Home » Tacsi You are browsing entries filed in “Tacsi”

TACSI Commissioner Abdifatah Ibrahim Sh oo aabihii xalay ku geeriyooday magaalada Hargeisa.

TACSI Commissioner Abdifatah Ibrahim Sh oo aabihii xalay ku geeriyooday magaalada Hargeisa.

INAA LILAAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN   Aniga iyo qoyskayguba waxaanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Commissioner Abdifatah Ibrahim Sh oo aabihii xalay ku geeriyooday magaalada Hargeisa. Waxaanu marxuunka Illaahay uga baryaynaa inuu dambigiisa dhaafo, Janadii Fardawsana ka waraabiyo, qaraabadii iyo eheladiina Samir iyo iimaan ka siiyo. Amiin   Eng. Abdillahi Hassan Amay Xubin Gudida [...]

May 17 2012 | Posted in Articles, Tacsi | Read More »

Mas,uuliyiinta Xisbiga UCID & Taageerayaashooda oo Tacsi u Diraya C/fataax Ibraahin Sh oo Aabi Geeriyood

Mas,uuliyiinta Xisbiga UCID & Taageerayaashooda oo Tacsi u Diraya C/fataax Ibraahin Sh oo Aabi Geeriyood

Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID, Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga, Guddida Fulinta, Xubnaha G/Dhexe, G/Haweenka, G/Dhalinyarada iyo dhamaan Taageerayaasha Xisbiga UCID waxay tacsi u dirayaan Xubinta KMQ ee Xisbiga C/fataax Ibraahin Sh oo ay ka tacsiyaynayaan, geerida ku timi Aabihii marxuum Ibraahim Sh oo habeenkii xalay ku geeriyooday Magaaladan Hargeisa

May 17 2012 | Posted in Articles, Tacsi | Read More »

Tacsi: Marxuum Ibrahim Sheikh Hassan

Tacsi:  Marxuum Ibrahim Sheikh Hassan

الَّذِينَ إِذَا أَصَابَتْهُم مُّصِيبَةٌ قَالُوا إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ ﴿١٥٦﴾ أُولَٰئِكَعَلَيْهِمْ صَلَوَاتٌ مِّن رَّبِّهِمْ وَرَحْمَةٌ ۖ وَأُولَٰئِكَ هُمُ الْمُهْتَدُونَ Illaahay Naxariistii Janno Ha Ka Waraabiyo Marxuum Ibrahim Sheikh Hassan oo goor dhaweyd ku geeriyooday Hargeisa 16/05/2012. Waxan Tacsidan aan u dirayaa Qoyskii gaar ahaan Eng. Abdi fatah Ibrahim Sheikh, Ehelkii iyo dhammaan Beesha uu ka baxay, waxanan Illaahay [...]

May 16 2012 | Posted in Articles, Tacsi | Read More »

Tacsi: Marxuumad Caasha Siciid

Tacsi: Marxuumad Caasha Siciid

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Rajicuun.Kulunafsin Daaiqatul mawd DHamaan qooyska Reer Gamuute, anagoo aad uga tiranyaysan waxanu tacsi u diraynaa Ilma Haybe Gaagale geeridii naxdinta lahayd e ku timi hooyadood Caasha Siciid oo ku geeriyootay magaalada Hargeeysa Aabe Nuux Gamuute Hooyo Aamina Maxamuud Ubaxle Ibraahim Nuux Gamuute Deeqa Nuux Gamuute Suleiman Iiman Gamuute.

May 16 2012 | Posted in Articles, Tacsi | Read More »

TACSI: INAA LILLAHU WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN‏

TACSI: INAA LILLAHU WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN‏

INAA LILLAHU WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN marka hore waxaas salaamayaa bahda saxaafada marka labaad waxaan tacsi u dirayaa dhamaan dadweynaha reer somaliland  dadka ku nafwaayay iska hor imaadka saaka ka dhacay duleedka caasimada somaliland ee hargeisa  waxaan leeyahay intii dhimatay ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo  inta dhaawaca ah na ilaahay ha u fudeeyo shacab iyo [...]

May 15 2012 | Posted in Articles, Tacsi | Read More »

TACSI Marxuum Dr Cabdishakuur Sh Cali Jowhar

TACSI Marxuum  Dr Cabdishakuur Sh Cali Jowhar

Dhamaan reer Xaaji Saalax London & Sheffield UK waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Marwo Amina Cabdi Jaamac Isteeg (xaaskiisa) Iyo Kinsi & Sucaad Abdirashiid X.A Qulunbe iyo dhamaan reer Sh Cali Jawhar ayakoo ka tacsiyadeenaya geerida naxadinta leh ee ku timi Dr Cabdishakuur Sh Cali Jowhar oo ku geeriyoodey shil baabuur oo ka dhacay wadada u [...]

May 15 2012 | Posted in Articles, Tacsi | Read More »

Tacsi: Marxum Muuse Muraase Xujaale

Tacsi: Marxum Muuse Muraase Xujaale

  Guud ahaan bahda Oodweynenews iyo jaaliyada gobolka daadmadheedh  ee UK oo tacsi u dirayaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday marxuum muuse  muraase xujaale oo maanta   ku geeriyooday magaalada hargeysa. Waxaanan  ilaahay uga baryaynaa inuu jannadii fardawsa ka wraabiyo ehelkii iyo qarabadii uu ka baxayna inuu samirka iimaan ka siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin   [...]

May 14 2012 | Posted in Articles, Tacsi | Read More »

HANBALYO MEHER WACAN‏ boqorka iyo boqoroda sharmaake ciise maxamuud iyo khadra cabdi xariir

HANBALYO MEHER WACAN‏ boqorka iyo boqoroda  sharmaake ciise maxamuud iyo khadra cabdi xariir

dhamaan dadka hoos ku qoran oo wada degen wadanka france waxay hanbalyo qaliyah u dirayan    boqorka iyo boqoroda sharmaake ciise maxamuud iyo khadra cabdi xariir  oo meherkaadu maanta oo bishu tahay 14/05/2012 ka qabsoomey caasimada togdheer  hutel cigaal  waxaan uugu duceynaynaa ducadii rasuulka (csw)  barakalahu laka wabaraka calayka wajama baynakum filkheyr ilahay haydninka dhigo labadii nolosha farxad [...]

May 14 2012 | Posted in Articles, Tacsi | Read More »

tacsi ururka WADDANI burco‏

tacsi ururka WADDANI burco‏

  INAA LILAAHI WA INAA ILEEHI RAAJICUUN annaga oo ah  taageerayaasha ururka WADDANI iyo madaxda ururka WADDANI heer gobol waxaanuuhalkan tacsi tiiraanyo leh ugu diraynaa qosykii iyo qoraabadii iyo guud ahaanba shacab waynaha somaliland ee uu kabaxay  marxuum DR .cabdishukuur sh.cali jawhar marxuumkaas oo ahaa  halyaay qaran shacbwaynaah s/landna ay tabayaa waxaanu illaahay uga baryaaynaya [...]

May 14 2012 | Posted in Articles, Tacsi | Read More »

TACSI INA LILAHI WA INA ILEYHI RAJUCUN‏

TACSI INA LILAHI WA INA ILEYHI RAJUCUN‏

dhaman jahliya somaliland ee dalka switzerland waxay tacsi tiranyale halkan uga diraysaa ehelkii ubadkii qarabadii iyo asaxabtii uu ka geriyoday dr. a/shakur shekh cali johar ilahay samir iyo iman haynaga siyo marxunkana janadi fardawsa alaha ka warabiyo amiiiiiiiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiiiiiiiiiiin mustafa cisman gul switzerland

May 14 2012 | Posted in Articles, Tacsi | Read More »