Goloyaasha Guurtida iyo Wakiilada Somaliland oo ka hadlay Colaadda Ceel-afwayn iyo Dagaalka Tuka-raq Kal-fadhigoodii Maanta ay Yeesheen.

Hargaysa:- (OWN) Kal-fadhiyadii Maanta ee Golayaasha Guurtida iyo Wakiilada Somaliland Ayaa lagaga hadlay arimo dhawra oo ay kamid tahay Nabadaynta Colaadda Ceel-afwayn Iyo Dagaalka Tuk-raq Waxaana kala Shir Gudoominayay Gudoomiyaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan Iyo Wakiilada  Baashe Maxamed Faarax.

(HALAKAN KA DAAWO MUUQAALKA)

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker