War-bixin Xiiso leh: Faahfaahin Ku Saabsan Awoodii Ciidan Ee Qaybtii 26-tanaad Oo ka Tirsanayd Ciidankii Somalia Ee Loo Adeegsaday Xasuuqii Somaliland.
Taariikhdu waxbay Hagtaa dadkuna wuu haybiyaa….Waa lagama maarmaan in wax laga ogaado wixii tegay ee Taariikhda galay. Dhalinyarada iyo Jiilka soo kacayana lagu baraarujiyo oo la baro wax yaalihii keenay Halaagii, Xasuuqii iyo burburkii Somaliland iyo Somalia ka dhacay.Ciidankii Somalia ee la aasaasay markii Somalia Xornimada qaadatay, waxa ujeedadiiso ahayd in uu Difaaco dalka iyo dadkiisa, laakiin nasiibdaro waxa loo adeegsaday oo lagu xasuuqay dadkii uu difaaci lahaa.
Baadhitaan dheer iyo raad raac taariikheed oo aan sameeyey ayaan ku ogaaday qaab dhismeedkii iyo qaabkii loo istimaali jiray awoodii ciidan ee Qaybtii 26-tanaad.
Qaybtii 26-tanaad waxay ahayd ta ugu balaadhan uguna awooda badan Ciidankii Somalia. 1960 ilaa 1990 oo ah muddo 30 sano, Taliskii sare ee Qaybta 26-tanaad waxa iska kala bededdelay Saraakiishan hoos ku qoran):-
1-General Jaamac Aw Muse Samater (Majeerteen)
2-General Mohamed Ali Mire…………….(Majeerteen)
3-General Muse Xasan Abdulle…………(Ogaadeen )
4-General Cismaan Saalax C/karim….(Majeerteen)
5-General Yuusuf Ahmed Salxaan……..(Gabooye ka soo jeeda degaanka majeerteeniya)
6-General Siciid Farax gooje…………….(Mareexaan)
7-General Mohamed Xaashi Gaani…..(Mareexaan)
8-General Mohamed Siciid Morgan…..(Majeerteen)
9-General Ahmed Warsame Mohamoud…(Mareexaan)
10-General Mohamed Hussein Daa’uud (Awrtable)
11-General Cismaan Sheikh Cali Badmaceeye (Hawiye..Abgaal)
Marka loo kuurgalo lana qiimeeyo haybta saraakiisha iska beddeshay Taliskii Qaybtii 26-tanaad ilaa sanadkii 1960-kii, waxa si cad kuugu soo baxaay in Quwaddii ciidan ee Qaybta 26-tanaad lagu jaheeyey Cabudhinta iyo xasuuqa Qoomiyada Reer Somaliland. Taliska Qaybta ayaa ahaa mid u xidhan*monopoly* Saraakiil Beel kaliya ka soo wada jeeda, taasina waata keentay kacdoonkii ay Reer Somaliland ku diideen Kaligood-tali-yaashii ka soo jeeday koonfurta Somalia.
Sidee ayuu ahaa qaab dhismeedkii Qaybtii 26-tanaad?
Hargeysa waxa ahaa xarunta taliska dhexe, saadka, keydka hubka & Rasaasta Cadaadley,hawlgalinta,Gaadiidka,Ururka Koofiyadcasta iyo Hangashta, Maxkamada Ciidanka iyo Xarunta Caafimaadka ee Ciidanka. waxa jiray seddex gaas oo kala ahaa:
Gaaska1-aad fadhigiisu ahaa Boorame.
Gaaska 2-aad fadhigiisu ahaa Hargeysa.
Gaaska 3-aad fadhigiisu ahaa Burco.
Fiiro gaar ah Dagaalkii ku dhex-maray Ciidamadii Xaq-u-dirirka SNM iyo Kuwii Siyaad Bare u dagaalamaay Magaalada Burco 27-kii May 1988, ka dib Gaaskii 3-aad waa la balaadhiyey, waxaana laga dhigay Qaybta 27-tanaad, waxaana taliyey looga dhigay Cabdicasiis Ali Bare.
Waxa kale oo taliska Qaybta 26-tanaad si gaar ah u hoos imin jiray….
1-Guutada 4-aad ee Madaafiicda Hargeysa.
2-Guutada Gantaalaha Hargeysa.
3-Taliska Ciidanka Cirka Hargeysa.
4-Guutada Taangiyada ee Benderwanaag.
5-Saldhiga Berbera ee Cirka-Dhulka & Badda.
6- Wershedda kabida Hubka ee Hargeysa.
7-Dugsiga Tababarka Ciidanka ee Mandheera.
8-Dugsiga Tababarka ee Dararweyne oo lagu tababari jiray dadka Qaxoontiga ah oo qaab qabiil loo soo xulay.
9-Dhamaan Askarta ilaalisa baraha kontoroolada oo u badnaa koofiyad cas iyo Hangash.
Waxa iyana jirtay Guutada 24-tanaad oo fadhigeedu ahaa Hargeysa, Guutadaasi wey ka madaxbanaanayd Gaaska 2-aad, waxayna toos u hoos tegi jirtay Taliska dhexe ee Qaybta 26-tanaad. Guutadaa 24-tanaad oo shaqadeedu ahayd Xasuuqa iyo dhaca hantida shacabka waxa ku mataanaysnaa Ururka Beebeeyada oo Xeradiisu ku taalay Rugta Xaraf.
Seddexda Gaas waxa kale oo hoos iman jiray guutooyinka kala ah:
Guutada Beer.
Guutada Oodweyne.
Guutada Goryacawl.
Guutada Lug-haya.
Ururada iyo guutooyinka kaydka ah iyaga tiro lagumo koobi karo, waxa kale oo qaybta 26-tanaad si dadban u hoos tegi jiray taliskii Hangash-ta oo xaruntiisu ahayd Hargeysa, balse xafiisyo ku lahaa degmooyin badan, markii dagaalkii SNM bilaabmay waxa ku dhacay Quwadii 26-tanaad jaahwareer iyo burbur baahsan, waxay u babac dhigi kari waayeen Weeraradii Jabhadii SNM ee Xaq-u-dirirka ahayd. Jabhada oo si niyad iyo mintidnimo ah u dagaalamaysay ayaa muddo laba sano ka yar ku curyaamisay Qaybtii 26-tanaad iyo waliba Gurmadkii joogtada ahaa ee ay ka helaysay Taliskii Xarunta Ciidanka ee Xamar.
Guud ahaan Ciidankii Somali National Army gaar ahaan Qaybtii 26-tanaad, waxay Degaanada Somaliland ka gaysteen Xadhig, Jiidh dil, Dhac, kufsi iyo Xasuuq bahaasan oo ay ku naf waaeeyeen dad ka badan 100,000 oo qof,*Missing People*Dadka aan raq iyo ruux midna aan la haynin meesha ay ku danbeeyeen waxa lagu qiyaasaa 15,000 oo Qof. Qaxoontiga iyo dadka la barakiciyey waxa ay gaadhayaan 1 million, kuwaas oo wali daadsan Dunida dacaladeeda. Hantida la dhacay iyo ta la burburiyey waxa iyana ay gaadhaysaa in ka badan 100 billion US dollar. Gacan-ku-dhiiglayaashii Danbiyada laxaad ka leh gaystay wax Hormood ka ah Mohamed Ali Samater iyo Mohamed Siciid Morgan oo wali aan Maxkamad Sharciya la soo taagin.
Waxa Soo Diyaariyey: Osman Abdillahi Sool…..Freelance Journalist.sooldhuub@hotmail.com
gabaygaasna waxa tiriyey nin cali dhuux aadan la oran jiray oo marka loo sheegay ninlaga dilay niman ay is xigaan marka nimankaas ayuu rabay inuu ku kiciyo hadalka waxa la dilayna nin buu ahaa inuu ka nala ka dilaa ka qaalisan yahay saa u garo waa la xusayaa waana la ogyahay waxaad disheen kkkkkkkkkkkkk lkn idinka bm hargaysa baaban tiro lahayn wuxuu jiidhay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk cidina isuma raacin gar iyo garawshiiya toona kuuma hayno ma cadhaadh dhiman maxaad samayn kkkkkkkk
daarood,
ma cali dhuux bay is xigeen muuse ismaaciilkii dilay ina Cami iyo Axmed Cige Si’arag?? alleyle Saado Cali baa taarikhda ku bartay, jilib yar oo h.y baa dhuusadaas idinkaga keenay markaasaaad guul sheeganaysaaa,
car soo sheeg meel u daarood weligii ku guulaystay intaad iska daysid dhiq dhiqda saado cali
Fiiro gaara
ku dhammaan daarood-ku-xaar
gaar ahaan doofaaradii ku soo koray xolihii faqashta-maanta inaad kaftantaanba maaha..daaroodka lagu taamayaa tacadi weeye, waa unexisted ppl–mareexaan waxa godoomiyay jilb habar gidir ka mida, Ogaden iyaga xuduuda Soomaaliya waa la saaray: Dhuuloos baa hadhay iyagana wakhti aan fogayn waa laga waayi doona khariirada kolba sida 300 oo nin oo laga dilayo ayaa laga soo reebayaa dhawr hgabrood oo wada saado miidhana oo meelahaas candhada iyo badhida ruxa….warsengeli iyagu dantooda way gartaa xataa kuma dhacaan inay mudaharaad sameeyaan! Markaa Isaaq umadaha idin la siman la kaftama oo iska daaya ilma kablalax waxay noqdeen cali baysteeno, hawiye ma ogola inay mar danbe aaminaan koombe koombe kolba ku yar oo raysal wasaare ah bay u opgolaan oo kolba daaqada madfac looga soo geliyo futadahna farta inta laga geliyo la ilaaliyo–cuz waxay aamineen cabdillaahi vbeer doofaar isna waxuu bilaabay inu hawiye xasuuqo oo uu u adeegsado ethio, taasna waxa fashilayay odaygii nuur cade ee yidhi dagaal hawiye lagula jiro weeye halgankani waa kii beerdoofaar is yidhi bedel ee yidhi ima bedeli kartid ka dibna parlimaankii ka dhigay 500 oo nin–beerlooxna la yidhi is casil- afweyne waynu ogayn dad la aamini karo maaha waa in karbaashkaas uun lagu wada ilaa yawmul qiyaama–haday dadka ku beerlaxawsanayaan soomaaliya waa la gumaysanaya who cares soo maydaan burburin
Daar–ood
Cali Dhuux miyaanu fulaygii ahayn markuu raga horjoogay ku dhici waayey inuu gabyo ee markuu Dhulbahante gaadhay yidhi, doqontii ogaadeen ahayd doolo laga qaadyee.
Ceelka walwaal ayuu noogu yimi ayadoo aanu Daarood ka diray oo geela HY ka cabaayo asagoo hal xun oo weyd ah oo sadaqo loo soo siiyey wata, kolkaasaana biyihii u diidnay inay hashiisii ka cabto si aanu uuga sii cadhaysiino ciil ha ku dhinee. Mujaahid Faacuul Aadam Jugli oo abaanduulaha HY ahaa ayaa ku yidhi markaad reerihiina tagto soo gabay oo weliba ka biloow ` doqontii ogaadeen ahayd doolo laga qaad` Intii baanu fulaygii Cali Dhuux guntaday oo markuu Dhuloos ku noqday cag dheer is yidhi ku tirtirsi.
Adigaagan sidii neef xoolo ah ciyaayaa ka dhigan Cali Dhuux Fulay, oo afka uun ka hantaatacaaya ee ku ciil bax sida dumarka hadaanad gacan soo rogan karayn, Silly.
saado cali waa gabadh ka mida gabdhaha somalida maxaad ka buunbuunisaan anaguba kuwiina masheeg sheegnee waxaan umalaynayaa inaad gabdhaha yaga la caqli tihiin waxaan maqli jiray waana mid isaaqa iyo gabadh dhul bahanta ah ba isu heesay alla caqli yaridaan ina walan wal kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk sidii naago lawada qabo ka gudub adeer tan iyo daraawiish baad cag hoosteed ku jirteene ma wax la xisaabin karaaba intaanu idinka guulaysanay meedayse snm wakhti dawladii kacaanku burburtay miyaydaan is qaybin qaara boorama aadin kuwana sool iyo sanaag ku bixin illaa cayn intaad dhul bahante jaarka ka tihiin talaabi ma qaadeen isaaq uu duulayaad ahaydeene habeen meel ma qabsateen ileen ninkastoo dawlada somaliya ahaa wuu iska tegaye markii la idin cunay miyaan ina cigaal iyo kii kale wadan jiray nabad ku baaqin ader bilaa taariikh baa tahay xishood aabayaashiinba taariikh malahayn se waa adiga waxan aad qoraysaana waa beene iska daaya aad aragtaan welibee
Daaroodka Waala Wasaya Ilaa Ay Isaaqa Lugohooda Hoos Imanaya kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
La Soco Wasida Daaroodka Barito Garoobe Ayan Qabsanaya Maalinta Ku Xigta Bosaso Ta Ku siixigta Galkacyo
Ilaa Kiliilka Shanad Sidaasyo Barasho Wanaagsan
ex kayse
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
very good song dhulooska
kkkkkkkkkkkkkk intaaba uma qayb sataan isaaq kkkkkkkkkkkkkk cafis iyo masaaamax illaahay danbigeena ha dhaafo somali baynu nahay waxaynu nahay dad wada dhashay ee iska saara cuqdada dalka somaliya wa gubtay qofkastana dhibi wa so gaadhay marka sidaa halays ku saamaxo aakhiraa meel la taga lehe
mss daarood hadii aad guur diyaar u tahay soo diyar garow sxb anaa ku jogee ok
waan kuu hayaa bahal qanciye ah oo cajiib ahe kkkkkkkkkkkkkk
asalaamu calaykum
To:darood somali dhaladwalal marka hore salaan marka labaad qoral kaga sare iyo kan hooseba wan akhristey ka sare wax oga ka akhristey kan hoose ayan wada akhristey marka gabadhaha isaaq wax haka sheegin aniga kula hadlaya isaaq ah qabilka aad ka tahay darood ma aqan balse anaga gabadh ayad naga gursaden caruurteduna wa dhulbahante illahay swt un ba ooga dhibkan kala kulanay ninka iyo hooyadi rerka dhan abihi aya ka wanagsana waxi xage lagu arkey nin xaaskisa ka codsanaya inay cawiso minister yadana ay walashey taqanay ula hadasho isago nin ah oo rag qyerkis ah ka dhamaysan kara waxi arimihisa ah ayey walashay u dhameyni jirtey dacaadna u aheyd rerkenana u dhaqaday siday diintu fareyso gabadhaha hadana u arki jirey inay tahay cadowgisa tahay ala wanu idin baranaye hadal ka intasan ku dhafaya… lakin dhulka iyo cirka ayan ka cusqaday dadkasi siday u neceb yihin isaaqa dad walalahooda oo islaam ah hadana manta odhan mayo darood odhan ba xun dadkuna wa sida shantena farod wax xun iyo wax fican way leyihin,marka adigo nin ah ayad damarki isaaq wax ka sheegeysa dee waxan ku idha garan mayo wayo anagu sharaftayada ma aha inaan rag la tirsano,qoralka hoos waxbad wacdinaysa hadad oog tahay inay akhro tahay mesha lagu wada socdo gabadhaha isaaq wax kamad sheegteen