INA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN Aniga, Xiis Ibrahim Koshin, oo ku hadlaaya magacayga iyo kan qoyskayba waxaan tacsi u dirayaa dhammaan eheladii uu ka geeriyooday marxuun DR. Abdishakur Sh ali Jowhar. Ilaahay ha u naxariisto inana ha inooga daba naxariisto. Marxuusnkaasi waxaa uu ka mid ahaa dadka faro kutirska ah ee bulshada Soomaaliyeed dareemi [...]




































