Nuxurka Shir-Doceedyo Ay Fooda Isdareen Madaxweyne Kuxigeenka iyo Odoyaasha Waxgaradka Gobolka Awdal

Nuxurka-Shir-Doceedyo-Ay-Jilbaha-Is-Dhigeen-Madaxweyne-Kuxigeenka-iyo-Odoyaasha-Waxgaradka-Gobolka Awdal

 

In ka badan boqolaal Kamid ah Waxgaradka, Odoyaasha, Culimada, MadaxdaDhaqanka, iyo Qeybaha kala Duwan ee Bulshada, ayaa qeyb ka ahaa ShirarDoceedyadan, oo qaarkood garnaqsi iyo in Si Qaawan loo Wada hadlay.

.Walow ay Shirarkan ku kali ahaayeen dhinaca XukuumadaMadaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi(Saylici),

iyo
Gudoomiye/kuxigeenka Golaha Wakiilada Axmed-yaasiin SheekhCali.Ayaanle, oo loo Gudbiyay Nuxurka tabashada iyo Waxa laga tirsanayoiyaga laf ahaantooda, (Madaxweyne-Kuxigeenka,Gudoomi ye Kuxigeenka), iyoXukuumadda ha u horeeyo(Madaxweynuhu iyo Wasiirka Gudaha), ay
katirsanayeen.

 

 

Shir-doceedyadan, oo Wajiga hore ee Kulanadoodu aad u adkaayeen, Waxaay Qaar Kamid ah Odoyaashu ka dalbadeen Madaxweyne Kuxigeenka in
Xukuumada Looga baahan yahey Dhaqaale lagaga hawlgalo Sidii loo soogabagabayn lahaa Arinta la Xidhiidha Suldaan Wabar iyo Jabhadiisa, taas oo
kahadlkeeda ay sitoos ah u Sheegeen haseyeeshee, MadaxweyneKuxigeenku Waxa uu Shirkii ugu Dambeeyay u hadley Si adag,

 

isagoo siqoto
dheer ugu garnaqsadey, hadal furan iyo Mid Hoose labadaba Waxa uu Coddheer ku Sheegay in Madaxweyne Kuxigeenkii (Hore usoo Qabtey),Iyo
Madaxweynihii Daahir Rayaale soo Qabtey iyo Kuxigeenka ay Maanta ReerAwdal joogaan,

 

 

intuba Tahey mid Illaahay keenay oo aan Cidina Awood kuhelin Sidaa daraadeedna 27 Sano oo Somaliland jirtey, Gobol ahaan Reer
Awdal ku Dhismeen Dhaqaale ahaan Waxbarasho ahaan, Caafimaad ahaaniyo Door Siyaasadeed intaba, Sidaa daraadeedna hadii Tabashadu Tahey  inBeelaha Reer Awdal dhexdoodu isu daniyaan In laga Sadbursadey aaney
taasi marnaba ku Suurtagaleyn in Nabedgalyo Darro Wax lagu kala qaato.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker