dham,aan qaybaha kala duwan ee jahliyada wadanka switzerland oo dhabaal tacsiya u diraaya marxuum guray aadan dhabarlow oo ku geeriyooday magaalada ceerigaabo
tacsi inaa nilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
geeri waa xaq laakiin waxay lee dahay xanuun
dhamaan jahliyada wadanak switzerlnad waxay
tacsi tiiraanyo badan u dirayaan marxuum
guray aadan dhabarlow oo ahaa xildhibaan ka
tiran golaha degaanka ee caasimada ceerigaabo
oo maanta ku geeriyooday waxan ilahay uga baryeynaa
marxuumka in uu janadii farduusa ka waraabiyo samir iyo iiman
ka siiyo ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday iyo
dhamaan shacabka reer somaliland gar ahaan reer
ceerigaabo dhamaan jahliyda qaybaheeda kala duwan
1) maxamed suldaan siciid suldaan cali
2) guurti ibraahim sheekeye
3) gudoomiye eng; c/risaq aadan shaagle
4) g/x/ axmed cumar nuur badlugeeye
5) aniisa farax ducaale farax yare
6) axmed siciid cali afcas
7) khadra maxamed degel
c/naasir
9) axmed yuusuf joofane
10) foosiya feged
dhamaan dadkan oo ah jahliyada ku sugan wadanka
switzerland waxay dhabaal tacsiya u dirayaan marxuum
guray aadan ilahayna janadii farduusa ha ka waraabiyo
ayaan lee nahay samir iyo iimana ka ka siiyo
ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday
aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamin
by ahmed yuusuf joofa
INAA LILAAHI WA INAA ILEEHI RAAJICUUN.
wAXA AANU HALKAN TACSI UGA GUDBINAYNAA AXMED GUREY AADAN DHABARLAW OO AABIHII GUREY AADAN DHABARLAW aLLAH NAXARIISTA FARDAWSA HA KA WARAABIYEE , KU GEERIYOODAY MAGAALADA CEERIGAABO.QOYSKII IYO QARAABADII MARXUUMKU KA TEGEYNA ALLA SAMIR IYO IIMAAN HA KA SIIYO.
AXMED INA GURAY OO AAD UGA HALGALA DHAQDHAQAAQA URURKA EE AAGA HOLAND WAXA SI GAAR AH TACSI UGU SOO TEBINAYA;!) Jaamac Xasan Cabdi-Dheere 2)Maxamed Cali Dheere 3)Yuusuf Jaamac Ismaaciil 4)Siciid Cali Faras 5)Maxamed Xoogsade 6) Xuseen Ducaale Daanbir 7)Siciid Ilbir 8)C/Rashiid Ducaale 9)Imaaciil Jaamac Cali 10) C/Rasaaq Maxamed Jaamac 11)Mahdi Maxamed Aadan 12)Axmed Cabdullaahi Digaale 13)Ibraahin Faarax Cali
halkan waxan tacsi uga diraynaa yasiin guray aadan oo maanta aabihii ku goriyoday ceerigaabo ale hawnaxariisto janadii fardowsana ale ha waraabiyo inagana samir iyo iimaan ale haynaga siiyo waxa tacsida diraya jaalida ceerigaabo ee ssudan jub ahmed jama aadan qodax cabdale ahmed laangadhe siciid jama muuse ahmed xusen dhako shiine abdiraxman muuse ahmed mahamed jama cilmi shuriye
waxaan halkan tacsi uga diraynaa dhamaan reer guray aadan dhabarlow waxaan lee nahay ilahay samir iyo iiman haydinkasiiyo guray aadana janadii farduusa ha ka waraabiyo guray adan dhamaan wuxuu ka tegay umada reer ceerigaabo waa layey ka baxay umada ku nool gobol sanaag waxaana tacsidan dirayaa ururka samafalka ee wadanak swedan ka dhisan
waxaan halkan tacsi uga dirayaa sxbkay axmed guray aadan oo aabi ku geeriyooday caasimada gobolka sanaag ee cerigaabo ilahay waxaan uga rabyayaa in uu janadii ka waraabiyo aaaaaaaaaaamin dhamaana umadii uu ka ka tegay samir iyo iiman ka siiyo aaaaaaaaaaaaaaaaaaamin
Thanks for your restaurant nndommeecatiors. As an occcasional visitor to NYC, I’d rather count on real people who have endorsed restaurants rather than critics. I’m always looking for good eating establishments that are off the radar. I look forward to my next visit and will keep a copy of your choices inside my wallet. Thanks again and Happy New Year!