Home » January, 2012 Entries posted on “January, 2012”

Tacsi : Jamac Farax C/Waraabe

Tacsi : Jamac Farax C/Waraabe

INAALILAAHU  WA INAA ILAYHUN   RAAJUCUUN WAA XAQ Geeridu  Tacsidan Waxa Diraaya Dhamaanba  Reer Sh Farax Mahamud. Gabaar,  Iyo  Ehelkan kale Ee Magacyadoodu Hoos ku Qoranyiin,    Waxaanay Tacsidan Balaadhan u dirayaan  Dhamaanba Reer Farax Cabdi Warabe  Geerida ku Timi Jaqmac Farax Cabdi Waraabe.Oo  ku Geeriyooday magalada Burco Ee  Xarunta Gobalka Togdheer ,  Waxaanu Ilaahay Uga Baryaynaa  Inuu Ilaahay jana Fardawsa ka  waraabiyo Aamiin Idinkana  [...]

January 31 2012 | Posted in Articles, Tacsi | Read More »

MOORGAN QABASHADIISU IMSA MAALMOOD AYAY QAADAN KARTAA:MAXAA HADALBA KEENAY:by maxamuud faatixo

MOORGAN QABASHADIISU IMSA MAALMOOD AYAY QAADAN KARTAA:MAXAA HADALBA KEENAY:by maxamuud faatixo

  Gacan ku dhiigle MOORGAN waxa uu ku nool yahay nolal tii ugu xumayd, xayaatul kalb, dhumaalaysi/hadmaalagu qabandoonaa/halkan miyaa laguugu jiraa, wuxuuna joogaa KENYA naropi, xaafada iyo adreskuna waalahayaa, runtii ma adkaanayso in lasooqabto, oo waliba lagu keeno noolal, si uu tusaale ugu noqdo gacan kudhiiglayaasha kunool wadamada dibadaha ciil iyo alow naftu may iga baxdo, xayaatatii ayeey naceen, inta aanay ciil ubakhtiyin [...]

January 31 2012 | Posted in Articles | Read More »

Madarasadda al xarameyn

Madarasadda al xarameyn

                            مدرسة الحرمين لتحفيط القراءن الكريم وعلومه                       asalaamu caleykum waraxmatulaahi wabarkaatuh dhamaan umada somaliyeed meel kasta oo ay joogaan waxaan uugu bushaareynanaa in iyaga iyo caruurtoodaba ay diinta baran karaan iyaga oo [...]

January 31 2012 | Posted in Articles | Read More »

Tacsi kusocota reer KOOSAR FARAX JIRE

Tacsi kusocota reer KOOSAR FARAX JIRE

  Inaa lilaahi wa ina ilayhu raajicun. Hooyo Hiba Caydiid  Waxan halkan maanta tacsi tiiraanayoleh uga diraynaa dhamaan reer KOOSAR FAARAX JIRE geerida ku timid hooyadood HIBO CAYDIID waxanu ilaahey uga baryaynaa marxuumada inuu naxariistii jano ka waraabiyo dhamaan qaraabada, ehelka iyo ubadhey dhashey ba samir iyo iiman ka siiyo aamin aamin aamin   Waxa [...]

January 31 2012 | Posted in Articles, Tacsi | Read More »

Oodweynenews Oo Tacsi U Diraya AXMED MAXAMED MAXAMUUD (Axmed Buluxaar) Oo Ku Geeriyooday London

Oodweynenews Oo Tacsi U Diraya AXMED MAXAMED MAXAMUUD   (Axmed Buluxaar) Oo  Ku Geeriyooday London

  Guud ahaan bahda Oodweynenews waxay tacsi u dirayaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday marxuum Axmed Maxamed Maxamuud (Axmed Buluxaar)  xalay saqdii dhexe  ku  ku geeriyooday magaalada London ee cariga ingiriiska.   Waxaana ay ilaahay uga baryayaan inuu jannadii fardawsa ka wraabiyo ehelkii iyo qarabadii uu ka baxayna inuu samirka iimaan ka siiyo.   Aamiin Aamiin [...]

January 31 2012 | Posted in Articles, Tacsi | Read More »

OWN: Ku Soo Dhawaada Maansadii Labaad Ee Silsilad QAAFLEEY “Qabqab-dhaafay” Iyo Axmed Kayse

OWN: Ku Soo Dhawaada Maansadii Labaad Ee Silsilad QAAFLEEY “Qabqab-dhaafay” Iyo Axmed Kayse

  Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa maansadii 2aad ee Silsilada cusub ee QAAFLEEY oo uu tirinayo Axmed Kayse Aadan (Qaran-jire) oo ku sugan magaalada Hargeysa. Waxa uu isna weerar culus ku hayaa qurbe-joogta oo illaaa hadda wax jawaab ah laga la’ yahay. [Audio clip: view full post to listen] Ama KA DHAGAYSO MOBILE-KAAGA halkan ka [...]

January 31 2012 | Posted in Community, News | Read More »

OWN: Waraysi-faneed Xiiso Badan Oo Aanu La Yeelannay Fannaanka Cabdirisaaq Saleebaan Gaas (QAYBTII 1AAD)

OWN:   Waraysi-faneed Xiiso Badan Oo Aanu La Yeelannay Fannaanka  Cabdirisaaq Saleebaan Gaas (QAYBTII 1AAD)

  Norway (OWN)- Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa barnaamijkii fanka iyo suugaanta oo aanu waraysi-faneed aad u xiiso badan kula yeelanay  Fannaanka  codka macaan ee Cabdirisaaq Saleebaan Gaas,  oo ka mid ah fannaaniinta  aadka loo xiiseeyo.  Waxaana waraysiga qaaday Wariyaha Oodweynenews ee Dalka Norway   Cabdilaahi Raaxeeye , ee dhegaysi wacan–    [Audio clip: view full [...]

January 31 2012 | Posted in Community, News | Read More »

OWN: Ku Soo Dhawaada Barnaamijka XOG-DOON Oo Aanu Idiinku Soo Gudbin Doonno Afkaarta Dadweynaha Hargeysa Ee Shirka London

OWN: Ku Soo Dhawaada Barnaamijka XOG-DOON Oo Aanu Idiinku Soo Gudbin Doonno Afkaarta Dadweynaha Hargeysa Ee Shirka London

Hargeysa (OWN)- Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa barnaaminkeennii XOG-DOON oo aanu ku soo bandhigi doonno rayi aanu ka uruuriy qaar ka mid ah dadweynaha reer Hargeysa, oo aanu wax ka waydiinay aragtidooda ku waajahan shirka Soomaalida loogu qabanayo Ingiriiska inay Somaliland ka qayb-gasho iyo in kale. [Audio clip: view full post to listen] Ama KA [...]

January 31 2012 | Posted in Community, News | Read More »

Baaq Kusocda Beelaha Muuse Ismaaciil.

Baaq Kusocda Beelaha Muuse Ismaaciil.

    Baaqan Waxan u dirayaa Beelaha Muuse Ismaaciil ee kala ah Yoonis Muuse  Maxamed Muuse  iyo  Saalax Muuse.   Waxan ugu baaqayaa sida ug dhakhsaha badan Gaadhi weyn oo xammuul ah iyo Gaadhi yar oo adeegga xaaska ah iyo guri ugu yaraan (6) qol ah iyo lacag dhan $ 20 kun oo dollar oo [...]

January 31 2012 | Posted in News | Read More »

REER BUUHOODLE:IDINKAA RABIGIIN RASAAS KABARYEE KU RAAXAYSTA REENKA KAARAHA By: Axmed C/llaahi Maxamud (Baaryare)

REER BUUHOODLE:IDINKAA RABIGIIN RASAAS KABARYEE KU RAAXAYSTA REENKA KAARAHA By: Axmed C/llaahi Maxamud (Baaryare)

  Asalaamucalaykum waraxmatullaahi wabarakaatu.   Salaan  guud kadib waxaan kale oo aad u salaamayaa dhamaan bahda saxaafada Somaliland ee madaxa banana.   Intaas kadib hadaan ujeedada fekradayda  bilaabo 21ka sanadood ee ay dawlada JAMHURIYADA SOMALILAND jirto afartii madaxwayne ama afartii dawladood ee ukaladanbeeyey midna koma guulaysan in ay gaadho degmada BUUHOODLE waxayna 21 kaasanao reer BUUHOODLE u [...]

January 31 2012 | Posted in Articles | Read More »