Oodweynenews.com

Baarlamaanka Soomaaliya oo ka dooday miisaaniyadda dawladda
Muqdisho (OWN)K-ulan ay Baarlmaanka Soomaaliya manta ku yeesheen, magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay uga doodeen miisaaniyada dowladda ee Sadaxdii bilood ee u danbeyey ee sanadkii la soo dhaafay.

Kulankaasi waxa warbixin laga dhageystay Guddiga Maaliyadda ee Baarlamaanka kuwaas oo warbxintooda ku sheegay in ay jiraan, qaladaad ku saabsan habka maamulka iyo maareyntra maaliyadda dowladda oo dhacay. Waxanuu Guddigu uu Baarlamaanka soo hordhigay, talooyin ay is leeyihiin, waxaa lagu saxi-karaya, khaladaadka jira.

Wariyahayaga, magaalada Muqdisho, Mahamed Ibrahim Macalimuu ayaa waxaa uu kulanka maanata, ka wareystay Gudoomiyaha Guddiga Maaliyadda ee Baarlamaanka, Sheekh Aden Mad-Deer oo sidatan u jawaabay.

Oodweynenews.com,Hargeys Office

Dad ku Dhintay Duufaan ku Dhufatay Mareykanka
Duufaan xoog leh ayaa  shalay burbur xoog leh u  geeystay bartamaha  iyo Bariga  gobolka Oklahoma. Meelaha  sida  xun  ay  duufaantu  u waxyeeleesay ayaa waxa ka mid ah magaalada Moore oo ku taala Duleeydka magaalada Oklahoma. Waxaa la xaqiijiyey in ugu yaraan 51 ay ku dhinteen duufaan ku dhufatay dalkan Mareykanka, dadka dhintay ayaa waxaa ka mid ah 20 caruur ah ku sugnaa iskuul ay duufaantu ku dhufatay oo ku yaalla gobalka Oklahoma. Tirada dhimashada yaa laga cabsi qabaa inay kororto. Maxamuud Weheliye oo ka mid ah Soomaalida ka shaqeysa gaadiidka waaweyn ee isaga goosha gobolada dalkan maraykanka iyo Canada oo markii ay duufaantu ku dhufatay gobolkaa ku sugnaa Oklahoma City ayaa sheegay inuu arkay geedo waa waaweyn oo ay dhulka dhigtay Sidoo kale meelaha laga dareemay duufaantaasi ayaa waxaa ka mid ah gobolka Missouri oo ku dheggan Oklahama. Mahad Nageeye Cumar oo isna ka mid ah Soomaalida ka shaqeysa gawaarida xamuulka ee isaga gooshta gobolada dalka Maraykanka, kuna sugnaa Missouri markii ay duufaantu ku dhufaneysay, ayaa sheegay inay aheyd duufan xoogan oo ka lumisay inuu gaariga wadada ku  hayo hase ahaatee aaney gaarin wax khasaare ah

We will defend Somaliland,” Ethiopian PM Hailemariam Desalegn
Ethiopian Prime Minister Hailemariam Desalegn declared bi-partisan support for Somaliland in the case of military action against the threat from neighboring Somalia and other external militants such as al Shabab.

The Prime Minister delivered the keynote speech this weekend in the Ethiopian Parliament in front of Ethiopian legislators.

Mr. Desalegn specified that Ethiopia is ready to provide diplomatic, military, and economic support to Somaliland “should they need it”.

He underlined the long bilateral relationship between the two Horn of African states saying Somaliland and Ethiopia cooperate on many fields including security, economy and education.

He told the Ethiopian lawmakers that he recently dispatched more than a dozen directors and chairman to Somaliland as a part of a high-level technical committee that will study ways to enhance relations. He said he wants to expand existing ties to reflect on the modern geopolitics of the region.

The Prime Minister hopes the two sides will soon sign an official bilateral strategic cooperation agreement. The technical committee has been doing its studies for the past three years. Last year the gathering was held in the Ethiopian chartered city of Dire Dawa and this year in the Somaliland capital Hargeisa.

“Somaliland is a friend and a key strategic ally for Ethiopia. We will spare no expense to defend and protect Somaliland. We are ready to extend an arm of support to our Somaliland brothers every time they are in need of one,” he told the Parliamentarians.

He said that the Ethiopian armed forces were ready to fight along side those from Somaliland and offer them technical support as well as training. He said he was wary of militants from Somalia who are spurring out off that country due to military pressure from the African Union troops (AMISOM).

He did not specify if Ethiopia would support Somaliland forces against armed forces from from Somalia but he has indicated Addis Ababa will spare no expense to ensure the existence of Somaliland. He strongly emphasized that his government will standby Somaliland against any threat from “any direction”.

This is the first time one of the key nations in East Africa has openly offered its direct support for Somaliland since ending its bitter marriage with Somalia two decades ago.

The keynote speech by Mr. Desalgn comes during time when there is diplomatic rift between Hargeisa and the internationally recognized but powerless government in Mogadishu.

Equally it coincides with Somaliland’s 22nd anniversary of Independence from the rest of Somali Republic.

His message has received overwhelming support throughout Somaliland and residents have welcomed PM Desalegn’s strong support. Somalilanders consider Ethiopia the closest ally and their ties traces back to more than 300 years.

It was just weeks ago when Prime Minister Desalegn received the Somaliland President Ahmed Silanyo at his official residence in Addis Ababa.

The two heads of State concurred on the enhancement of security, education and commercial ties.

“Somaliland and Ethiopia share cordial relations of which we are determined to not only sustain but enhance as well,” President Silanyo told Somaliland and Ethiopian reporters.

On his part, Prime Minister Hailemariam, expressed Ethiopia’s interest in fostering stronger relations with Somaliland based on mutual benefit.

He said “Ethiopia is ready to further bolster its relations with Somaliland administration in the areas of trade, education, capacity building and port services.”

He also underscored that Ethiopia will extend support to Somaliland in order to ensure that Al-Shabaab forces who are fleeing from Somalia will not pose a threat to Somaliland.

Oodweyne News/translated by Somali-Ethio

In Somali:

Saturday, May 18th, 2013

Ra’isal wasaaraha Ethiopia Oo Khudbadiisii Uu Maanta Hor Jeediyey Baarlamaanka Kaga Hadlay Xidhiidhka Somaliland Iyo Ethiopia

ADDIS ABABA(OWN) - Ra’isal wasaaraha dalka Ethiopia Hailemeriam Desalgne oo maanta ka hadlaayey baarlamaanka dalka Ethiopia ayaa khudbadiisii wuxuu ku soo hadal qaaday xidhiidhka Somaliland iyo Ethiopia oo uu ku tilmaamay mid aad u muhiim ah oo ay ka go’antahay inay dawladiisu xoojiso.

Ra’isal wasaaraha dalka Ethiopia wuxuu sheegay in Somaliland iyo Ethiopia ay iska kaashadaan dhinaca nabadgelyada, isla markaana labada dal ay ka shaqaynayaan sidii ganacsiga labada dal loo balaadhin lahaa wuxuuna sheegay in ay dawladiisu dhawaan u dirtay Somaliland ugu yaraan toban agaasime iyo wasiir ku xigeeno si loo sii ambaqaado wada xaajoodka arrintaasi lagu dar dar gelinayo.

“Somaliland waa saaxiib iyo garab muhiim ah oo Ethiopia leedahay waxaa naga go’an wax kasta oo ay nagu qaadato inaanu difaacno oo ilaalino Somaliland, diyaarna waanu u nahay markasta oo ay noo baahdaan walaalahayo Somaliland inaanu garab istaagno” ayuu yidhi Ra’isal wasaaraha dalka Ethiopia Hailemerium Desalgne.

Ra’isal wasaaraha dalka Ethiopia wuxuu sheegay inay ciidamadda Ethiopia diyaar u yahiin inay ka bar bar dagaalamaan ciidamadda Somaliland, tababar u fidyaan isla markaana haddii loo baahdo ay siiyaan gacan kasta haddiiba ay dhacdo inay Somaliland khatar kaga timaado kooxaha xag jirka ah ama dhinaca Soomaaliya “ciidamadda Ethiopia diyaar ayey u yahiin inay siiyaan taakulo iyo gacan ciidamadda ammaanka Somaliland haddii loo baahdana waxaanu diyaar u nahay inaanu Somaliland ka difaacno khatar kasta oo kooxaha xagjirka ahi ku soo qaadaan ama dhinac kale kaga timaadda” ayuu yidhi Ra’isal wasaare Desalgne.

Hadalkani ka soo baxay ra’isal wasaaraha dalka Ethiopia ayaa ah taageeraddii dhinaca afka ah ee ugu balaadhnayd ee Somaliland ka hesho hogaamiye dal ku yaalla beriga Afrika, Ethiopia ayaa ah saaxiibka ugu dhaw ee Somaliland ku leedahay mandaqadda Geeska Afrika.

Hadalka ra’isal wasaaraha dalka Ethiopia ayaa ku soo beegmaya xilli ay Somaliland ku socdaan dagaalo diblomaasiyadeed oo kaga imanaya dawladda aan itaalka lahayn ee Muqdisho ka talisa, hadalkani ayaa sidoo kale ku soo beegmaya 22 sanno guuradda madax banaanida Somaliland

Oodweynenews.com/Ethiopia

As for my opinion, I welcome the visionary thinking of Mr. Desalegn. You have to seek ties first with those who like you then build from there and increase the sphere. You have to save lives, resources and energy by combining resources with valuable partners. I don’t see why Somaliland has to fight enemies of Ethiopia on its own and Ethiopia should fight them on their own. We should tackle them together and jointly serve key interest regions together.

Its a win-win relationship based on mutual benefits. Ethiopian policy makers should help promote what I always try to put forward. Partnership, cooperation and integration. On both sides there are people who always want isolation and who are governed by fear and guided by suspicious, darkness, secrecy and fear of the unknown.

I like fearless and forward thinking and breaking the barriers of culture, hate, history, language, etc.

http://www.ethiopianreview.com/forum/viewtopic.php?f=2&t=53171

Halkan Ka Daawo Sawirada Safiirka Qaramada Midoobay U Qaabilsan Arimaha Somaliland iyo Somaliya Oo Maanta Dalka Yimid iYo Soo DHawayntii Madaxtooyada
Halkan Ka Daawo Sawirada Safiirka Qaramada Midoobay U Qaabilsan Arimaha Somaliland iyo Somaliya Oo Maanta Dalka Yimid iYo Soo DHawayntii Madaxtooyada

OGAYSIIS DHAMAN JAALIYADA SOMALILAND EE MAGAALADA BRISTOL UK
WAXA DHAMAAN LA OGEYSIINAYAA DADWEYNAHA REER SOMALILAND EE DEGEN  WADANKA UK  GAAR AHAAN BRISTOL IYO NAWAAXIGEEGA, IN LA QABAN DOONO DABALDAGII SANAD GUURADII 22aad EE KA SOO WAREEGTAY GOONI ISUTAAGA SOMALILAND. DABALDAGAA OO UU MARTI  INOOGU YIHIIN WAFTI UU HOGAAMINYO MADAXWAYNE KU XIGEENKA JAMHURIYADA SOMALILAND  MUDANE CABDIRAHMAN CABDILAHI  ISMACIIL (SAYLICI).

WAXA KA MIDA WAFTIGA:

1. MADAXWAYNE KU XIGEENKA JAMHURIYADA SOMALILAND MUDANE CABDIRAHMAN CABDILAHI     SAYLICI IYO MARWADIISA  MARWO RAXMA XAAJI MUXUMED SULDAAN

2. LATALIYAHA MADAXWAYNAHA ARIMAHA HAWEENKA MARWO AMAAL XAAJI MIISAAN

3. WASIIRKA MAALIYDA SOMALILAND MUDANE CABDICASIIS MAXAMED SAMAALE

4. WASIIRKA GANACSIGA MUDANE CABDIRISAAQ KHALIIF AXMED

5. WASIIRKA DIFAACA MUDANE AXMED XAAJI CALI CABDI (CADAMI)

6. WASIIR KU XIGEENKA WAXBARASHADA MUDANE CALI XAAMUD JIBRIIL

7. GUDOOMIYE KU XIGEENKA KOOWAAD EE XISBIGA KULMIYEMUJAAHID MAXAMED KAAHIN

8. XILDHIBAAN CABDILAHI XUSEEN CIGE (BALAAKI)

9. SAFIIRKA WAREEGA MUDANE KAYSAR CABDILAAHI

DABALDAGAASI WAXAA UU KA DHACAYAA HOTELKA WAYN  EE LA YIDHAAH

BRISTOL HOTEL (Jurys Hotel), PRINCE STREET BRISTOL , GB BS1 4QF

DABAALDAGAAS WAXA UU DHACAYA MAALINTA SALAASADA EE BISHAN MAY TAHAY 21, 2013 SAACADU MARKAY TAHAY 7PM ILAA 12AM.

DABALDAGAAS OO AH MID BILAA LACAG AH.

WIXII FAAHFAAHIN AH WAXAAD LA SOO XIDHIIDHAA GUDIDA QABANQAABADA

1. MAXAMED XASHI BACADO  TEL: 07712295077

2. CABDIXAKIN QOOTAALI  TELL: 07446481718/07886887462

3. AXMED CUMAR XASAN (AXMED CADAAD)  TELL:  077954 31216

4. AXMED ADAN MOOGE  TELL: 07950682443

5. HANAD YAASIIN JAAMAC  TELL: 07825955849

Halkan Ka Dhageyso Wareysi Aanu La Yeellanay Gudoomiyaha Qaban Qaabada Xaflada 18MAY Ee Magaalada Jönköping Ee Dalka Sweden oo La Dhigayo 25.05 & Koob Kubada Cagta Ah oo Munaasibadan Loogu Tallo Galay oo Maalintaa La Qabanayo
Dhageystayaasha qiimaha badan waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa wareysi aanu la yeelanay gudoomiyaha qaban qaabada xaflada 18 MAY ee magaalada Jönköping ee dalka Sweden Mr: Maxamed Cali Faarax (Maxamed Deeq), Mudane maxamed Deeq ayaanu ka wareysanay xaflada oo ay dib ugu dhigeen 25 bishan & koob kubada cagta ah oo isla maalintaa ay qabanayaan kaasoo ay ugu tallo galeen munaasibada maalinta 18 MAY, Hadaba wareysigaa oo dhan dhageysi Haboon:-

AMA HALKAN KA DHAGEYSO

Photo: Mr: Maxamed Deeq

Barkhad Cabdillaahi Maxamed

Oodweynenews.com/Sweden

Barkhad11@live.com

Barkhad Abdillahi Oodweynenews

Mudaaharaad Maanta Ka Dhacay Magaalada muqdisho
Mudaaharaad maanta ka dhacay  Inta u dhaxeysa fagaaraha  seyidka  iyo berta Nabadda ee magaalada Muqdisho

Mudaaharaad ayaa waxaa looga soo horjeedaa xildhibaano katirsan Baarlamanka soomaaliya Oo dhawaan ka keenay mooshin xukoomadda soomaaliya.

Dadka dibad baxa dhigayay ayaa waxaa ay ka kala yimaadeen 17-ka Degmo ee Gobalka Banaadir iyagoona ka codsaday Xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya in ay ka laabtaan Mooshinka ay ka keeneen xukuumadda uu hogaamiyo R/Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid.

Waxaa saxaafadda la hadlay qaar ka mid ah  dadka haalkaas ka mudaharaadayey  waxaaayna Madaxada  dowladda ugu baqeen  in ay xiligaan aasan is qab qabsan islamarkaana ay ka fiirsadaan wax walbo oo sumcad xumo u keeni karo .

Oodweynenews.com/Muqdisho

Kenya Oo Ka Hadashay Lamaane Ciidamada Kenya Ku Dileen Dalkaasi
Kenya (OWN)-Saraakiisha Ciidamada Boliiska dalka Kenya ayaa faafaahin ka bixiyay ruux iyo xaaskiisa oo Maalintii Axadii ciidamada Boliiska ay ku dileen Magaalada Nairobi ee dalka Kenya,iyagoo Boliiska ku tilmaamay waxa loogu yeero Argagixiso.

Sida wargeyska Daily Nation uu ka soo xigtay saraakiil ka tirsan Boliiska dalkaasi Shaqsigii dhawaan lagu dilay Nairobi waxaa lagu Magacabaa Felix Nyangaga Otuko,waxayna sheegeen Boliiska inuu ahaa xubin ka tirsan Al-shabaab,islamarkaana tababar uu ku soo qaatay dalka Soomaaliya.

Wuxuu tilmaamay Boliiska Kenya in Felix Nyangaga Otuko, uu Magaalada Nairobi ka deganaa Hoteel,isagoona halkaasi ku diyaarinayay qaabkii uu u fulin lahaa weerarka uu la damacsanaa inuu ka geysto gudaha dalkaasi Kenya gaar ahaan Magaalada Nairobi,sida uu Daily Nation u sheegay Ndegwa Muhoro oo sarkaalka Boliiska ka tirsan.

Otuko,wuxuu ahaa nin si wanaagsan u tababaran,laakiin kadib geeridiisii waxaana halkii uu deganaa ka soo helnay hub nuucyo kala duwan leh oo waxyaabaha Qarxa ay u badnaayeen,ayuu Mr Ndegwa Muhoro,isagoo hadalkiisa siiwatana wuxuu intaasi sii raaciyay in ninka uu ahaa nin aad u hubeysan.

Sarkaalkaan ka tirsan Ciidamada Boliiska Kenya ayaa ka sheekeeyay qaabka ciidamada Nairobi ugu suurtagashay inay dilaan ruuxaan,isagoona hoosta ka xariiqay in weerar ay ku qaadeen ciidamada Boliiska hooyga ay deganaayeen Lamaanahan,iyagoo rasaas ooda kaga qaaday ka hor inta aysan toogan Boliiska Ninka iyo Xaaskiisa waxaa goobta daqiiqado kooban ka dhacay isadhaafi rasaas.

Wuxuuna goobta uu ku dhaafay ninka laga shakiyay Falalka weerarka ah lix sarkaal oo ka tirsan Boliiska Kenya,isaga iyo xaaskiisana goobta ayaa lagu toogtay.

Ndegwa Muhoro,ayaa xaqiijiyay in ruuxaasi uu ka tirsanaa shabaab,islamarkaana uu damacsanaa weeraro uu ka fuliyo Nairobi.

Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay dhanka Al-shabaab oo ku aadan warkaan ka soo baxay Kenya.

risaala

Oodweynenews.com,Hargeysa

Xisbiga UCID oo Cambaareeyey Madaxweynaha Somaliya Faro Gelintii uu Ku Sameeyey Arimaha Gudaha Ee Dalka Somaliland
JAMHUURIYADDA SOMALILAND

REPUBLIC OF SOMALILAND

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka

UCID

Justice and Welfare Party

Date: 20/05/2013

Ujeedo: Warsaxaafadeed

CAMBAARAYN

Xisbiga caddaalada iyo Daryeelka ee UCID, waxa uu u taaganyahay ilaalinta jiritaanka Jamhuuriyada Somaliland, fulinta go’aanka shacabka ee madaxbanaanida Jamhuuriyada Somaliland. Waxa aanu si aad ah u cambaaraynaynaa fara-gelinta iyo xad-gudubka siyaasadeed ee joogtada ah ee ay dawlada Somaliya ku hayso Jamhuuriyada Somaliland.

Hadalka ka soo yeedhay wasiirka warfaafinta Somaliya waxa uu muujinaya khiyaamada ay dawlada uu ka tirsanyahay kula jirtay qodobadii ka soo baxay shirkii Ankara, waxaanu leenahay dawlada uu hogaamiyo Xasan Sheekh waanu garanay ula jeedada aad ka lahaydeen wadahadaladii inoo socday inaad midnimo muusaysan hoosta ka wadeen.

Waxa aanu leenahay joojiya riyada aad ku jirtaan, kuna laabta xaqiiqada ah inay dalka iyo hawada Jamhuuriyada Somaliland midna aanay ka mid ahayn Somaliya, nahayna laba dal oo jaar ah.

Xuseen Xasan Badmaax

Ku-xigeenka arrimaha gudaha

Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka (UCID)

MADAX WAYNE WAAD KU FASHILANTAY DUGSIYADII HOSE DHEXE AAD KU FANI JIRTAY INAD KA DHIGTAY BILAASH.
Marka hore waxan salmaya saxafada sharafta leh, bacda salan waxan jeclaystay inaan laba kal madood ka idhaahdo Balan qaad kii madax waynaha JSL ee ahaa Bilaashka ayan ka dhignay Bilaash.

Sidaynu wada ogsoonahay madaxwayna jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmex Maxamed Maxamuud Siilanyo iyo Xisbigiisa uu hogaaminayo ee Kulmiye waxay balan qaadeen balan qaadyo badan oo uu ka mid yahay DUGSIYADA HOSE DHEXE OO FREE AH.

Anigoo ka mida waalidiinta Ardayda waxa ka barata Dugsiga hoose dhexe ee SHEEKH BASHIR, waxan halkan ka cadaynaya Mudane Madaxwayne iyo Mudane Wasiirba, in mudo bilo ah ba lanaga qaadayay bishii schoolka iyo waliba lacagyo dheerada oo wiigle ah oo ku dhow tiro ahaan inta laqaado bishii,

Hadaba ma laga yaba Mudane Madaxweyen iyo Wasiirba inaan anigu la soconin goaan dambe oo ka dambeeyay kii aad balan qaadeen,  mise waxan odhan karnaaba Maamulaha iyo Macalimiinta Sheekh bashiir ayaa buriyay qodobkii dhama eee aad ku faani jirtay ama uu ku faani jiray xisbiga Kulmiye.

Guntii iyo gababa gabadii

Mudane Madaxwayne iyo Sacaadatal Wasiirba waxan talo ku soo jeedin laha inaydaan mardanbe ku faanin Dugsiyada Hoose dhexe ee wadanka ayan ka dhignay FREE, tasoo ay ugu wacantay in Maamule yar iyo Macalin yari Jabinayaan goaankii qaran ee aad goaanka ku gaadheen.

Waxaba ka sii daran Ma sidaas ayaay Wasaarada Waxbarashadu ku hiigsanaysaa Mustaqbalka dhaw in ay Dugsiyada sarena ka dhigto FREE,  taas waxaan filaya inay noqon doonto hal bacaad lagu lisay ilaa inta wax laga qabanyo Dugsiyada Hoose dhexe ee JABINAYA Goaankii Madaxwaynaha ee Digreetada ku soo baxay. ee uu ka kawyahay Dugsiga hose dhexe ee SHEEKH BASHIIR oo caadaystay arinkan oo ka dhigay mid sidii hore ku soo celiyay ardaydii.

Allah ayaa mahada iska leh

Q. Mohamed Hussein Jama.

Afeef; Arragtida maqaalkani waxay ku kooban tahay ciddii soo qortay oo kaliya annagu haddii aanu nahay OOdweynenews waxaan markasta leenahay magacaagu yuu noqon mid xumaan ka marakaca haka talin masiibiyo wax makhluuqa kala dila