Hees Cusub Uu Soo Saaray Abwaan Maxamuud Xuseen Koofiyo “SOMALILAND DALWEEYAAN”
Denmark(Oodweynenews)- Waxaan jecelahay inaad nala dhegaysataan Hees cusub oo magaceeda la yidhaahdo SOMALILAND DALWEEYAAN , Heestan oo aad u qiimo badan waa Heestii ugu danbaysay ee loo sameeyo Jamhuuriyadda Somaliland oo inta badan ay Abwaaniinta Wadankooda jecel u Sameeyaan Heeso, Heestan waxa lagu sameeyey Dalka Denmark, Waa Ereyadii Abwaan Maxamuud Xuseen Koofiyo, Laxankii Muuse Saxar waa Music iyo Duubistii Cartan iyo Codkii Macaanaa ee Khadar Dheere, ee dhegaysi wanaagsan:—
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Oodweynenews.com/Denmark





























asc waaaaah waaaaaaaaaah hees macaaan thnks abwaankaa masha aalh hees fiican xalkaa ka wad bro — gobenemado waa gop iyu dowld caln dad kaygu xor weyan iyu calnoow of caleeek afkaaaga caano logu qabey akhii l;1
asal asal hees abwaanku waa abwaan jira waa abwanada dhalinyaro ah waa abwaaka qarniga kalinta kobaad ku jira.
Koofiyo waxaan filaya heesti Naylaha duduu oo dooxa gee inuu isagu leyahay
thanks abwaan
Abwaan (Maxamuud Xuseen Koofiyo)waa fanaan da.yar oo runtii safka hore kaga jira bahda fanka iyo suugaanta.waana loo bahanyahay in la helo,dhalinyaro halkaas ka sii wadi kara fanka iyo suugaanta…marhadii Odayadii xilkoodii guteen.Abwaan Koofi Sxb salaan sare.
maash Allahaa, waxaasaa Abwaan ah. Waxaanu aad ugu faraxsanahay heestan macaan ee wadaniga ah ee uu Abwaanka da’da yari ku fara yaraystay. Waxaa fursad weyn noo ah in aanu dhegeysano Abwaanka heesihiisa mucjisoo- yinka ee ka soo burqanayaa maskaxda da’da yar. Noolow Abwaan Noolow.
Mohamud/Joorje
Birmingham Uk
yaan lagu waaline xaga diinta u baydh ookuma lihi shabaab noqo laakiin waxa aan ku leeyey hor illay u samee hees macaani adiga qaadaya iyo ka sameemyey toona wax uguma fadhido thankkkkkkkkkks
Waar waxaas iskaa daayo oo, murayadan fanaanku tolow halku ka iibsaday waan ka helay ee.Waliba midabka laftiisa.
kkkkkkk nuura abwaanka waalaguu hyaa, ha u biqin, maansha lah sxb aad baa kuu soo dhaweeneenaa waana ku tageeranaa
naago wada waalan nura iyo mid ayaan la yidhaa oo qaadka cunta fartii la taagaba waxay iska dhigaysaa markhaati iyo wax jacayl hayo qof walba way doonaysaa
thanx abwaanka
dhamaan mudanayaal iyo marwooyinba aad iyo aadbaa umahadsantihiin dhamaantiin
sida sharafta leh ee aad igusoo hambalyeysen ana waan idinka gudoontey
waxanse raba inaan lahadlo ninka layiraahdo yaxaas yaxaasow dumarku way ina dhaleen
marna waynu dhalney marna way inoo dhaxeen soomalimimo iyo islaamnimo toona
kuma fiicana in hablaha la aflagaadeeyo diina waad nagu waa nineysey waanad caytamaysaaye
bal dib isugu noqoo labada jeer keebad miyirqabtaa keebaadse waalantahay yaabnay anaguye
Alla abwaankaan ayaa igu soctoo qurux badnaa heestana caadi mahaa abwaan halkee laga heli karana ??? Waa Halis Nafteeyduye sidee kugu heli karaa abwaanoow alla okiyalaha caadi mahaa
yaxaas cami maxa ku dhibay ee hablaha kugu nabay bilaha ramadan niinyahow ka yara foof dumarka laguma bakhtistee meel kasta inaan unbad ku cayaysa waa ku side niinyahow xisaab ku dar meeshu waa net cami ma joogtid …………. daganan muuji cami markad aragto hablaha wayo milgahena ma aha inaynu cayno dumarka hadi kale magaca soo badalo nimco iyo ubax la soo baxo cay markas sidaasna waxban ka gartaye ……………………. ….ramadan kariim
hejj aboo
i love you
kk. khaan Xaaji maxaggan ayaad imika iskaga cawaysaa beryahan waad joojisay hawraaartaadiidee. Ma is tidhi qoladii ku weerartay way kula fuqeen. lol
I agree! I love Snooks, she seems like a funny, really nice serpon. J-Woww is also great for laughs. Mike is an a******, Pauly and Vinny are sweeties, Ronnie can just gtfo, because who are you? (hee, Snooki quote), and Sammi is so dumb for going back to Ron, I have no sympathy for her anymore.And I hate how people are always bashing Jersey Shore. I bet the people that hate on it have never even seen it. It’s just a funny show and a good way to spend Thursday night. Just because people watch a show about promiscuous people doesn’t mean they’re going to go out and sleep with the first serpon they see. It’s just a tv show people, it’s entertainment, not the devil like some of you think.
Happy Belated Birthday on Thursday Heather. I actually typed out a text to send you and then rielezad I dont have your cell # for some reason? Sorry I didnt get this b/d comment to you on Thurs. Hope you had a wonderful day. Did ya’ll get to do something fun? Happy Birthday!