Wednesday, February 22nd, 2012 | Posted by amuur
16 Responses for “Saxafiyiin Ka Hawl-gasha Warbaahinta Somaliland Oo Si Kulul U Canbaareeyay Xadhiga Lagula Kacay Labadda Wariye Ee Xasan Cumar Iyo Maxamed Boosh”
Leave a Reply
Recent
- wadani: walahay bisad na arkayoo nimanka iidoor wax ka indho adag ma arag waryaa wadanka waxaa iska leh somali marka...
- miss guryasamo: aniga dokhaygu ma aha kuwa taga xun,ee dheta ayaa ka jeclaysty hakan buu ku jira oo mudo ayan...
- habon: YUSRA ha talin dil ninkii hadimo doonaa waa helayaa intii fiican baa soo hadhaysa ha ku hayan jeelka lakin...
- ismail: Qurba jooga beesha bariga hargaysa bal ha soo qoraan dacwadooda oo dhamaystiran hana daabacaan siday wax u ku...
- Qorilugud (Ex Mohammeed IT): Shaandheeye horta maanta allaylehe uu shaandheeye arinta, hadaad maqasho waxaa waa la...
- waxsan sheeg: Dhamaantiin Salaama calaykum, walaalayaal dhamaantiin shaydaanka iska naara, kadib hadaan isku dayo...
- Farid Cadami: Waar dadka colaadda ka daaya oo Ilaahay u soo noqda. Maxaa dadku u canaanan waayin oo wax uga sheegi...
- samsam26: munaafaqada jooji xabiibi , markaasan magaca kuu deeyne, xilose ma leedahay?
- miss guryasamo: @@isaaq kolka hore dhaha inaalilaa wa inaa ilayhi raajicuun,maxaa diinta idiin diday/
- miss guryasamo: @@yusra,ha odhan waliged wax way dhacaane,kuwa xidhan waa inamadeenii,waala so deyn,wixi dhaca laguma...
- OWN: Halkan Ka Dhegaysta Warbixin Aanu Samayay Iska-hor-imaadkii Hubasytaa Ee Hargeysa Ku Dhex Maray Ciidanka Qaranka Iyo Shacab Hubaysan
- Xisbiga UCID Oo Xaflad Soo Dhaweyn Ah U Sameeyey Musharax U Taagan Golaha Deegaanka Hargeysa
- TACSI Commissioner Abdifatah Ibrahim Sh oo aabihii xalay ku geeriyooday magaalada Hargeisa.
- Qurbajooga Bariga Hargeisa Oo Shir Isugu Yimi Maanta Dawladana Canaan Usoo Jeediyey
- Isbedelka Horumar ee Ku Yimi Dekada Berbera. Faallo: Guuleed Iiman Maxamed.
- XUS OO XUSUUNAW 18 MAY, By: Farxaan Maxammed Jaamac (Dawlad)
- Siyaasiga Cali Waran –Cadde Oo Ka Hadlay Kooxo Salaasadii Ay Iska Horyimaadeen Ciidamada Dowlada Beriga Hargeysa Oo lagu Xukumay Dil Iyo Xabsi Daa’in
- Mas,uuliyiinta Xisbiga UCID & Taageerayaashooda oo Tacsi u Diraya C/fataax Ibraahin Sh oo Aabi Geeriyood
- JAALIYADDA SOMALILAND EE KOONFUR AFRIKA OO SOO DHAWEYEY WASIIRKII HORE EE ARIMAHA DIBADA SOMALILAND
Log In
Community
-

WAAR IDINKANA WAA IN LAYDIN XIDHAA KUWIINA SIDAS U HADLAYA INTII AAD RAALIGELIN KABIXIN LAHAYDEEN WARKII QARAN DUMISKA AHAA EE AY QOREEN LABADN NIN EE BUDH CAD SAXAAFADEEDKA AHI WAA XABSI DAAIM LAGU XUKUMAA KUWAN UHADLAYANA JEELKA LOOGU GEEYAA INAMADAN YAR AYR EE MAQLAY WUXUUNBAA LA QORAA AMA TV LAGA SHEEGAA WAXAY NOQDEEN CAADAYSTAYAAL AAN WAXBA KAXISHOONAYN BAL UFIIRSO WADAMADA CAALAMKA MAJIRAAN WERIYE ISKA QORA WAX AANU CADAYN UHAYN OO DAWLAD WAX YEELAYA CADAWGII SOOMAALILAND AYAA KA FAAIIDAYSTEY OO LEH SOOMAALILAND ONLF OO ARGAGIXISO AH AYAY TAAGEEREEN WAA LA JIDHDILEY AYAY LEEYIHIIN WAA IN AAD LOO GARAACAA WELIBA SI AY UGU NOQOTO KUWAN XUN XUN EE KALE EE U HANQAL TAAGAYA INAY WAXAAS OO KALE QORAAN SIDA QUDHUN NEWS OO KALE BAL HADA EEG AWXAY QORAYSO QUDHUN NEWS OO SHEEGANAYSA INAY REER SOOMAALILAND YIHIIN BAL EEG MAXAY KU KALA DUWANYIHIIN WEBKA CADAWGE EE WAAGA CUSUB JIDBAALE BOOCAME HORUFADHI IYO QARAN NEWS WAX AY KUKALA DUWAN YIHIIN MALAHA MARKAA WAA IN SHARCIGA LA HORKEENA CIDKASTA OO QARANKKAN MEEL KAGA DHACDA.WASIIR DUURNA WAXAN LEEYAHAY YAAN SIDII KUWII HORE OO KALE LAYSKA SII DAYN WAAYO WAXAN WAY CAADEYSTEEN ILAA LA CADAABANA MADAYNAYAAN OO WUXU KAL XISHOOTA MALAHA EE KALBAQDAY LEEYIHIIN.
asc,waar yaadhaheen yaa kuwan runta u sheega,,waar adeerayaal saxaafada meel hakaga dhicina ee ordoo maqaaxiyo furta shaah ku waas baa idiin dhaami lahaaye,,,shaah sida loo shubaa waa easy,, lakiin tan saxaafadu ader sidaa maahee waa labartaa,,,,bal kuway difaacayaan daya ,,miyaanay is odhan waar horta ma khaldameen ma saxbaa,,,wuxu sayyihiin,,,igawala kuwan laftoodaa in la xidho ah…..
toos uga dhageyso mudaharaadka london radio hargeisa ……..http://radiohargaysa.net/index.php?option=com_content&view=article&id=2615:22022012arbacahalkan-si-toosa-ugala-soco-banaanbaxa-ka-dhacaya-magaalada-london-iyo-denhaag
Maxaa uga hadli waydeen dilka loo geystay Marie Calvin iyo weriyayaasha lagu laayey Syria miyaydaan caalamka ka tirsanayn. Is yar ballaadhiya bal oo halkaana ka eega dux.
Kornayl Gujis,
Gujisow weiyayaashan aad sheegayso waxay wadanka ku soo galeen sharci la’aan waxay ka soo galeen dhinaca Turiga waxayna taageerayeen qolooyinka dawlada la dagaalamaya markaa hadii ay haysan lahaayeen Visa ay wadanka ku soo galeen waalaga hadli lahaa laakinse waxay u shaqaynayeen CIA iyo Carabta naagaha ah sida Qatar ee taageerta mukharabiinta Syria burburinaya waxayna doonayaan in Israel ka faaiido oo Syria oo ah wadanka keliya ee ku hadhay Carab ee ka soo horjeeda Israel iyo siyaasada la yidhaa YES YES ee Carabta khaliijku kula dhaqmaan Maraykanka.
wasiir Duur oo iska dhisaya Siilaanyo ayaa weriyayaasha xidhay talowse miyaanu ogayn in aanu weligii wasiir noqonayn ee uu joogayo mudo yar halka se lagu dambaynayaa hadii ilaahay yidhaahdo se tahay shacab kaaga markaa berito yuu la shakaysan haguuse nabad ka heli dhinaca kale waxa haysa cuqdad uu isleeyahay yaan lagu yasin ee iska giiji waase looma ooyaan duliya.
cabdiraraxman 999 haday cidi cuqdad qabto adiga ayaa cuqdadaysan maxaad ku cunaysa DUUR–Waar nimanka beenta sheegay ee yidhi onlf ayaa dawlada oon ogayn ka soo degtay xeebaha SLand ayaad leedahay ha la daayo-dawladii iyo ciidamadii badda ayay been ka sheegeen- cid kastaana way xidhi lahayd ninman falkaas ku kacay oo wadanku maaha meel bilaa xukuumada oo nin waliba sidduu doono iska yeelayo–teeda kale Duur inaad u dardaar wersi maahaa waa laandheere ismaaciil carre/abdalle ismaaciil=waxaanay ilmaader ahaayeen mujaahidkii weynaa ee lixle-dhako finish sumuli-xuseen dheere-afgaab-qarashyare ragaas buu la dhashay waa nin ka soo jeeda beelweynta HY=garxajis siddee buu markaa u yidhaa yaan lagu yasin ee iska giiji-hadalkaagaas waxaan u arkaa inuu nacayb kaa yeedhsiiyay laakiin dameer aan saaranahay maxay dhuusadiisu iga qaadi. waxii sharciga ku xad gudba waa la ciqaabayaa iyadoon layska dhisayn oo aan lays lahayn weji ka samayso ama abaal u gal ”constitution has no limit,, adiga laftirkaaga iyo madaxda sar sare ee dawlada ayuu qaban karaa sharcigu ma laha xuduud__jooji waxaad wado iyo nacaybka haddii kale adiga uun baa qayrkaa ka hadhi oo waxaad noqn oqf ku muduci ah qof kale oon horumar samayn weligii
Duur waa been masheegayaasha xukuumada waxaanu ka mid yahay wasiirada gaagaaban ee odeyga qaarba shaqo gooniya u hayaaan !!!!
War saxafadan Somaliland maxaa waley ee ay had iyo jeer beenta uu sheegan ama wax aan jirin. Anigu waan yaabsanahey. Way!!!! Ciid kasta oo Miyi ka soo gashey 20 sano ka hor ayaa mid waliba qalin iyo buug qatey oo ku andoocey in uu yahey saxaafad ama weriye. Saaafad Univ baa loo gala ee ma ah wax aad adigu sidaad doonto uu isticmashid wayo dhiibatey ku soo jideysa oo dhiib bey wadanka uu soo jiideysa saxaafaduba way iska ilaalisa wax dalka ama dadk uu dhimeya. Bal eeg wargeysak la yirahado Universal TV mar uu soo dabacaye Kartuunki kafiirku ku cayaye Nebigeina NNKH. bal maxaa ku kelifey UNERVERSAL TV in uu halkaas gadho oo ah meel lagu gaalobo. Horta nin saxafada galey ma ah nin Ebbe ka cabsonaya wayo Saxafadu waa shaqo sheeydan ee ma ah shaqo anfac leh oo 99% wax xuun uun bey qoran uu firso HCTV,HATUUT, WAHEN wax ay qoraan waa isku diirka Somliland ee waxba ka ma qoran meelah kale, Hadey wargeyso dhab ah yihiin maxeey uga qori wayen wax la socda SOMALIA ee aan xadka laheyen halkaas bey lagac ka sameyen lahayen oo Kenyatiga ,Ugandhisak wax aay ku sameyan Habalah somaliyeed every single day. Wargeysadan ka hawlga Hargeisa ee loo loo adegsado siidi ay dadka isug tiir lahayen may taga Buuhoodle oo ka waram wax dhuulos ay dadka rer miyiga ah ee degan deegakas dhib ay ku hayaan ka sheekeyan xoolaha ay ka dhaceya Besha Isaaq ee halkas degta may ka waraystan. Mida kale wargeysanda hadey shaqo wayen may ka hadlaan dhiibka uu majeerten ku hayo Umada somaliyeed bad iyo beeri. Hadey shaqo wayeen wargeysayada loo dhisey muqafaqada ee hargeysa ka buuxa may taga Kilkila shaanad oo ay radiyaan dadki ka danbeyey Babuurti Rer somaliland ee 75 gadhi korka uu dhafatey ee OGADEN ku guuben ka sheekeyen cadawad ay uu qaban Wadanka yar ee curdinka ah. Anigu shaqsi ahaan waxaan oran lah hal Ugadhsado kuwa waxaa xuunxuun qora ee aan xaqiiqda ka hadal. Habeenki ha la laya sida xamarba ka dhacda ama gobolka yar ee majeerten kii qora siirahooda way diilan. walahey Hadan la Diilain ninka siiraha wadanekan ka iibiya cadoowaga la diilin SOMALILAND weeliged meel gadhi meyso. Ha la diilo Wergeysak HAATUF KA LEH ee nacaska ah ee uu washey wasir. HCTV halaga madnoco wadanak UNIVERSAL LAGA SARO WADANKA ETC. Saxafad meelna kagama taalo Diinta islamka SEE waa wax ku soo kordhey aduunka oo waxaa sameystey galada oo donaya in ay meshaas war ka helan mesha ay donana marka ay wax ka radineyan. Saxafada waxaa ku shaqeyesta dadka Munafiiqnta ah ma ah wax wanagsan oo markaad eegot ragga somaliyeed ee imink 10 sano ee uu danbeye sida xad dhafka uu soo galey raadi tariikhdooda waa waad munaqiiq iyo diradirale. Iska jiira dadkaas hana ibsaniina wargey yadooda.Wayo waa xaaran oo nin been ibineya waa inag xaran in aynu akhrino.
Golis,
Golisow waa xaaraan in aad is ag dhigto mujaahidiintii Lixle iyo Xuseen Dheere ala ha unaxariistee iyo Duur daandaan oo meel uu usocdo iyo meel kale aan kala ogayn liano shaqadan ayaa ku weynaatay hadii uu distoorka ixtiraamayo muxuu dhalinyaradii codsatay mudaharaadka nabadgelyada ah ee ay kaga soo horjeedaan shirka London dhinaca kale wadankii waxa ka dhacaya min Ceerigaabo ilaa Borame waad aragtaa hortii may jirin laakinse waxa loo arkaa shakhsi daciifa oon shaqadiisa gudan karayn dhinaca faanka qabiilka waxba ka odhan maayo liano meel fog makala joogno waxaynu wada nahay faamli keliya weliba waxaan qadarinayaa mujaahidiintaa aad magacowday .
cabdiraxmaan 999
haddaan ku gartay waxaad tahay qoladii UDUB-oo hadaynu isku reer nahay maxaad uga xishoon wayday madaxda-markaa qabiil kaa soo xidhay-markaan yasmadaad sheegaysay kaa qanciyay-markaan kartidiisa kaa qanciyay ayaad ku waalatay isku reer baynu nahay-nin jileeca sidaas baa lagu garta inaad markaaga hore iska aamusnaato ayay ahayd oo aanad waxba dhaleecayn anba ku adkaysatid siddii hore
mudaharaadkana waxuu u ogolaan waayay golaha sharci dejinta labada aqal ee wakiilada ayaa cod aqlabiyada ku codeeyay-waana dadkay doorteen kuwan doonaya inay mudaharaadaan: adeer waxba la akhriyaa layskama doodo uun soo ogow marka hore sababta loo diiday! haday aqoon la’aan noqotana cidina kamay qaad cun badanayn oo kamay jaahilsanayn tuugtii udub hadaad weliba soo celiso qoraal kale iyaga ayaan midh midh uga dhex bixi doona
cabdiraxmaan 999
haddaan ku gartay waxaad tahay qoladii aad taageer jirtay-oo hadaynu isku reer nahay maxaad uga xishoon wayday madaxda-markaa qabiil kaa soo xidhay-markaan yasmadaad sheegaysay kaa qanciyay-markaan kartidiisa kaa qanciyay ayaad ku waalatay isku reer baynu nahay-nin jileeca sidaas baa lagu garta inaad markaaga hore iska aamusnaato ayay ahayd oo aanad waxba dhaleecayn anba ku adkaysatid siddii hore
mudaharaadkana waxuu u ogolaan waayay golaha sharci dejinta labada aqal ee wakiilada ayaa cod aqlabiyada ku codeeyay-waana dadkay doorteen kuwan doonaya inay mudaharaadaan: adeer waxba la akhriyaa layskama doodo uun soo ogow marka hore sababta loo diiday! haday aqoon la’aan noqotana cidina kamay qaad cun badanayn oo kamay jaahilsanayn tuugtii udub hadaad weliba soo celiso qoraal kale iyaga ayaan midh midh uga dhex bixi doona
Golis-chickenboy,
Yey matalaan labadan gole ee aad sheegaysaa? Miyyaanad ogeyn in aanay wax sharci ah oo ay
meesha ku joogaan jirin oo waqtigoodi beri hore dhammaaday? Ma kuwwan qadada lagaga dhamaysanayo
waxa ay xukuumaddu doonayso aayyaad goleyaal cid matala ku sheegaysaa?Tuugna hadalkeedaba daa.
Cali jigin bikh.Kulmiye yaa tuug badan sow tan maaalin walba midbaa boqolaal kun lunsaday la leeyahay.
Malaa tuugta kulmiye indhaahaaguna ma arkaan dhegahaaguna ma maqlaan? Udub hadday wax cunayeen
dadkay wax ka siinayeen kuwwan kulmiyena way urursanyaan.Labadaa tuug keebaa wanaagsan illayn midnna
wax uu leeyahay maaha e.Misse adigaa woxoogaa kaa soo gaadhaa oo tuug kalkaal baad tahay? Waa siday u
eegtahay.
mustafa niicle
Waxba magaca kolba ha soo bedelan markaan tunka kugu dhegay- adeer wakhtigii udub wuu dhamaaday waxaanu ku noqday halkii laga soo bilaabay-laalays ayuu la tegay badhi badhi intaa doorashada degaanka ka hadhayna wuu u sii khalaawaynayaa idinku maxaad maanta haysaan? nothing at all-hebel baa sidaasa, heblaayo ayaa waxan haysa- waanu ooyaynaa. any way waxaan sugu kari la ahay intuu muuse qabsanayo bal inaad odhan waydo hjecladaan ximinayay gob gobi dhashay bay ahayd!
Golis-chikenboy,
Marka hore jaahil baad tahye magacayga maan badalin.Marka labaad anigu xisbi baan ka hadlay ee
qabiil kamaan hadlin.Xisbigaygii baad cayday anna xisbigaagii baan caayey.Markaa amma afeef hore
lahaw amma adkaysin dambe.Ta kale Muuse biixi hadduu qabsado ma reerkoodaa la wareegaya xisbiga?
Oo markaa ma adigu ma Nasiyaad ku wareegaysaa? Any ways caydaana adigaa iga keenay oo ku horeeyey
oo xisbi la caayaa xisbi la caayo ayyuu leeyahaye cayda iska daa haddaanad doonayn in cay laguugu jawwaabo.
- Great first post!I’m glad we finally have the ball rloilng. We’ll be making a lot of progress this spring and hopefully have a solid foundation by summer.