada SomalilandVoice.com waxaan tacsi u dirayaa Tafatiraha guud ee shabakada Oodweynenews Cabdirashiid Jaamac Kaahin oo aabihii Marxuum Jaamac Kaahin ku geeriyooday Dalka Sucuudiga. Ilaahay Marxuumka janadiisii fardoowsa haka waraabiyo idinkana samir iyo iimaan haydinka siiyo. Aamiin….Amiin..aamiin…aamiin Adnan Duale SomalilandVoice.com

December 31 2011 | Posted in Articles | Read More »

Dhacyo Wax-ku-qaadasho Mudan Iyo Talo Ku Ladhan

Dhacyo Wax-ku-qaadasho Mudan Iyo Talo Ku Ladhan

waa yaha aduun kani marka aad ka muhaajirto dalkaaga hooyo , waxaad la kulantaa wajiyaal badan, ku waasoo hadba sidaad uga dabaalato aad ka dhaxasho magac ama Naanays.  1999ayaan kasoo muhaajiray dalkii la is ku odhayn jiray somaliya waxaan soo galay KENYA 6bilood kadibna waxaan u soo dhaafay dhica TAZANIYA sanadii 2000 kadibna ZAMBIYA  oon 3bilood [...]

December 31 2011 | Posted in Articles | Read More »

Uuruka Wadani waa Caafimaad Soo Dhaw

Uuruka Wadani waa Caafimaad Soo Dhaw

salamu calaykum waraxmatulahi wabarakato. waxaan halkan aad iyo aad uga soo salaamayaa bahda Shabakada Caalimaiiga ee oodweynenews.com  Marka laga hadlayo Caafimaad waa shay aad u qaali oo ah qofku aanu ka maarmi Karin waxkastaana qofku waxa uu qabsan karaa marka uu caafimaadkiisu wanagsan yah yahay sidaa dartid waxa uu aaminsan yahay Ururka Wadani in caafimaadku [...]

December 31 2011 | Posted in Articles | Read More »

Dagaalada Sokeeye ee Joogtada ah

Dagaalada Sokeeye ee Joogtada ah

(By) Abdihakim Yusuf Kheire, President, Institute of Democracy & Governance, Berbera, Somaliland abdihakim_365@hotmail.com           Siyaasadu waa sida salaada; bulshadii nasiib u hesha in nidaamkooda siyaasaseed xasilo nolosheeda & mustaqbalkooduna wuu xasilaa. Bulshadii nidaamkooda siyaasadeed qalalaase & qas ku habsadona way fashilantaa. Somaliland waxay ku jirtaa marxalada adag oo gebo-gebo ah. Marxaladan waxaa astaan u ah [...]

December 31 2011 | Posted in Articles, Community | Read More »

Mudo dhan 12 Sanadood Mabd’a ayga siyaasadeed wuxuu ku qotomay aydisanaanta xisbiga Taariikhda Somaliland ilaa iminka kaga jira Baalka Dahabka ah. Waa xisbiga mucaaridka ah ee UDUB.

Mudo dhan 12 Sanadood Mabd’a ayga siyaasadeed wuxuu ku qotomay aydisanaanta xisbiga Taariikhda Somaliland ilaa iminka kaga jira Baalka Dahabka ah. Waa xisbiga mucaaridka ah ee UDUB.

Muhiimada qoraalkayganina maaha mid aan ku dhaliilayo xisbigaan mudadaas oo dhan ka tirsanaa mana aha, Taagdaro, Magac-xumo iyo Awood-daro xisbiga UDUB soo wajahday sababta aan qoraalkan shacbiga Somaliland ugu soo bandhigay. Laakiin midhbaan taabanayaa u sabab ah, ka tanaasulka iyo ka Baydhista aan ka baydhay xisbiga UDUB anigoo Wacyigan lays dhexyaacay door biday inaan ka [...]

December 31 2011 | Posted in Articles | Read More »

Open Letter to President Ahmed Mohamed Mohamoud (Siilaanyo): Fire Finance Minister Mohamed Hashi Elmi

Open Letter to President Ahmed Mohamed Mohamoud (Siilaanyo): Fire Finance Minister Mohamed Hashi Elmi

Mr. President there is no question that your administration restored public confidence and trust in the government and you are highly regarded inside the country and around the world. Your government is truly a government for the people and by the people. However, this confidence and trust has been severely undermined and tarnished by the recent [...]

December 31 2011 | Posted in Articles | Read More »

Bahda Oodweynenews.com Oo Tacsi U Diraysa Tifaftiraha Guud Ee Shabkada Oodweynenews Oo Aabihii Geeriyooday

Bahda Oodweynenews.com Oo Tacsi U Diraysa Tifaftiraha Guud Ee Shabkada Oodweynenews Oo Aabihii Geeriyooday

Hargeysa (OWN)- Guud ahaan weriyaasha, qorayaasha iyo hawl-wadeenada shabakacadda caalamiga ah ee Oodweynenews.com ee ku kala sugan daafaha caalamka, waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan tifaftiraha guud ee shabakadda Oodweynenews.com Cabdirashiid Jaamac Kaahin oo aabihii Jaamac Kaahin caawa fiidkii ku geeriyooday dalka Sucuudiga, oo beryihii u danbeeyey ku xanuunsanayay dalkaas. Waxa ay ilaahay marxuumka [...]

December 31 2011 | Posted in Community, News, Tacsi | Read More »