Holland:(OWN) Beeralayda ka gancsada Qaadka waxay bishii hore Ra’iisul Wasaaraha Kenya Raila Odinga u gudbiyeen codsi nuxurkiisu in ay dawladiisu geed dheer iyo mid gaaban u korto sidii ay uga hortegi lahayd qorshaha mamnuucida ka ganacsiga qaadka ee la filayo in uu dhawaan dhaqan gal noqon doono marka ay qalinka ku duugaan gollayaasha wakiilada iyo [...]




































