Home » Hambalyo You are browsing entries filed in “Hambalyo”

Hambalyo wacan: CABDIRISAAQ XAAJI IBRAAHIM iyo boqorada WARDA CABDIRAXMAAN XASAN

Hambalyo wacan: CABDIRISAAQ XAAJI IBRAAHIM iyo boqorada WARDA CABDIRAXMAAN XASAN

hadaanu nahay jaaliyada somaliland ee france waxaanu hambalyo iyo boogaadin u diraynaa meherka boqorka CABDIRISAAQ XAAJI IBRAAHIM iyo boqorada WARDA CABDIRAXMAAN XASAN  oo maanta o ay taariikhdu tahay  16/05/2012  uu ka dhacay  magaalada hargeysa gaar ahaan hotel SHIRAAQLE  waxaanu ilaahay uga baryeynaa inuu ilaahay ka dhigo reerkii barwaaqaysta e ubad khayr qaba kala hela kana [...]

May 16 2012 | Posted in Articles, Hambalyo | Read More »

Hambalyo meher: MUDANE ABDIRISAAQ XAAJI IBRAAHIM IYO MARWADIISA WARDA ABDIRAHMAN HASSAN

Hambalyo meher: MUDANE ABDIRISAAQ XAAJI IBRAAHIM IYO MARWADIISA WARDA ABDIRAHMAN HASSAN

MAANTA OO AY TAARIIKHDU TAHAY 16/5/2012 ANAGOO AH DADKAN HOOSKU QORAN AH WAXAAN HAMBALYO IYO BAGAADIN  U DIRAYNAA MUDANE ABDIRISAAQ XAAJI IBRAAHIM IYO MARWADIISA WARDA ABDIRAHMAN HASSAN OO MEHERKOODU KA DHACAY MAGALADA HARGAYSA  GAAR AHAAN HOTEL SHIRAAQLE .   1.ABDIRAHIM MAHAMED ABDI IYO XAASKAYGA CANAB ADAN SALAYMAN IYO WIILKAYGA SUDAYSI ABDIRAHIM MAHAMED 2.MAHAMED YUFUF FARAX [...]

May 16 2012 | Posted in Articles, Hambalyo | Read More »

Hanbalyo Meher: Abdirazaq Haji Ibrahim Iyo Marwadisa Warda Abdi Hassan

Hanbalyo Meher: Abdirazaq Haji Ibrahim Iyo Marwadisa Warda Abdi Hassan

  Dhaman REER Cabdilahi Muse Iyo Reer iIlkacase Dal iyo dibadba waaxay Hanbalyo Meher u dirayaan Abdirazaq Haji Ibrahim Iyo Marwadisa Warda Abdi Hassan. Ayeeyo Casha Abokor Warmooge Hooyo Sahra Abdilahi Xasan Habaryar Safiya Cabdilahi Xasan Habaryar Carfi cabdilahi xasan Habaryar Kinsi cabdilahi xasan Habaryar Amina Cabdilahi Xasan Abti Farxan Cabdilahi Xasan – Farxan ilkaCase [...]

May 16 2012 | Posted in Articles, Hambalyo | Read More »

Hambalyo Meher Wacan: Boqorka Abdirazaq Haji Ibrahim Marwadiisa warda cabdiraxamaan xasan

Hambalyo Meher Wacan: Boqorka   Abdirazaq Haji Ibrahim    Marwadiisa  warda cabdiraxamaan xasan

  Hambalyo meher wacan Boqorka   Abdirazaq Haji Ibrahim    Marwadiisa  warda cabdiraxamaan xasan   oo meherkoodu ka dhacay magalaada madaxda  ee gobolka  togdheer burco,manta oo ay tahay bishi 16 may 2012   Dhammaan dadka  halkan hoose ku qorani waxay Hanbalyo iyo boogaadin aan lasoo koobi karin u dirayaan Meherka Abdirazaq Haji Ibrahim    Marwadiisa  warda cabdiraxamaan xasan   oo meherkoodu ka dhacay magalaada  ee gobolka  togdheer burco Zaki Abdi bacaw iyo [...]

May 16 2012 | Posted in Articles, Hambalyo | Read More »

Aroos Wacan: boqorka iyo boqorada Cabdicasiis Cabdiraxmaan Jaamac Iyo Samsam Axmed Jaamac

Aroos Wacan: boqorka iyo boqorada  Cabdicasiis Cabdiraxmaan Jaamac  Iyo Samsam Axmed Jaamac

Aroos Wacan Eedo Cadar Xuseen Iyo Dhammaan reer Cabdiraxmaan Jaamac oo kala ah; Fatxiya Cabdiraxmaan, Hodan Cabdiraxmaan, Mukhtaar Cabdiraxmaan, Khaalid Cabdiraxmaan, Maxamed Cabdiraxmaan, Mustafa Cabdiraxmaan, Faysa Cabdiraxmaan, Faaduma Ducaale Xadi. Dhammaan Dadkan oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibediisa. Waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi Karin hawada u marinayaan boqorka iyo boqorada Cabdicasiis [...]

May 16 2012 | Posted in Articles, Hambalyo | Read More »

HANBAALYO MEHER : Mudane Abdirisaq xaaji ibraahim Abdulaahi iyo Marwo Warda Abdi Xassan

HANBAALYO MEHER : Mudane Abdirisaq xaaji ibraahim Abdulaahi iyo  Marwo Warda Abdi Xassan

Waxaan halkan Hanbaalyo iyo Duco uu marinaya Mudane Abdirisaq xaaji ibraahim Abdulaahi iyo  Marwo Warda Abdi Xassan oo Maanta oo Taariikhdu tahay 16.05.12 Meherkoodu ka Dhacay  Magaalo Madaxda Gobolka Togdheer ee Burco, dhamaan dadka hoos ku qoran waxaay leeyihiin   Mudanaha iyo Marwadaba Noqda labadi isku wara Ubad khayrqabana kala hela  aamiin Dadkan kala ah Abdirahman Ahmed [...]

May 16 2012 | Posted in Articles, Hambalyo | Read More »

Hanlayo meher wacan: cabdir rizaaq xaaji ibraahi iyo marwadisa warda cabdi xasan

Hanlayo meher wacan: cabdir rizaaq xaaji ibraahi iyo marwadisa  warda cabdi xasan

waxan marka hore halkan uga ma hada celinayaa shabakada caalamiga aha ee oodweynenew sida ay markasta diyaar noogula   tahay warka xaqiiqada ah iyo waxa kasta oo aduunka ka dhaca walaal wad mahasanti ilaahay yadin la garb galo hawsha aad haysaan aniga oo ah faysal cismaan xasan iyo marwadayda samira haybe cabdi iyo inantayda nawaal faysal cisamaan [...]

May 16 2012 | Posted in Articles, Hambalyo | Read More »

HAMBALYO MEHERKA Mr,saadaad Said Hassan & Marwadisa, Nimco Mahamed Ibrahim

HAMBALYO MEHERKA  Mr,saadaad Said Hassan & Marwadisa, Nimco Mahamed Ibrahim

Dhamaan Jahliyada Somaliyeed ee ku dhaqan TROLLHÄTTAN waxay halkan uga hambal yeynaysa, Mr,saadaad Said Hassan & Marwadisa, Nimco Mahamed Ibrahim,Oo meherkodu ma dhacay dalka SOMALILAND,gaar ahaan Magalada BORAO hottel BARWAAQO (Hadaba Waxaan leyahay, Labadiinan is cashaqay waxa so can qariyey hoyoyin caaniyo abayaan ciseyiyo dhamaan cashiradina calanka idiin lulaya duco idinku cuurne aloow curado wiileh [...]

May 15 2012 | Posted in Articles, Hambalyo | Read More »

HAMABLYO MEHER FARXADLEH WA SHARMARKE CIISE MAHAMOUD IYO MARWO KHADRA ABDI XARIIR,OO KUNOL YURUB MEHERKODUNA KA DHACAY BURCO.‏

HAMABLYO MEHER FARXADLEH WA SHARMARKE CIISE MAHAMOUD IYO MARWO KHADRA ABDI XARIIR,OO KUNOL YURUB MEHERKODUNA KA DHACAY BURCO.‏

Hambalyo Hambalyo Meher Wacan Wa Sharmarke Ciise Mahamoud, Iyo Marwdaiisa Khadra Abdi Xariir Oo Ku Nool  Finland Iyo Farance Meherkoduna U 14..05..12 Ka Dhacay Magalo Madaxda Gobalka Togdheer Ee Burco waxan Leenahay gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax Noqda Ilaahayna haydinka Dhigo Kuwa La Kulama Barwaaqo Iyo Basha Bash Iyo Awlaad Khayr Qabta Aamiin. Waxa Hambalayadan Diraaya dadka hoo s ku qoran Ibraahim [...]

May 15 2012 | Posted in Articles, Hambalyo | Read More »

HAMBALYO DHALASHO OO LOO DIRAYO DEEQ SHEEKH ISMAIL OO GABARI U DHALATAY.‏

HAMBALYO DHALASHO OO LOO DIRAYO DEEQ SHEEKH ISMAIL OO GABARI U DHALATAY.‏

Dhamaan ilma sheekh ismaaciil waxay hambalyo dhalasho u dirayaaan walaalkood Deeq Sheekh Ismaaciil iyo Marwadiisa Sabaax Maxamed Wacays, oo gabari ugu dhalatay  09/05/2012. magaalada Daresalam ee Dalka Tanzania, islamarkaana loo bixiyey, Suhuur Deeq Sheekh Ismaaciil. Waxa kale oo hambalyo taa lamid ah diraya asxaabta iyo eheleda ku kala sugan dunida daafaheeda. waxaanay Suhuur ilaahay uga baryayaan inuu ka [...]

May 15 2012 | Posted in Articles, Hambalyo | Read More »