|

FAALLO: Madaxweyne Bulshada Somaliland Maaha Tii Lixdankii Ceelasha Batroolka Ah Loo Sawiri Jiray, Ee Waa In Dawlada Ingiriisku Cadaysaa Meeqaamka Ay Somaliland Ku Marti-Qaaday

London(OWN)- Qadiyada Somaliland waa mid ka turjumaysa rabitaanka ummada reer Somaliland. Xoriyada maanta aynu ku naaloonaynaa kumay iman mashxarad iyo ciyaar waxaa u god galay kumanyaal Geesi, waxaa u naafoobay intaa iyo in ka badan waxaa duunyadoodii u huray malaayiin qof.

 

Bulshada reer Somaliland waa dad jecel nabada iyo walaaltinimada, waa dadkii horseedka u ahaa midnimadii aan la mahadin ee dhex martay iyaga iyo Soomaalidii talyaanigu isticmaarsan jiray.

 

Halganka Gooni isutaaga Somaliland waxaa uu soo bilaambay sanad kadib israacii Hargeysa iyo Muqdisho, koob iyo soddon sanno kadibna waxaa inoo suurto gashay in ay dib ula soo noqo xoriyadii inaga halawday lixdankii, ee sumadeedu ahayd “Luntay Lixdankii, dib loo hellay koob iyo sagaashankii”. Bulshadii ay midnimadu ina dhexmartay waxay inoo arkeen dad iska soo galay, waana halka ay inaga raacday naanaysta caanka noqotay ee “Soomaali Qaldaan”.

 

Si aynu u saxno wixii inaga qaldamay halgan dheer kadib, wuxuu Eebe inoo suurta geliyay in aynu dib Somaliland u yagleelo. Maanta waxaynu la soconaa xaalada dalku marayo, waxaynu ognahay in dawlada Somaliland, Puntland, Galmudug Ahlu Suna iyo Dawlada Taagta Daran DTD, lagu marti-qaaday shirka London. Waxaana cad ajendaha shirku wuxuu yahay, meelna kagama qorna in ay Somaliland meeqaam gaar ah lagu casuumay.

 

Hadaba iyada oo ay sidaas tahay Madaxweynuhuna uu sheegay in tallo Qaran laga qaadanayo, dadweynaha reer Somaliland ma ku qanci karaan hadal afka la iska yidhaahdo? Jawaabta waa maya, Xukuumada loogama fadhiyo hadal tiro iyo waxaas baa la igu yidhi, waxaa laga rabaa wax qoran oo la mid ah wixii hore dawlada Ingiriisku u baahisay.

 

 

Oodweynenews/London Office


29 Responses for “FAALLO: Madaxweyne Bulshada Somaliland Maaha Tii Lixdankii Ceelasha Batroolka Ah Loo Sawiri Jiray, Ee Waa In Dawlada Ingiriisku Cadaysaa Meeqaamka Ay Somaliland Ku Marti-Qaaday”

  1. XKeyse says:

    Oo islaantan cunatada siilaanyo ka soo warantay ma reerkiina Dhulbahnate baa?? show qurjiile abaal ma le, ma marku 30 jaariyadood idin qoray baad cuntadiisii wax ka sheegteen?? dee guskiisana ka warama

  2. geedi says:

    Xkeyse

    Maaha dhulooskii waakan qora waagacusub ee Calasow oo lacag laaluusha karaba somaliland ubartayna lacagtii xaaraanta ah uu ka qaadanjiray udubtii burburtay

  3. mihiim says:

    geedi
    walal haye, hora loyidhi ciirta dhama cayda yaqane’ maxa calasowna lacagtena lobaray, takale waxan anka shakiyey wayo uma eka waxqof qorayo ee cilmi kala mesha kujira walahu aclam lkn cidu dono ha ahadee waa ruux bila iman & akhlaqba ah oo damir islanimo habayarate anlagu ogeyn
    runtina naftisi dulmi udalbay, alakarim illahay aya xisabtisa og axadka lkn wale hadi una ka tobad keenin oo cafis weydisan umada uu dunubta karogtey ilayn illahay ma dhafo waxa adoomada dhexdooda ah ee waa in iyagu iscafiyan oo isweydistan cafis,
    lkn gefka adkagasho illahay tobad unba kaxigta kadibna allaha raxmanka ah naxaristisu waa furantahay marwalba adomadana iyaga & illahay raxmadisa cidkaxigta majirto marka adoomadu inanay isku xadgudbin waxay kudhanta majirto hadadse sida dadka isaga xaliso oo qof islama adwasakh ulabadheedho udiyar garow inad hadiyad ushaqaysay ruuxa adna adqasare udiyar garowda waa hadii adan cafis weydisan intan neftu kudeyn illahay hanaga xijabo kuwa sharka lawareegaya ee dunubta dusha kuraranaya acuudubilah.

  4. Baligacas says:

    wasiirka arimaha dibeda waa ninka dhooqeeyay siyaasadii arimaha dibeda somaliland.

  5. Mr Balaayo says:

    Ummada Aqliga ficani way garanayeen inaydaan meel gadhayn.Calankii 60 iyo istiraafkii uu watay waad Maamuli garan waday,sideebaad u maamuli kartaa mid aan dad haysan,aqoonsi haysan,laysku haysto,oo aanay rabi Somalida kale.
    Is hubso,isbaro.Yaa Idoor dadkina dhibnac ka raaca.

  6. huda says:

    madaxweynahayaga iyo wasiirkiisuba waarag lagu kalsoonyahay oo meeshay inoogu taliyaan ayanu kuraacsanahay waayo waxanu ognahay inay wanaguun larabaan .malilnad,ilahayna halqabto dadbadan oo waxa jira kudhaka faaray arimahan sababatu wax kale maaha waa waxay dadku ubarteen dawlad fadhiida oo sida waxloo cuno uun taqaan markaa isbadlakandhacay laqabsada waa isbala horumarleh oo cilmi kufadhiya meel dheerna rag waxka eegaya aay ina hogaaminaya iyaga uga daba fadhiista waxaydaan aqoonteedii lahayna haku dawakhina.

  7. Somaliland guul says:

    Arinta aqoonsigana ma la siyaasadeeyay
    hadii aqoonsigu meel muuqata yaal waxaa laysku qabsanaya hebel hasoo lasooqaado
    iminka Siilaanyo yaanu keenine Warancade hadoono ama hadii UDUB ku guul daraysatay aqoonsiga KULMIYE na yaanu ku guulaysan
    halkaasi maraysa maanta Somaliland.

  8. huda says:

    somaliland guul
    sixigmadleh oon dadbadani udhigi karin hadalka ayaa du dhigtay. wanataa waqaca jiraa maanta aalow inoosahal

  9. Duulaan says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk’

    Waa hore ayaan ka Akhriyay Jaariirda la yidhaa ” Le Monde “ee ka baxda Dalka Franciiska waraysi uu siiyay Mr Ato Melez Senawi.Waxaa la waydiiyay,”Bal ka waran Aqoonsi ay Somaliland ka hesho Aduunka?”.Wuxu kaga Jawaabay Su’aashaasi sidan:” Maya taasi dhici mayo’Aqoonsi Somaliland ay ka hesho Adoonka waxa ka dhow Ogaadeeniya.”.
    Waar maalada iskaga Noolaada.Hargeisa ayaan arkay dhakhtarkeeda,walaahi inaanad isodhanayn meeshan ayay Dawlad ka jirtaa..

  10. abdi rashid says:

    Asc runsheegaha dawalada somaaliland waa wasiirka arimaha dibada nin aan gaadhi karin kartidiisaayaa ayaa caasiyay, waa kaa maanta yiri walwalkii ayaa naga goay oo si fiican ayuu ingiriiskii siyaasadiisu guunka ahayd uuga soo dhaadhiciyay. duulaanow dhatarka waanu iska hagaajin oo taasi waa danta umada haddii aanu kaa hagaajin wayno dadka laCAGTA AAN KA GURANAYNO JOOJIN WAYNO YAAN NALA AQOONSANIN ogaadeeniya haddii la aqoonsanayo waa somaaliland soo korodhay waxaanse ku leeyahay nin fiican ayaad tahay hakan aad wax ka tustay umada.

  11. Dr.Odey says:

    taageerada indho la’aanta ahi, dal ma badbaadiso, ee runta haloosheego xukuumada talada heysa maanta

  12. aduunyoy xaalkaa ba says:

    waar nimanyaw qolayahan kulmiye xiqdiga iyo cadaawada ay UDUB uqabaan waynaa,ilayn nimankuba cadawga waxay uyaqaanaan UDUB waar dalkii laydin dhiibay mee horaa loo yidhi doqonee ba, dabkaa

  13. Mr Balaayo says:

    Haday Idoor ka Go’aan Somaliya,maxaan wasanaa?.
    Aniga taa uunbaan ka walwalaa.

  14. aduunyoy xaalkaa ba says:

    reer kulmiye dareemayaashoodu waxaan sokeeyaha ahayn madareemaan,waa sababta wadankii faraha uga baxay doqon looma gargaaro lamana gargaarsado waa sidaa kulmiye

  15. aduunyoy xaalkaa ba says:

    dalkaan isugee u dhaarshay sawkan gobol gobol ugooyay

  16. Dhalbaas says:

    Mr Balaayo
    Alla, taasi macno ma laha. Anigaa kuu sheegaaya haday Isaaq Somali ka go`aan cidaad wasaysid ee awelbana aanay wasmadoodu kaa madhnayn. Kuwo ka dhow, kana dhilaysan ayaan kuu hayaa kuwaas oo 24ka saacadood kula joogaaya. Waa hooyadaa, habar yartaa iyo walaashaa.

  17. Dr.Odey says:

    Mr. Balaayo

    Guri xun baad ku soo kortay, war maxaa hooyadaa caydeeda kuu geeyey !!!!!!!!!!!!!!

  18. aduunyoy xaalkaa ba says:

    dhulbahante isagu waa midi dhilis ah oo marba kii daab usamaysta ayaa isticmaala,daaroodna waxaan odhanlahaa
    doonyo fiican sii samaysta si ay aydaan badweynta ugu banjarin sidii berigii hore

  19. aduunyoy xaalkaa ba says:

    kulmiyaw dalkii mee???????????????????????

  20. Baligacas says:

    UDUB waxay ka tagtay Dal dhisan iyo dad midaysan. Ma ictiraaf baa ku imanaya inaad shirka Soomaaliya loo qabanayo ka qaybgasho oo weliba lagu qasbo, maxaa Burkina Faso loo qasbi waayay!!!!! Adeeroow maanta uun na badbaadi oo ha noo horseedin god dheer.

  21. Haldoorka says:

    war shirkan waa in loo diro dad takhasasu ka yar ee JB ama oromo ka hadhka ee bidaarta wayn ha laga qabto meesha , waxaan wuxu iska soo agfadhiisanaya dhusamareb state , bantu state ,siilka saado state , waar kani wuu naceebayey , waxaasna waxaa nagu wacan odaygan inanlayaalka habar awal ee siilaanyo ee cid walba meesha keenaya , waar HJ may odaygan xidhaan asaasaqa ee xafayada xidhan , waar ma cid dhaantaad weydeen ninkan handicap ta ee disable ka
    madexweynuhu competence malaha , and that is contrary to constitution ,
    markaa madexweynuhu wuu ina ceebayey maalin walba gogal ayaa taala ayuu odhanaya niman dhiig shidayo ayuu baryayaa , waa inaynu meesha ka qadna

  22. aduunyoy xaalkaa ba says:

    meesha waxa ka dhacayaa maaha shir ee waa goaamo laysu yeedhinayo,markaad akhrido fejerka masar iyo talyaaniga inama khuseeyo ee waa kuunfur hadana waataas madaxdeenii u hamuumayso waxaa ka daran kuwan shacabka ah ee leh waa fursad adeer meel aan lagaa rabin laguma degdego

  23. aduunyoy xaalkaa ba says:

    dalkii bai iyo galbeedba yaa sudhay gaaskiyo kabriidka,yaa waday geedigan habaabay

  24. aduunyoy xaalkaa ba says:

    waa wax laga xishoodo madaxweynihiibaa telfoon lagula hadlay

  25. Diin-kabaalaysan says:

    Midka dad badan ka maqani waa ballanta Siilaanyo loo qaadee ah in madaxweynaha Somalia laga dhigi doono haduu Laandta shirka ku soo dabbaalo.

  26. Mr Gashamo says:

    Anuu waxan ka yaabay Shir Agendihiisa la ogayahay ee meelwalba lagu soo bandhagay,ayuu yidhi kan Madax xiiran ee Doqon ka ahi,” Engriisku shakigiibuu naga saaray,oo wuu noo cadeeyay in meeqaamsare lanagu qaabilayo”.
    Waar ayuu u waramaya !!!!. Siiraanyo sidii loo daba caayayay anuu waan ka shikisanaa inay rag inagu maqanyihiin.
    Ogow !. wadanka waa laynala degaa.Ragna yaryaraysi malaha..
    Cali khalif,ayaa Siiraanyo khayaameeyay,oo ku yidhi dhulbante ayaan shirsiinayaa markaana Somaliland ayaan ka dhigaynaa oo anaa kuu haysa..
    Siiraanyaha Nin qayrkiiyahi xayaameeyay miyaa Aduunka hore u maray iska celin doona..

  27. aduunyoy xaalkaa ba says:

    siilaanyo dadweynihii wuxuu kuleeyahay#hadaanu gurgurshaa kumoodnay,hadaanu aaminay goshaada,dee naga daa geesaas la oyga waa sidee

  28. gashamo hawda says:

    waa iska caadi siaaasadu waa gurgur badantahay marka dee hal meel laguma taganado ee meelo badan baa loo gura oo kolba meel baa loo jeed satelite ka ,

  29. xasan says:

    kan gaashamo labaxay
    malah adaa doqona, waxalayidhi waxlay wexeeda ayay kumoodaa,mise waxa tahay shaqsiyaadka diciifka’ah ee aan kahadlikarin fakarkooda ee shaqsi aanay gaadhi karin kubooda caydooda, alylehe ada doqona inaad jaahiltahayna wax cadaynaysa waxad tidhi inta ku qoran waanu aragnay, maxad argtay eed taqaan ninkani isagaa geed dheer iyo ku gaabanba ufuulay inuu waxkabadalaan shirkan london ,markaa si siyasadaysan ayuu uhadlay DR.Omar ee laqabso oo kudaba fayl dawlada iyadaa kuu talise nacas ilaanacas uqdadaysan baatahay.

Leave a Reply