|

Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland oo Ka Hadlay Sababaha Baajiyay Xuska Munaasibada Aasaaska ciidanka Iyo Arimo Kale

 Hargeysa (OWN)- Taliyaha Cidanka Qaranka Somaliland  General Maxamed Xasan Cabdilahi (Jidhif) ayaa sheegay ka qaadey inaanay jirin Ciidan Maxbuusyo ah oo ka tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland, kuwaas oo laga qabsaday Dagaalkii u danbeeyay ee ka dhacay Magaaladda Buuhoolle.

 

Taliyaha ciidanka Qaranka Gen. Jidhif oo hadal fariin ah oo ku wajahan xuska maalintan warbaahinta u mariyay dhamaan ciidan-weynaha qaranka ayaa ugu horayn hambalyo u diray Ciidamada Qaranka iyo qoysaskoodaba iyo Guud ahaan shacbiga Somaliland oo uu u rajeeyay inay sanadkan kiisa kale ku gaadhaan bash-bash iyo barwaaqo.

 

Taliye Jidhif waxa uu sidaas ku sheegay mar uu maanta xafiiska Miiska Saraakiisha ugu waramayay qaar ka mid ah warbaahinta Dalka waxana uu yidhi “Ciidamada Qaranka Somalilalnd wax alalle iyo wax Ciidana oo ay dagalameen majiro waxa dagalamay laba kooxod oo midna Somaliland tageersan tahay oo diidan tahay Cali Khalif Galaydh iyo qaar tageersan Galaydh, ay ku dhexmaray dagalkasi anaguna (S/land) waanu kale dhex galay wax cidana oo aniga (S/land) la iga qabsaday majirto la iga qabsan mayana waligayn askari maan lumin” ayuu yidhi Taliye Jidhif.

 

Dhanka kale Taliye Jidhif waxa uu sheegay in la qabtay Dagaal ooge Cali Khaliif Galaydh, waxana uu sheegay in Sirdoonka Dalka Itoobiya ay xabsiga ku hubsadeen Siyaasiga guurguurka badan ee Cali Khaliif Galaydh “Waxa naloo sheegayaa in Dagaal oogihii Cali Khaliif Galaydh xalay lagu qabtay Magaaladda Jigjiga oo si xun loo qaadey dawladda itoobiyana wax aanu ka wadda soconaa dhanka nabadgelyadda, waxaanu lee nahay wadda tashi, waxaanu leenahay inaanu ka ilaalino wixii dhibaato ah, waanuna ka ilaalinaynaa” ayuu yidhi Taliye Jidhif .

 

Taliyuhu waxa uu iftiimiyay sababta ay u baaqatay xuskii loo samayn jiray munaasibadan, taas oo uu ku tilmaamay in xeer milateri jidaynayo in taliyaha ciidanka qaranku haddii aanay mudada xil hayntiisu gaadhin Lix bilood ka warami Karin ciidanka qaranka waxaanu xusay inay jiraan fadhiisimo badan oo aanu soo marin mudadii koobnayd ee uu xilka taliye-nimo ee ciidanka qaranka hayay.waxa uu balan-qaaday in sannadka soo socda ay weynayn doonaan munaasibada aasaaska ciidanka qaranka.

 

Taliyaha Ciidamada Qaranku waxa uu gabo gabadii cadeeyay in ciidanka qaranku ay ku sugan yihiin fadhiisimadoodii jiidaha kala duwan ee gobolada bariga Somaliland isla markaana aanay jirin awood dib uga soo riixi karta goobaha ay ku sugan yihiin.

Oodweynenews.com/HargeysaOffice2

66 Responses for “Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland oo Ka Hadlay Sababaha Baajiyay Xuska Munaasibada Aasaaska ciidanka Iyo Arimo Kale”

  1. Jamaac says:

    Nimco hoodo siil keeda war Kama hayso inta leeg yahay bal gacan is geli Horta timaha na iska xiir kugu baxay adoo siil ka jeexan yahay baad rag la hadalaysa wax ka shegaysaa adoo kale siil kan ciid kaga shubna ha ku kacsi beshe

  2. Abdiazeez says:

    Jamac
    nin ragga oo inan sidaa u caayey weligay maan arag adiga mooyaane. Waxay ilatahay inaad hooyadaa iyo aabahaa isku kalsooneyn habeenkay faraka ciyaarayeen. Khayrkaa aduun dhan bay maamulaan adna aan meeshaba joogin ayaad ku caayeysaa meesha. Muraayadda isku EEG adeer waxweyn baa kaa qaldane.

  3. Jamaac says:

    Adeer Anigu ilnama xalala baan ahay nagahan xun ee Qayila ee hargaysa joga iyo Burco Ayaa ee jarmaal ku waso BAA dad wax ka shegaya

  4. Jamaac says:

    Adeer Anigu ilnama xalala baan ahay nagahan xun ee Qayila ee hargaysa joga iyo Burco Ayaa ee jarmalka ku waso BAA dad wax ka shegaya

  5. BUUHOODLE ROGMAY BAL MAXAA CALI KEENAY! says:

    Jamac waa wicil wicil dhalay saa ruux dumaruu sidaas u caayayaba dhaqanka nin harti ah waa ka baxsanyahay,,,,,hadaan arkilahay waa sumayn lahay umalayn mahayo inuu walad sax yahay aad.

  6. Abdiazeez says:

    Jamaac

    Walahi ninka ragga ahi innanu dumar u jawaaabin ee geesiga ahi lkn adigu koley waax dumar baa kaa muuqata ama naaso lahow ama xubin kale lkn waxuun baa kaa siya. Dumar cay male, dumaroo dhan Hooyo iyo walal u aqaan waana dhibna malaha. Hargeisa iyo Burco hadii laguu diidey waxba hablaa haku meeraysan ee ragga iska celi. Koley doofle nimadii baad laweynaatee yaraantiite.

  7. Abdiazeez says:

    Jaamac

    Hadaad cadaysatay inaad darood tahay, dumarka ragga latirsadaa waa udinka uun. Anigu dhilo darood Kama sheekaynayo waayo aduukaaba laga yaqaan oo kamaradaa ayey isu qaawiyaan iyagoo adhigii aay raaci jireen kasoo yaacay. Markaa qurjillow hablaa noo daa walee hadii kale waan kugu qaawin halkan naagyoow.

  8. aasiya says:

    abdiazeez
    salan gobeed inadero wanku garan wayoo qoralkaagii ayan garana wayey markaas waxn is idhi malaha isagiimaha hadad tahay abdiazeez sii hor wan ku salamay indero

  9. Abdiazeez says:

    Aasiya

    Indr salaan qaaliya, qoraalkii buluuga ahaa ayey oodweynenews joojiyeen markaa dadkii odhan baa midkale ii haystey kkkkkkkkkkkkkk. Meeshiibaa baranbaro daarood kusoo badatay markaa markaa suntii wasakhadaan deydeyayaa si loo cidhibtiro waxan intaaney ina sunayn.

  10. Jamaac says:

    Kkkkkk Horta dhamantiin ana idin dhalay carurtaydii baad tihiin kan lehe Burco iyo hargaysa lagu diiday maxaa yala Adeer wa suul gajo igu dhamateen Meshan silanyo degan yahay wa aqal kii geral gani ilahay narta ha ka xoreyee nin ka saas idin galay baan ahay 20 sano Isaaq mariyay watii Aad diinka iyo dameraha cunteen

  11. puntland says:

    Qayiland xagee wax marinaysa

  12. shiine says:

    magaalidii buuhoodle idoor ku rogmy oo ku hoobte hana maxaabiistii laga qabty bay ka been sheegeen waaba ilma gunter gun guni dhashy ….kkkkkkkkk

  13. shiine says:

    iidoooor abaalkiinu waa hooooog hooooooooooog .. iyo dhimasho ..kkkkkkkkk

  14. Abdiazeez says:

    Shiine

    S. Ninka darood iyo islaamuu xagay iska metelaan?

    J. Waa habaarka

  15. puntland says:

    wax Ileen idoor BAA la dhahaa nacas nacas dhalay kan taliyaha inta tv Hor faristay buu dhahay Reer buhdle is dillay nacas wa nacas 104 ee dhinaty buu leyaya

  16. qoslaaye xaaji caga yare haduu doono buuhodle gubi kara says:

    DHAWAAN WAXA LA DUMINAYAA GAROOWE IYO BOOSAASO

    MAJEERTEN WAA DUGAAG HORAA LOO OGAA BUUHOODLE ISAGA

    WAA LOO TUDHAYAA WAAYO S/LAND

Leave a Reply