Waraysi Dheer Oo Aanu La yeelanay Abwaanka wayn ee caanka ah Maxamed Xasan Jaamac (Dhaglas)
London(OWN)- Waxa aanu jecelnahay in aanu usoo gudbino dadweynaha qiimaha badan ee ku xidhan shabakadda wararka ee Oodweynenews.com Waraysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya oo aanu la yeelanay Abwaanka Wayn ee caanka ah waa Abwaan Maxamed Xasan Jaamac (Dhaglas) oo ku nool Magaalada London ee wadanka boqortooyada Ingiriiska .
Waxaana uu Abwaanka waraysigan kaga waramayaa sooyaalkii taarikhdiisa ee fanka intii uu kusoo dhex-jiray, iyo Heestii uu soo saaray dhawaan ee DUCO, Waxana Waraysigas dheer ee khaaska ah ka qaaday wariyaha Oodweynenews ee magaalada London Ibrahim Armani, ee dhegaysi wanaagsan:– Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Oodweynenews.com





























